site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

911 iyo Naagaha Toronto

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): 911 iyo Naagaha Toronto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Observer

Friday, June 30, 2000 - 08:34 am
Ar maxaa kala qabsaday Toronto, 911, nin somali, naag somali iyo cajuuso (feminist).
intaa markii meel la isugu geeyey waxaa ka soo baxay:
1; wiil 911 loogu wacay oo aqalkiisii laga saaray loona diiday xitaa ciyaalkiisii inuu arko.
2;Ciyaal aan aabo lahayn oo tarbiyadii ka xumaatey.
3; ilmo aan quraanka la barayn oo dhaqankii madowga ama jamaicanka qaatay.
4, raggii oo magaaladii ka yaacan una firdhaday aduunka iniisa kale si eey nolol cusub u bilaawaan.
5; gabdhihii laga tegay oo eey jamaicankii la wareegeen iyo Chinese.
6; guurkii Toronto oo yaraaday ama raggii oo guurka ka cabsada.
7;Furiinka Toronto oo aad u badan .
8; macsidii oo badatey.
9; iyo Toronto oo noqotay meesha ugu badan aduunka xitaa Somalia ku dar ee laga helo naago soomaaliyeed oo ciyaal leh oon la qabin (single mothers)
Marka arimaha intaas weey ka badan yihiin weeyna ka waaweyn yihiin ee waad kusii dari kartaa.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Friday, June 30, 2000 - 08:54 pm
Observer
waa runtaa walaal dhibkaan ayaan gabdhaheena qaarkood ku aragnay wiilasheeniina weey xumeeyeen ee waxeey ka helaan beey leeyihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 01, 2000 - 07:17 am
obsever,

Inta la sheegayo waxaa ka fara badan inta aan la ga warqabin ama afka uu diidayo in lagu dhawaaqo,
runta marka la yiraahdo rag iyo dumar, labada dhinacba dhib waa ka yimid,waxaase dhib geeysashada u sita dumarka.

maanso ka tiriya caruur aadan dhalin oo indho yar iyo balaayo laga keenay oo kugu magacaaban?
ha isoo marina.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Saturday, July 01, 2000 - 09:42 am
Acuudka.....anaaba ka cabsaday....<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 01, 2000 - 10:25 am
clev,

iska jir hee yaan lagu ajarane,
dhexdana dhuuqso oo ha kuu asturnaado,
inta ilaah dhibka naga qaadaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 01, 2000 - 11:17 am
To Observer..
Mahadsanid waa wax u baahan in la falanqeeyo..
waxaad ilowdey wiilasha rag cadaan guursadeen..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 01, 2000 - 11:02 pm
observer, sxb wadankii ayaa iga kala daadsan naag la wasey ha ii sheegin koley ilaahba intaas uu ugu tala galee in lagu baashaalo, ee wadankii seen wax ugu qabnaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 05, 2000 - 02:55 am
Hadii aad wadankii wax u qabanaysid ogow in ay gabdhuhu ay yihiin farcanka wadanka. waani naagaha si ay dhaqankeena wax ugu taraan una kordhiyaan. adigana ha u hordseedin in aysan wax ba ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 06, 2000 - 03:00 am
naag reer galbeed iga jirto wax laga sugayo malehee, kuwa wadanka joogo ayaa wax u qaban karo, naag uu adoon soo farateystey waxba ma ii tareeso, kuwa 911-na ilaah yuusan nagu soo celin aamin, ee wadankii wax ha loo qabto.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAB

Thursday, July 06, 2000 - 08:17 am
ALL I CAN SAY TO THOSE SOMALIAN WOMEN, WHO'S CALLING 911 FOR THEIR LOVERS/HUSBANDS, SHAME ON YOUR FACES... I HOPE YOU BARN IN HELL HOE'S... AM OUT.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUUBER #1

Thursday, July 06, 2000 - 02:10 pm
saaxiibayaaloow ani faxdoo aan isla soconaa inaan guursado aan rabaa hadana waxaan islee yahay armay 360 degree ay kugu soo qaloocisaa oo lamaradaan la sheegayo ay kuugu asqaysaa ee bal niman yahoow ma tan aan hada la socdo baan guursadaa mise soomaaliya ka doontaa? bal adinkaan idiin daayayee wax ka yiraahda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Thursday, July 06, 2000 - 02:34 pm
Maxaa wareerkaas iyo raadis kuu dilaa,
kuwaan dhagaha wada duran,maad isku qaboojisid,
360 degree haddii laguula soo baxana aayar iska leexi oo iska sii jeedi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Thursday, July 06, 2000 - 04:00 pm
call her on 911 before she does!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNAFAQ

