site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qurux oo kaliya gabar malaagu guursan karaa oo malagu jeclaan karaa itixaanka aduunkana ma dumar maa u horeeya

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Qurux oo kaliya gabar malaagu guursan karaa oo malagu jeclaan karaa itixaanka aduunkana ma dumar maa u horeeya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxmaan

Monday, July 03, 2000 - 07:24 am
Salaan


Gabartii Somali ugu quruxbadneyn ayaan rabaa inaan la xiriiro; waxaan balan nafteyda ku gaadey inaan ka nixin, dhibaato ku keenin, aduun dhibaatadiina xagiisa ula kicin. Anigoo sidaa u ficiraya hadana wali waxan xasuusanayaa dhibaatadii ay gabar somaliyeed igu abuurtey. Waxan is waydiiyey taloow masiddii tii hore ayey noqon maxaa yeeley wali isbaradhadayadu masii fogaan aniga iyo gabertan cusub.
Inkastoon halkanku soo koobicarin dhamaan dhibaatooyinkay ay gabartaasi hore igu abuurtey qaarkood waa kuwan:
1.Waxay aheyd gabartii ugu horeysey ee Somali'ah een ka dhaadhicinwaayey nin ku gaya guri cidla ah hala tagen markey iga dayn waydey hansoo arko gurigaaga malaha waxey moodeysey innaan gabdo guriga ku qirinaayo.
2. Waxey hadiyo jeer dooni jirtey inay guriga aan ku noolaa timaad laakiin anigu kalsooni buuxda iskuma qabin iney kadoonoqon iyadoo aaney waxba dhicin. Ma rabin inaan noloshayda danba ku ciyaaro lakiin waa ila fahmiwaydey.
2. Telifoonkeedii ayaa batey anigan guri ka maqnaantey taasina waxey dhalisey dareen ay qaadey.
3. Waxan u sheegey waxyaabaha sobobey guri ka maqnaanteey oo aniga walidiintey dhulkii bay ku noolyihiin waana inaan caawiyaa laakiin waa rumeysan waydey; oo waxey u qaadatey innaan been u sheegayo.
4. waxey ugu danbey soo gaartey heer ay xisaabiso saacadaha maalmeed iyo halka aan joogo saacadwalba.
5. Waan noqdey nin jeelku jira
Cadhadey igu abuurtey waxey i galisey inaan Gabdhaha Somoliyeed oo dhan ka fogaado waxaanan bartey naagshisheeye.
Tii shisheeyana waxey noqotey waraabe ka baxso oo shabeel u teg. Su'aalo faraban ayaa ka jimed sida;
Walidiintaa maxey odhana yaan hadey igu kaa ogaadeen, diinta ha igu cadadaadin aanan wax wada wadaagno. Iyo iyada oo hadii aan gabarsoomaliya aragno oon salaamo u qaadatey inaan ka baxsanayo oo kale. Waxan ka fikirey hooyadey hadey ogaato inuu qalbigu wax noqdo maxaa yeeley dadka Somaliya maanta jooggaa iyo dadkan qurbuhu si uma wada ficiraan. Kii wuu iga gaaloobey mala ayey is odhan.
Aroortii ayey tilifoon soo diri waanan ka xanaaqey waxaan isu dayey iyadoon meel kaga dhicin innaan hoos ahaan uga gudbo oo imika waxey ii haysataa inaan aan soo joogayo bilo
Gabertan aan hada isbaraney waa somali qurxunadana Ilahey baa u dhameeyey lakiin waxaan ka baqayaa iney sidii kuwii hore igu noqoto oo malaha anigoo iska daaya ayaa la ii qaatey intey dhibaatooyinkii hore ii qabsadey wali maskaxdayda ku sii jiraan. Mararka qaarkood waxaan ku da'daala inaan dumar oo dhan xariga u qooyo mudo go'an laakiin waa iyara adagtahey.
Miyaan iska daayaa mise riskan ayaan qaataa oo qurux ayaan waxwalba hormariyaa? Maase lagu guursankaraa gabar qurux oo kaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, July 03, 2000 - 10:28 am
Cabdiraxmaan,

