site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wwaxaan ii sheegtaan hesihii loo samyay 1 luulyo oo xamar laga qaday 1 lluyo 1960

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Wwaxaan ii sheegtaan hesihii loo samyay 1 luulyo oo xamar laga qaday 1 lluyo 1960
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 03, 2000 - 07:23 pm
waxaad ii sheegtaan hesihii laga qaday 1 july 1960 oo calanka loo tiriyay malintaas dad waynaha somaliyeed waan ognahay 26 juun hesaha loo tiriyay aan maalno hashena maandeeq.
iyo kadawaa dhaha iyo kana siib kana saar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Monday, July 03, 2000 - 10:13 pm
Wooooow!Anon bro,

That was long, long, time ago. That was 8yrs b4 my Mom and Dad met...Now how I am suppose to know hees markaas la qaadey? Acuudka!
Good luck !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 04, 2000 - 04:53 am
,,,,1969 right!!!!1970,,,,haddii us aad curadka ahaay ahaan,,...Sarmaan waaxid !!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 04, 2000 - 02:59 pm
Junba aaka aaka shololob....juba juba
.
.
i guuri ee goobta igee....hee hee hee hee
.
.
gamuunka waa qaadahaa... haa haa haa haa
.
.
iisoo gaambo gaambeey galabta casarka kala gadoonka.
.
.
.
.
calankaa la saari kabacdi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, July 04, 2000 - 04:50 pm
maanta maanta maaaaaanta waa maalin weyne maanta...maan maanta maaaanta madaxeen banaane maanta.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Tuesday, July 04, 2000 - 09:18 pm
Maanta maanta maanta waa maalin,Mooriyaane maanta maanta maanta MADAXEENA, MINJO waaye!
Somaali waxey horey u tiri;

"Ninmaan Talin Jirin HADUU Taliyo Nimaan Tegi Jirin baa Taga ama TUUGSADO"

Neefka,
Nice try!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shakerhieghts

Wednesday, July 05, 2000 - 06:51 am
Waxaan ka xumahay,that most of u sound like retard
Qofbaa su'aal idin weydiiyey,oo haddana idinka codsaday inaad u sheegtaan haddii aad ku dhaantaan
waxaad ka haddleysaan qabiil iyo qurun,oo haddana
iska dhigeysaan dad shalay dhashay,take a minute and think what u wrote down in this text...is it
Fair...walle somali baan ka korin ciil iyo cadaab
fadlan be honest and sincere next time when u writ
something, u got it...be responsible bro/sis
P.S
Bro ma garanyo meesha laga helo heesahaa,laakiin
waxaan ku oran lahaa,check in somalinet personal homepages waxaad ka heli doontaa meelo badan oo
heeso qaraami iyo waddaniba leh...good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 05, 2000 - 10:07 am
Anon,

diidnay in aan u heesno ama aan ku soo xusuusino heesihii 1da july,waayoo looma heesin,lama xusuusan, looma carab dhabin 26kii jun,sidaas darteed adigana waad ku xusuus la'dahay, ewelbo
heesaha iyo hadalkaba 26ka jun ayuu idinkaga imaan jiray,diidnay la idin xusuusinmaayo,

DIIDNAY, OO DIIDNAY , OO DIIDNAY,
HADDII KALEH HORTA HA LOO HEESO 26kii.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Wednesday, July 05, 2000 - 04:17 pm
ok here we go

OO Canadaaa...our home n native land...
true Patroit love in all sons command with glowin hearts we see the risee

OO Canadaaaaa


OOOOO Canadaaa

ooo CAnadaaaaaaaaaaaa

i'll be back with more of the lyrics lol

Xamardaye waa ku salaamey

<Bites, Bites>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 05, 2000 - 09:12 pm
maanta maanta waa heesihii 26 juun waxaa qada magool waxaa sameyay cabdilahi cabdi shubbeoo reer waqoyi ah reer hargaisa

somalyey toos waxaa sameyay cali mirre cawaalw iyo yusuf xaji adan
iyada waa reer waqoyi
in kastoo beryihii danbe uu qsadi jiray qazim hilowle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 06, 2000 - 12:25 pm
prima lulio heesihi loo qaaday weli ma la la'yahay,waan idiin sheegay marki horaba isku darsashada darteed ayaad ku hesheen heesihii 60kii, hadda yaa idiin qaadi,yaa idiin tirin,yaa idiin saari musica ??????

kit-kat
ah ah ah aaaaah,canada iskama lihid ee primada u dabaal deg,waan kaa qaaday salaanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudaneh

Thursday, July 06, 2000 - 07:31 pm
xamardaye @ LOOOOOOL.

Canada unukaa iska leh waa ogtahay yaa.. ee buuqa dhaaf adiga... xalwadi iyo bariiski waaba kaa cuni waayay ayaantaan.. saay wax u jiraan eeboow.

Dabuus waa cabaaday maanta aan u malayhaa.... Alaha ka sawaabsho dheh... Aamiin... Salaan gacalka. isma dhaafno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 07, 2000 - 02:51 am
26 juun liibaaney 1 luulyo lugonay oo lug ka jabnay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, July 07, 2000 - 03:34 am
KIT-KAT,
Caafimaad ilaah ha kuugu daro,waa iga duco, jilci oo garaac aneh sidaada oo kaleh igu ogoow,Dabuus waa ashahaatay,waa muslimiyay,abooto xaawo allaha gaarsiiyo,agagaarkaada saa lagu yahay?bal jag isoo dheh,xiiso aa i haayee,waan ka helay magaca.