Friday, July 07, 2000 - 01:54 pm
ASALAMU CALEYKUM
RAGOW MAXAA KEENEY 911 IN LAGU WACO NINKA MA IS WEYDISEN HEE MISE NAGAHA CAYDODA AAD KA HESHAN
HADA NAGAHII WEY ILBAXEN OO AYAGAA LAGU YEERA 911
WALI MA MAQLIN MIYANA NIN 911 WACDEY OO DHAHAYO AR IGA SOO GARAA OO QOR SAGARO AYEY IGU HEYSA EE NAAGTEYDA LOL@@@@@@@@@ HA IDINKA SARTO HEE 911

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 12:32 am
ka daran oo dibi dhal ahaa.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Saturday, July 08, 2000 - 03:15 pm
this is da new mellenium man.....U better make dat call before she does!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIINTOOYKANIINI

Sunday, July 09, 2000 - 12:12 am
:)) WOOOOOOOOW MUNAFAQ ADIGA HORTA SHE MAA TAHAY MISE HI? TEDA KALE NAGTA 911 LOOGU WACAYO MA NINKEY KA XADAY XOOLIHIISI=BISTOOLADIIS UU KU DAGALAMI LAHAA LOL II SOO KALA CADEE SIS/BRO
IGANA RALI NOQO HADAN WAX KUU DHIMAY AQOONLANATA WAX KASTEE KENTAYE LOL TEDA KALE 911 MA INDHO FURBAA MISE WAA ILBAXNINO HADAA AWOODO IN AADIGA JABATO SUASHAYDA QALDAN WANKU FARAXSANAN LAHAA!


HI Michigan

MAXAA ILA SOO SOCOD SIIN WEYSAY NEW MELLENIUM SHARCIYADA CUSUB EE KU SOO KORDHAY lol
LIKE NIN IN UU WICI KARO 911 HADA IS ILALI WAYEHAYE CAJIIB ALOW QAAADALE YASHA NA MOOTI HADII KALE SACAD WALBA OO JAAD SOO GALO MAGALADA INTEY KAA XOOGAAN LACAGTA CARUURTA UUNA KUU DHIBI 911 IYO GALO MADOW LOL

KANINI IYO CUDUR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Sunday, July 09, 2000 - 05:57 pm
i see this room is 4 the loosers, no comments, good-day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Monday, July 10, 2000 - 03:32 am
oooh yea dat was one of da new mellenium rules....n' more are on their way to follow.........ooh i heard da price of Jaad was going up Xiintooykaniini.......damn.....u know dat means more 911 calls.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

`dhuusaye

Monday, July 10, 2000 - 10:10 pm
Dhuuso yaa caloosheyda ku wareege?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Tuesday, July 11, 2000 - 02:30 pm
WHAT?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Tuesday, July 11, 2000 - 05:36 pm
michigan
huh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Tuesday, July 11, 2000 - 09:37 pm
Naagahaaneeto dhib badanaa...? Qaamoow-qashiirka ma ku dhufataa aa ku qabaneyso....They claim they're always right and we're always wrong...?give me a freaking break...how can one be right 24/7...? waa suaal da' weynoo cubeydka daalineysee....Gabdhoow "Raajo" qalbiga iska soo saaro...Qalbi ka-kan aa noqateen...naxariistii aa luuq idinka gashay...Ar Yahuud mey la dagaalamooyaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hoda Mohamud