ninkasto ama qof kasto (qumanihiisa ayaa qoorta ugu jiro),waxaad is weeydiisaa horta qofta aad guurka ka dooneeysid,sida ku sawiran mas kaxdaada,
qurux mise dhaqan?
qurux haddii ay qasab kugu tahay,godkaada ayaa biyo kuugu galeen,waayo dumarka midba mida ay ka quruxdahay ka dhib badan.
haddii ayse qasab kugu ahayn qurux oo aad dhaqan dooneeysid qaado qof dhaqan iyo nolosha la qaybsashadeeda diyaar u ah.
waa sida ay ila tahay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haday fareheedu buur buuran yihiin oonan cidi iyo gubniin toona lahayn...gaadada iyo bariduna u dheer tahay dhexdana sida faraskii dhiico u leedahay inantaa waa in aabaheed abaalgud loo geeyaa.

Monday, July 03, 2000 - 07:11 pm
hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 03, 2000 - 07:11 pm
damn!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, July 03, 2000 - 11:40 pm
Hebel,

oo markaad barida maqashay maad bururtay?
foorarkana xoow ahaay?
mise waa lagu galay?
waa kuu kaligaa ee adkeeyso.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOw

Tuesday, July 04, 2000 - 06:54 am
C/raxmaan

Sheekadaada markaan ka baarandegay, sxb ciladu adiga ayay kaa soctaa waxaa kaa maqan waxyaalo badan ee dib isugu noqo, oo bedel sida aad dumarka ula dhaqantid, haday kugu adkaato waxaad u baahantay "intensive therapy"

Xamardaye,
lol.

Hebel,
Hadaad sidaa u badhi jeceshahay, sxb rageedii baad tahay ee intaanan Guduudo carwo jarkii qumayo karid ka tuurin ii sheeg ankuu "reservè"lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to mow

Tuesday, July 04, 2000 - 08:02 am
Hadaba iska ilaw therapy ee maad ii faahmaahisid qalladaadka ama cilada aad sheegtey. Dabadeed ciladahaas aniga ayaa isku dayi inaan iska masoxo. Aniguse shaksi ahaan waxaan rumaysanahey iney diin oo kali ihi dawadayda tahey hadii aan raaco inkastooy iska adagtahey runtii maxaa yeeley malintii waa baryaba dhibaatooyin badan ayaa iska jira oo ay qurbaha iyo waaayo arignimo la aani malaha keentey.
Sallaan waanad ku mahadsan tahey talada aad isiisey wallaal C/raxmaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalid

Tuesday, July 04, 2000 - 09:32 am
abdirahman, weli waa yar tahay sxb, waxaad sheegtey teenagers aa ku sheekeystaan walaahi, sxb mise sida diinta na fareeso ka fogoow naag oo dhan mise kleoy naar galeysee tiimbadee oo kale noqo, maxaa waayee gabar somali aan ka tagey gaal aan raacey, gabar gaala sxb oo walaahi, i dont think any somaliman has ever dated so much as i did....for the last 10yrs and over 200, believe it or not, and i have gained one exprience, no gaal girl will be friend to you without sex, marka tan somalida maxaa ugu diideysaa hadey iyadana saas oo kale ay rabto?...........gaalada gurayaha waa loo ogol yahay gabdhaha somalidana waa loo diidaa, macalinka filinkada maxaa waaye? faanka iyo baq baqda naga daa sida raga noola hadal hadii kale nagala tag dharegta badan....gabar walbo oo somaliyeed intooda badan somaliya ayaga wax wey u diraan see u garan weynayaan in dadkaada somaliya joogaan?...conspiracy is smelling here!!