Anon,
is qaris waa laga roon yahay,1da luuliyo dhayid aa lagu wadaa,liibaanid ayaana loo filaa, ee armeey 26ka juun lug go'daa?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Friday, July 07, 2000 - 08:23 am
aryaa maxaa lays gartay wallee is ur ursi aa lagu juraaaaaaa
xamardaye waxaa ku weydiiyey adi birlab maa qabtaa
see ku kasti kit-kat.
kit-kat saxibow mahaan waa ku ogoomoobi ee i soo
gaar ninkii xamardaye ahaana maseer aas la suuxsan yahay ee asna anbalas la soo gaar.

nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 08, 2000 - 12:29 am
Xaaji mim,

shukaansiga ha iga jiirin,

saf lama gaarin waqtigiisi.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Saturday, July 08, 2000 - 07:48 am
Xamardaye

Xaalka macalinka waa xun yahay, ani maba lasocan khaldaaminta iyo heesahooda waa isku darsanay?
Aniga soomaaliyey tooseey lee iska qaadi jirey?

Macalinka xal ha lakeeno sidaan ma socanayso haddii kale primo luuliyo Moos iyo Qaxwaa lagu dabaaldagaa?!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, July 09, 2000 - 01:05 am
Jeego,
saaxib 1da luuliyo xal looma haayo,kala fujis rabitaan keeda dhib ay keentay,bun haddii la waayo bedelkiis aa la helaa.
1da luuliyo oo soo socoto, waxaa inoo ballan ah
(ISTUNKA),sidaas ay tagee.
I yagana waa ku CAMBO LAF la'yihiin.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAKEERI

Sunday, July 09, 2000 - 05:47 am
anonymous,

aniga waxaan hees oo patriot ah ka xasuustaa.

(JAREER IYO JILEEC JIN KA DHIGOOW JAALE SIYAAD)

inta kaleeto eeyaa cunay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Sunday, July 09, 2000 - 11:51 am
Xamardaye
ISii sisinta..whatever that means lol

Mim

Igaarkeey ..gacaloow ka waran hadii i dhehdid saxiibeey instead of saxiiboow..Waraa Xamardaye haduu maseer haayo ..waa laga Tumaa lee nooh lol..Mim Xamardaye iiga leexo hee ..Moos iyo Qolof tiis aan isku nahee ..Yahoow waa soo laabanaa igaarka ii sii dhaqaaleee...Faanto ama fiintada finijeerka hoose kuuga jirto ii sii

Macho Macho woman ...I wanna be Macho a Woman...Macho maacho i wanna be a MAcho Woman lol

Kit-Kat<biteeez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Sunday, July 09, 2000 - 11:56 am
Soomaaliyee toosoow ..toosoow isku tiir sadoow..Hadba kiina daraneee Taageeraa waligiin......

Tana bal arka lol i used to sing it every morning in School

Afar jir school dhigato ..af soomali la baray....Owal Owaaaal ..Owal ma aqoon jirin..Guriyada albaabada la fura albaabada....

Ma sii wadaa hee..i think waan idin laabjeexay enough lol

Kit-Kat<give me a break>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Sunday, July 09, 2000 - 12:17 pm
Kit-Kat......Abaayo you got nice set of leggs...what time do they open.....?

Clevelander...<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Sunday, July 09, 2000 - 12:32 pm
Clevenlander looooool •••• dat must be a joke...let me say u can actually crack a joke ..yeah right guess again...hey clev moma taught be to keep them locks n throw da keys away..hey have u seen dat MoVie Robin hood back in early 90s ofcource back then i was only a child lol..ne'wayz i hope u get da drift lol

ooh god now ma moma'z words are flashing back.."nayaa dhiibdhiibso" tnx to ya

by da way i like ur name

Kit-Kat<Biteezzzzz>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Sunday, July 09, 2000 - 01:04 pm
Kit-Kat.....Aha! aha....Since your mama told you to throw the damn keys away,then toss 'em at me...i can open the cash-register myself...LOL!
By the way,are those space-pants you're wearing...?cuz baby,your Butt is out of this world....I mean waaaaaaaaaaw!

Clevelander...<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, July 10, 2000 - 12:51 am
KIT-KAT,


Clev,

moolki hoobaal in aan kugu miijiyo maad iga rabtaa?
lugaheeda xaa ku tusay?
iiga leexo.
mise tar tan ayaan geleeynaa?

Xaajiga,

uno a zero aan diray,perche waan ogahay shukaansi gab oow ka yahay,bariis madoowneh ma cuni yaqaano.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Monday, July 10, 2000 - 06:05 am
uno zero iska dhaafe zero zero hadiis keentid kabeebey camal igu gooso.
adi see camal waxaa is lahaa saaxiib ha isku dhicina bacdeen tarafico war aan heynin idin soo dhex galin lakiin hadaad warkaan keentey waxaa noo ballan jiiro angolo.

hadiin war kale lagaa makhlin madey magal aboowshe maba li i dhahaayo.

nabadeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Monday, July 10, 2000 - 07:43 am
Xamardaye.......Damn, i did'nt know you were applying for this J O B...applicationkeyga waa la noqday....Waa kaa gambisanaa....Laakiin ka waran hadii caafimaad la ii diro...? ya know what i mean...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow

Monday, August 07, 2000 - 01:04 am
To:him
saaxiiboow markii calanka la saaray waxaa jirto hees uu calanka naftigiis qaadi
maxaas yiri ma kaseey
LEEYMA HELI KARE WALAALEEY LEYMA HELI KAREE
ANIIGA CALAN AAN AHEE
intaas aan ka xasuustaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.