Wednesday, July 12, 2000 - 12:09 am
woman-hater
does the following sound familiar:
1. Coffee Shops 24/7
2. Jaad night out with the BoyZ
3. Screwing your jaad female companion
4. sleeping all day thinking what kinda cars ya used to drive back home
5. not helping with the kids
6. not helping your wives with the household chores
7.not getting an education since your fake certificates aren't accepted in canada
8.not treating your wives with respect not to mention beating her
9.Taxi drivers never come home in toronto...after their shift they go over to some hoe's house and and the next day they wake up with genital herpes

anyways..f*ck you women haters
reason that somali families in toronto contain mostly single parent(women) is cuz , they entered the country alone with their kids while the husbands were busy chasing after somali affairs.
if the men were really innocent , how come they never make effort to take care of their families.??.
This taboo about 911 doesn't exist.. it started when some alcoholik moron beat his wife to death...i live in toronto for 15yrs...i have yet to see somali fathers taking respon sability for their homes.
thanks to somali single mothers in toronto,i learned to depend on nobody but myself, i learned the true meaning of Hardwork, patience, preseverence...i dont even need a father figure, cuz my mother has been and is my father figure and more...
instead of hating single mothers, you should appraise them and admire their struggle, single mothers are strong women that made me and others strong,hardworking, individuals with strong, independent minds.
you shouldn't hold them accountable for some teens' actions, you gotta remember that
God determines everyone's destiny.

peace Losers

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARSHA BIYEEDI

Wednesday, July 12, 2000 - 05:32 am
hoda,

sis, why don't you go jibouti conference and gave your statement because you sound like sociologist.
by the way you should know how to critcize the man in polite way not F word etc capachi.

ciao bella.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Wednesday, July 12, 2000 - 06:00 am
come again??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Wednesday, July 12, 2000 - 02:09 pm
hunqaacaaaa i hayso...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 12, 2000 - 03:39 pm
gabardadow,

mugdi maad wax ku cuntay?


la sii jeedso matakaada.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat.[very Mad]

Wednesday, July 12, 2000 - 05:11 pm
Hoda

sis good point..way go ...Female power lol..

Clev

listen sir...i don't know what's burning yar lil macawiis..is daji aan ku dhehay..Teeda kale Erayga naag yaan kaa maqal mar danbe ma fahantey..Hadii 911 aa hadlee adi waxaa ka dhaceeyso...Qub Qac ma fahantey....Raajo aa sheegee ma idinkaaba lacagteeda baxin karo..Raajo maxaa loo soo saraa ma nin xun oo af huuro aa Loo naxaa oo habeenkii dhan jiifo subaxii dhana Tim-horton ku qaxweysanaayo ..i think not..c'mon u n i know better than that

To all of u Fools..

The word Naag is out of Order...ya heard....

Kit-Kat<Biteeez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Wednesday, July 12, 2000 - 05:14 pm
Hey Michigan

WHat's da # to da emergency...coz diz man cut my leg..i wanna open him infront of the police..

n how much is one stick of Qaad
charge to my Visa lol...don't get me wrong its for my Waardiyaano lol

Kit-Kat<Biteeez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Wednesday, July 12, 2000 - 09:30 pm
Hoda Mohamud......Come on'....We don't hate women...as a matter of fact,I adore them very dearly...but sometimes you ladies can be pain in the butt...but we still love ya no matter what the circumstances....

Kit-Kat...<very mad huh.?>

Speaking of "Naag""Naayaa dhii-dhiibso"..atleast i didn't come up with that one afkaaga aan ka haayaa...shalay maahee doraad if you recall...LOL!...But i wonder why ya'll get Khaki whenever the term "Naag" is mentionned...?Kiss me if i'm wrong but what's the big deal here....? Naag,Nin...wiil,gabar...habar,oday....c'mon tell me how you define the freaking word...other wise leer i-sii gacalka....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 13, 2000 - 06:41 am
kit-kat, (very mad )yaah

armaad dharka iska tuuri kartaa?
shini camal aan kugu soo shamuug san nee.

clev,

gabar/naag?

gabar Girgin daboolan.

naag Girgin baqsan.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Thursday, July 13, 2000 - 07:48 am
Clev

listen..ur half right..i did write that statement but if u recall it was in Quote"...." meaning it wasn't from my mouth..there u go..i would never say the word naag..n to answer u why does it Bugg me?? its un-polite..why can't u say..Gabar...Abaayo...Macaanto...Gacaliso..Hablo..n so on..Intii xumeedba garatee maxaa kuu diiday samaanta..Bal isku laabo ..N as for da leer..leereeso all u want aight...as matter of fact for all i care u can be Gone with Wind!!