gabar hadaan waxa ugu horeeya waa qurux, second comes personality my dear and so on..........the personality theory is african mentality, i would rather marry beautiful, bad personality somali girl then monkey from nigeria with good personality....the personality theory is refuted here..............beauty comes first, its those people wihtout beautifull women who go for personality but when you have such people women like somali women, my dear personality is always second.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 04, 2000 - 02:33 pm
Iska daa beersonaalitigee haday bari yar baaskoolado u xidhato waa inaan gabadhaa dulmiyaa.
.
.
.
Haday gaadadeedu sida dayuuradii sare yara taagto waa inaan gabadhaa dulmiyaa.
.
.
.
Haday kub yaroo mugdi ka nuur lee dahay waa in anigiyo gabadhaa nala kala qabtaayeey....hayaay.
.
.
Haday ilko cas cirid madow iyo carab yara basaliyoo neefteedu sida nacnac kuleelkii usoo urto waawareer waa in gadhabaa walaalkeediyo aniga nala kala qariyaa....hoy weyga digniin.
.
.
.
Markaad abaayo tidhaah hadeey aboowe kusoo war celiso waa in gabadhaa reerkii dhalay saxan bariisa loo qaadaa weliba baako sigaarana loo raaciyaa....
.
.
.
.
Na weydiiya anagaa gebigaba sooryad soo alifnee.
.
.
.
Waa inaan bari gabadh bari weyn u doontaa.
.
.
Waa inaan waqooyi gabadh bariis macaan u doontaa.
.
.
Waa inaan galbeed gabadh dheer u doontaa.
.
.
Waa inaan koonfur gabadh amooreysan u doontaa.
.
.
Wa inaan shabeele naas liimo-liimo iyo moxog wareega u doontaa..
.
.
.
War hadaba yaa na aamusiiya? wareernayoo, dhaanto iyo beri dhow weyga qubeyskiiye.
.
.
Wa bilaahi towfiikh....Towfiikh baa halkan iga garab ooyaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 04, 2000 - 03:10 pm
,,,,,Hooogayeey Oofwareenkuba ma anigaa keenay,,
,,,,,Hoogayeey ma anay ii dan leeyihiiiiiin!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 05, 2000 - 12:21 am
to; raga oo idil,

Mr;Hebel oo dambi lagu soo oogay?


tixaha aad alifatay qaar waan kugu raac sanahay,qaarna waa wax aan horay loo arag,loona maqlin.
marka habalaha la amaanayo waa la sheegaa:
doosha......oo waxaa la yiraahdaa heblaayo dool la qaato ayeey leedahay.
GAADAHA,KUBKA , ILKAHA IYO TIMAHABA,sidoo kaleh waa lagu amaanaa hablaha, waase ii dhiman tahay inan la amaanayo oo BARIDEEDA,wax laga sheegaayo taasi amaan ma noqotaa RAGOOW?
hablaha ha inaga af lagaadeeynin,DUF ku bax kuma dhihi karee.
amooraha waad la heshay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiraxmaan

Wednesday, July 05, 2000 - 05:44 am
Waad wada sallaamantihiin dhamaantiin waanadku mahadsantihiin talooyinka aad isoo siiseen inkastood malaha taaben waydeen qaladaadka aad igu aragteen. Malaha qaar inaga mida ahi sida aysheegeen ayaa runa teenager waxayka hadlaan anigase sidaa iilama muuqato waxay iilala muuqataa sikale.
Runtii qof bani aadana oo wada sax ahi ma jiro dadkuna waa ayla baqaan waxa haysta. Anigu inkastoon ahayn teenager laakiin waxaa jira dad teenagers ah oo ka ficrad wannaagsen dadka 20 jir dhaafey. Age isn't a factor of any kind.
Waxaanse ku dari lahaa buug aan akhriyey oo xaddiisyo ah wuxuu kheegey inaa gabar lagu guursankaro dawr waxyaabood:
1. Diin, waa gabar diinta ku dow.
2 Nasab, si fiican uma facmintaas dib baanse u akriyey hadii alah yiraa
3. Qurux iyo lacag.
Buuga waxa magaciisa la yiraa Fazal acmal, first addition.
Hadii aan wax ku darey ama ka reebeyna waad sixi kartiin; anigu se Illah meel uu igu geeyaba qurux waxey noqotey halkey iga qabsatey sidaan u badalikarana Illahay ayaa garan.
Aigu waxaan jeclaan lahaa inaan soo gaba gabeeyo arintan laakiin ninkii wax wanaagsen ku sii dari ama ficrad wanaagsen i siin wari waa sii oraan karaa. runta aanse isku sheegno nin aan khalad laheyni waa yeryahey laakiin inaan qaladaadkeerna cadeyno waan ka wada qabsanaa oo malaha dhaqanka soomalida ayyaa taaa ina barey. Anigusi sirma lihi 14 markaan jireyna waalidkii i mari lahaa dhaqanka waxaa ku jimid tii Illahay wuxuu waqti u hellen walidiintahdu inay lugada afsomaliga i maraan
Nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 05, 2000 - 06:33 pm
aar naga daa dee xamardaye yaanan baridii reer bari iyo timihii dhaadheeraa soo hadal qaadinoo nin qardheysan meesha igu toogane.
.
.
.
.
.
sidaa weeye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 06, 2000 - 11:55 am
Shini oo kaleh darteed ayaad uga noqotay,
ku gartay.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADNA

Thursday, July 06, 2000 - 04:38 pm
waryaa hebel,, waryaa reer xamarka amoore bas miyaa, alla eexashada iska daaya yaah adiga iyo xamardaye,,waryaada waa og tihiin gabdhaha reer xamar xaa ku qurux iyo kub wayn ah LOL IYO MAC MACAAN KALEBA. XAAL BAA IDIN SAARAN,,,ee daacad u hadla yaah..waa ragiinaan dumarka faahfaahinaaya...

salaama..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, July 06, 2000 - 06:02 pm
Adna bal KUBkaaga na tus amoore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADNA

Friday, July 07, 2000 - 02:08 pm
hebel,,amore mia kubkeyga hadaan ku tuso,,AMAAAD IGA QANIINTAAHEE..kub iyo adiga aragti aa la dhehee...

salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 07, 2000 - 07:40 pm
koleey qaniinyadeey waa dheeftaaye diifkaa inaan dhadhansadaan rabaahe ADNA amoore xaa shiirkaa iiga dhoorsahee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 12:10 am
Hebel,

ceelki indha ceel iyo barkadiisi aan kugu ogahay,

tatoonyana ku dar,

aneh waa kuu soo jiireeyhaa.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, July 08, 2000 - 06:50 am
jiiro dheer soo gal xamarcade...beriga firaaqo weyn aan u baahanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 11:53 pm
Mr.hebel,

jiiro laba laaban ayaan soo galaa,laakiin
ogoow mooska adigaa leh,
anigana malabka iyo caanaha.

ileen ninki moos ubarto malab iyo caano meel ayuu iska dhigaa,adiga mooska(barida)aa goorbo kuu daran.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, July 09, 2000 - 04:40 pm
aar inaar iga daa muuska maba cunee.
.
.
.
.
Dhalfo muus ma siinaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Sunday, July 09, 2000 - 05:50 pm
Hebel....Moos cunoow adaan kugu ogahay...sidii korowgii camal.

Dhalfo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Monday, July 10, 2000 - 04:49 pm
Colonel

To A/Raxman

Warninyahow anigu waxan ku oranlahaa sida Englishku yiraadan:smart is beatful,but not body! Haddaan afgaalka qaldona ha leyga raali noqdo waayo muhiimad baanan sinine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 10, 2000 - 06:39 pm
dhalfahaa ruujimeystay aan kaa darbeen doonaa...Tuug cago-balaar waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Monday, July 10, 2000 - 11:58 pm
Dhalfa,

saaxiboow dhalfada aad isku magacoowday ma beejadaa?
magac meesha ku ma heeysid ee shimbiro haatis aad la baxday ee inaga daa.

Hebel,

xaad darbeeyhee? shimbir oo dhan isagaa darbeeyaye.