Xamardaye

Shini aa aboow aboow..Shini qaniinyadee waa kuleshahee agoow...Shini xaar keeda lee kugu dhabooqi lahaa hee "Malab" nooh

Kit-Kat<Beeeeeeeez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Thursday, July 13, 2000 - 07:59 am
My People.....Lets all relax for a minute...Time-out....Heestaan dhagaysta.....and forget the damn 911...Okay...it's chill time...by the way these two female singers that are gonna sing the song who you think is right and vise-versa....?

http://24.113.116.77:8080/ramgen/suugan/hibo-02.rm

C....ya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaani

Thursday, July 13, 2000 - 10:27 am
Hoda mohammed ..
You go sis ..
Observer just got the answer he wanted .
So why dont you all close the topic .

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Thursday, July 13, 2000 - 11:25 am
Hoda bravo sis!

Observer, U need to observe Hall of Shame iyo nawaxigiisa.......hadaad dhihi laheed nimanka iyo naagaha Toronto is ku qabo "Qaade iyo Qariye" waaye wan kuu garabi lahaa.....

Jaale Xamardaye qalad baad fahamsantahey.....
"maanso ka tiriya caruur aadan dhalin oo indho yar iyo balaayo laga keenay oo kugu magacaaban?"

Maskiinta reer Dixon ee la dhahey nin Chinesaa cunuga ka dhaley waa been, naagta nin Somali-Arab ah oo xaas hore lahaa ayey qudbo sireed isku qabeen...
naagta waa kuwo teendhada kuguura =Aqwaanal muslimeen or Ninja, qof ogaa malaheyn uurkeeda iyo ninkeedaba calaa kuli xaal the kid looks like his dad The Somali-Arab guy...I know the father very well he looks like shiineez....
Naagta carabtey badisey madaxeed kor minjaheeda hoos ee maandhow ka har.........
peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 13, 2000 - 11:53 am
She,
Maandhaay waxaad ogaataa aniga in aan si general ah u hadlay,waxaad hubto haddii aad reerkaas ka heeyso iyo haddii kalana kala ma jecli waayo,weel iima ay san soo hoorsanin,laakiin sheekooyin badan ayaa dhacay oo kala duwan,wax maka og tahay kuwaas?
teeda kaleh qalad wuu dhacaa, xoolo nimo ha u dhaco ama caqli badni ha u dhacee, ma diidan tahay in reero fara badan ay mushkilooyin aan hadda xal loo heeynin in ay heeysato.
HIINDO,madaxa hoos lugaha kor.
dusha ayaan kaa eegay.
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Thursday, July 13, 2000 - 07:39 pm
walee horaa loo yiri xaasle jooga toronto ilaahay ceebtiisa ma asturin,,,,,,


ilaahow noo danbi dhaaf umadii rasuulkaan nahee,
adaa noo saqiray toronto imaashaheeda iyo 911ka


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Thursday, July 13, 2000 - 11:06 pm
Kit-Kat.....

Abaayo...Macaanto...Gacaliso...Huuno,samaanta ma diidin nor i'm trying to invert the term "Naag" into something awkward or dissrespect anyone at that matter...but maxaa ii habaaree walaaleey gacaliso....?What's with this <Gone with Da wind>thing...?Leer i-sii means <Let me feel your heart-beat>Inaabti~....ya know!...

Xamardaye....Shinida soo kici...gabdhahaan maroorka ha ka qaniintee...XaaaaaX!

Quite Peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Friday, July 14, 2000 - 07:56 pm
hartiyow walaagii lakiin diri,iinki weeloy,hoobo weelo si faylan iin weel,,,,,,

lol loooool xamardaye,,,,,go xamardaye

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Friday, July 14, 2000 - 11:50 pm
dacar,
inteen aadaa?
meel uma socdo inta mugdiga laga soo baxaayo,
yaa qadaan qadihee.

clev,
shinida waa edeb daran tahay, ka yaab
meelo qorax ma arag ta ah in ay gaarto.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 15, 2000 - 09:44 am
WAX LOOWACO 911 WAA TIHIIN.
NIN SOMAALI WAA QANIIS. WANA JAHIL MELKASTO UU
JOOGO.WAXAA KA ADAGTIHIIN INAA NAAGAHA AAD CAYSAN. OO DHISHAAN AYADOO WAX DHASHAY OO UBAAHAN NAXARIIS.SHARAFTIINA WAA 911 IYO XABSI
QANIISINAYAHAY OO GUSKA WADA MADOOW SILKA HOYADIIN WASA. XARAAN YAHAY OO MEEL LAGA KEENAY LA AQOON.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Saturday, July 15, 2000 - 10:30 am
Anonymous

ahahahhahha gax gax gax gax ..fiq fiq ..qaf qaf ..cixi cixi.

bes ka dhehbo maaskiinta Tiibasho aaba ku ridee...ezy girl/boy

but hey am loughing my cholocate off lol..wagagax wagagax ahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Saturday, July 15, 2000 - 11:02 am
Damn...This last Anon was Xaasid idaa Xasada...anaaba lafaheyga uga cabsaday....Dhib badanaa....Cubeedkeena maxaa tusay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 15, 2000 - 11:14 am
ANON,

ma foorjo gooysay?

madoowgaa ku hursan.

ee walbo kaada ma yahay bianco?

waa qof iska xanaaqsay ha u bixina.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 15, 2000 - 11:21 am
by anonym on15july 2000

saaxiibayaal xamardaye iyo asxaabtiisaba marka hore waad salaamantihiin,
kadib aniga waxay ilatahay ineysan ahayn arin fiican inlacaayo dumarka, sababtooah waa hooyooyinkeen walaaleheen habaryaraheen eedooyinkeen iyo ayeeyooyinkeenba,
marka intaad caynlahayd wax usheeg,
waani, khaladka kasax, ogow inqofwalba uu khalad kadhicici karo xataa adiga.
ugudanbayntii gabdhaha jooga toronto waxaan idin leeyahay bal idinkana xaalada dejiya raggii toronto iyo north ameerika oodhan cabashadoodii
dunida way kubatay, waxayna nagu soogaaraysaa
north europa ama scandnavia gaarahaan stockholm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Saturday, July 15, 2000 - 04:20 pm
Yeah whatever............you guys are jelous......of us..........that is why you talk about us you know Women..........Can't leave with them Can't leave without them.....


Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Flash BACK

Sunday, July 16, 2000 - 10:53 am
You are really stupid. My dog has more brains then you.

with ya 'yeah whatever',

evidence of a stupid demented dog who thinks she has a fly mouth. All the wile the droull is drouling out of ya mouth.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Sunday, July 16, 2000 - 04:02 pm
Ok..........................mr flash back....... do you get flash front too......................let me know......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Sunday, July 16, 2000 - 05:51 pm
GREAT NEWS FOR ALL SOMALI MEN:

After a great deal of effort and expense I have finally succeeded in mass-manufacturing a small boobytrap device you can connect to your telephone that selectively disables the 911 function on your telephone. The device has a built-in sensor that can identify the gender of the caller and if the caller is female the 911 function is disabled.

for three easy installments of $19.99 this great device that will restore the peace in your marriage can be yours. Once again you can be the one wearing the trousers in your marriage for a measly $19.99 a month.

The first 100 callers will also receive a genuine rhinoceros-hide whip for those occasions when the wife misbehaves.

Operators are standing by so make the call at

1-800-EMPOWER........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Monday, July 17, 2000 - 03:58 am
what if your wife doesn't kow how to dail..........do i still need da boobytrab divice?.......huh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Monday, July 17, 2000 - 12:43 pm
Dialling 911 is the first thing they are taught after they get off the plane....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Monday, July 17, 2000 - 02:29 pm
Xoogsade,
Nice try OJ you can't beat us with our own games.... And don't forget the nosy neighbors (I could be one of them)... Me like to call the cops if I suspect my neighbor is being abused....

'M Just curios Mr. Oj what happens if the guy who blocks 911 gets heart attack with that oodkaac and xeyr + xalwo iyo qashinka u guys love to eat or your child gets sick?


Michigan,
Forget about the boobytrab...try dhibic malab ah instead of fuusto dacar ah.....

Peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Monday, July 17, 2000 - 03:33 pm
She:

I guess I have to go my garage and start working on a cheap and simple way to soundproof the apartments. I tell ya I have hit the motherlode cause the 911-buster is selling like hot cakes and just today I had to hire another order-taker and three order-fillers. And that is only N Amreica. I am now about to finish the 999-buster for Europe. There is a huge clientele of oppressed men out there that nobody knows about.