A/raxmaan,

saaxiboow qof qurxan waa loo wada dhareeraa ee iska daa oo caqliga raac.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Tuesday, July 11, 2000 - 12:57 am
sxb raali iga ahaada qol khaladaan soo galaye
idinku meeshoo dhan ma keligiinaa camirtay.
miyaydaan cid kale wa u ogolayn hadaad meesha waashaana idinla waala.
sxb majin baa igu yare qaloocsantee raali iga ahaada waan yara seexane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 12, 2000 - 12:06 am
Burco,

majin haddii ay kugu qaloocatay lama seexdo saaxib ee waa la rajmiyaa......lol

Hebel,

adiga haddii ay kugu qaloocato ma seexanee mise waad rableeynee?????

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 12, 2000 - 06:49 pm
mayee cirbo-taagsi aan u socon lahaa.
.
.
.
aasaan sidii awr doobyey u riimi lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADNA

Thursday, July 13, 2000 - 05:41 am
Xamardaye & Hebel

labadiinaba ii soo garguurta,

oo gundaha i qabsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Thursday, July 13, 2000 - 06:50 am
hebeloow belo kula taagtaagsatay oo kugu doobisey
waryaara ninku warku ma jeebabku ugu jiraaa
marba midh la soo baxayeeeeeeee lol

xamardaye saxibow adna maxaa jaad ku baray

adna adi gurguurasho iyo gundo is qabsasho may
kaa taagan tahay kuwaan meel aan ogahay yeynaan
ku qaban ee is ilaali.


nabadeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, July 13, 2000 - 06:20 pm
Adna maxaad noo haysaa oon usoo guur-guuranaa sida dhashaadii?
.
.
.
Mim Xaaji mayee arintu sidaa maahee sxb nin halkan jooga oonan magaciisa soo qaadi karin baa marba Jump-ball yar hoosta iiga dhiibaya ana intaan TOW! idhaa baan xagaa iyo shirka ula sii cararaa.
.
.
.
bal iga raali ahaada....Hadii kale waa yeelkiin.
.
.
.
bal eeg imikana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Friday, July 14, 2000 - 04:45 am
AdanA,
gar guurashada waa la igaga dheereeyaa,
oo waxaan iska sugi inta Hebel ka soo harto,
saa gurguurashada isagaa iga badiyee.

Hebel,
dha' da ku tag,qaybteeyda ii daa oo ha iga qurmin.

Xaaji,
waa maxay neeftuurka kaa baxayo?
ma hiiq dheer baa kugu soo maqan?
Adna ayaa daaweeyso ee garguurashada,
ma ku dheereeysaa?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 20, 2000 - 05:29 pm
Hebel.

Sirirqasho mise Taraarax.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Monday, July 24, 2000 - 06:03 am
hayebo waa tanaa heeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ODAY

Wednesday, August 02, 2000 - 06:16 am
Abdirahman talo doonoow. Runtii waxaan ku oran lahaa hadda ayaad taladii waafaqday ee yaysan ku dhaafin. Wanaaggu wuxuu ku jiraa in aad qof ku raacdid diinteeda. Nin soo fataalaaba aakhir wuxuu ku nastaa gabar uu ku raacay diinta Islaamka. Gabar soo fataashaana sidoo kale waxay ku nasataa qof ay ku raacday diintiisa, waayo diintu waxay ka reebaysaa qofka xad gudub oo dhan.

Marka Abdirahmaan, war jeceylka iska daaye meesha ka doono naag diin leh. Hana dhegeysan kuwaas meesha wax ka aqrinaaya oo ka sheekaynaaya dibka, kubka iwm. Bahalka jeexa ahi waa isku mid ee waa kuu Ilaahay wax kaa dheefsiiyo.
Dadkuna waxay yiraahdaan ninkii guursado naag qurxoon iyo ninkii geed cinab ah waddada ku bertaa waa isku dhibaato.

Geba-gebadii: Alle talo saaro oo qof diin leh ku dhaqaaji, adna nin deggan oo diintiisa ku dhaggan noqo. Waxaan leeyahay Ilaahay ha kuu xasilayo guurkaaga. Aammiin.

Adinkuna aqyaartooy haddaad sheeko doon tihiin aada qeybta sheekada ee talo ayaa la idiin weydiisyay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.