OJ was framed by the "man". Addoonta xooggoodaa xoog ka batayoo walaal ninku gabadha gedduu islahaa ka salaax markaasaa gacantii ka fakatay. Markaasay dadkuna inuu dagaalayay gabadha.

P.S.
Empower Inc. in no way, implicitly or otherwise, condones or approves of violence against women. We at Empower are actively involved in the fight for female equality and are in the vanguard in the fight to eliminate violence against women. In the short period our company has been in existence we have contributed 15% of our gross sales to organizations that help, counsel and provide shelter for battered women.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 18, 2000 - 08:10 am
,,,,1800-EMPOWER,,,1800EMPOWER,,,1800EMPOWER,, Eror,,,eror oooooooooops,,,,a geniune rhino!! war anigu nin raggah baan ahay waa kusee !!!!!Acowdu bilaahi feera weynaa Wiyil geesa leh beyga hor timmiyeh~~~~~~~~~XOOOGSADE inaga daa dee!!!!


,,,,,,,,,,,She lan la guda gudaayaaw gammuunshee ma toosaaw Guun lee la taawiyeeh,,,,!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo-jeceel

Wednesday, July 19, 2000 - 03:39 pm
to observer


man i like 911 caze it keeps the dogs out of your nose,so you beterr get used to it ,liked or not it is working lol.........watch out cars caze it killing u..........huh


mannnnnnnnnn i love 911

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Tuesday, July 25, 2000 - 10:36 pm
a salaamu calaykum,

war maxaa ka raacay raggi geeyey carurta iyo dumarka (Canada & N. America). Mustaqbalki ay sheegi jireen ma noqotay Jamaicans & 911.

Alow Wadankeeni Nabad ka yeel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN WAREERAY

Saturday, July 29, 2000 - 11:41 pm
NIMAN YAHOW ANIGA WAXAAN ORAN LAHAA DEMBIGA NAAGAHA KELIYA MA LAHAA EE AAN ISKU NOQONO SABABTA OO AH TALO FARAHEEYNA AYEEY KA BAXDAY...
ANIGA WAXAA II JOOGA ALLAHA II DHAAFE SADDEX CARUUR AH WAL WAL IGUMA YARA HADDANA NASIIB WANAAG ANIGA IYO XAASKEEGA MAALIN ISMA AAN QABAN WAXAANA MAR WALBA AAN KA HORMARINAA DANTA CARUURTA WAXAAY DHIGTAAN QURAANKA KARIMKA AH GURIGA AF SOMAALI MOOYE WAX KALE KUMA AAN HADALNO TV AAD BAAN OOGA YAREENA OO WAXAAN ISKU DAYNAA INAAN SIYAABO KALE U MASHQUULINO SIDA DABAAL IYO SPORTS BADAN IWM...
LAAKIN MIDDA UUGU MUHIMSAN WAXAAY TAHAY IN MARKA HORE WAALIDKA IS JECEL YAHAY ISNA IXTIRAAMO SI AAY ILMAHA UUGU DAYDAAN.
MARKA LABAAD WAXAA LOO BAHAN YAHAY IN LA WADA HADLO OO MEELAHA MUGDIGA KU JIRO LA ISKA IFTIINIYO MAADAMA AAN NAHAY BINIAADAM ILLAH CAQLIGA WUXUU INOO SIIYAY INAAN WAX ISKA DHAADHICINO WAXAA HUBAAL AH HOOYO SI KASTA AAY U XUN TAHAY ILMAHEEDA WAAY JECESHAHAY.
UGU DAMBEEYNTI MAXEEY KULA TAHAY IN LACAG CAYR IYO BASABOOR LAGU SIINAYAY BILAASH WAXAA LOO SOCDAY LOONA SOCDO AL AANA WAA CARUURTEENA OO KU DHALATAY QURBAHA ADIGA WAXAAD SOO GUBTAY WADDANKAAGA WAANA HESHIN WAYDEEN WAX LAGAA SUGAYO AYAABA ISKA YAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

durgal

Unrecorded Date
Xoogsade X!

What is going on here. Who are you a Hutu. You have get to listen both side before you really start using your masheti.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.