site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan eegayaa inaa layla qabo

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Waxaan eegayaa inaa layla qabo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 05, 2000 - 07:29 am
Dear My People

Assalaamu Calaykum
walaalayaal waxaan dhamaan dadkawaaya aragnimada iyo khibradda ule xaga guurka gar ahaan markuu xumaado inay iiga soowaramaan waayo aragnimadooda iyo waxaalaha dhicikara ama laysku qabato hadiilayahay dadka isqaba. taa waxaa iga keenay arin i qabsatay, haba iqabsatee ilaahada niyadayda kagu i la oo raad aad u fog igu reebtay kason uga baqanayonoloshayda inta hadhayna inuu ilaqaybsado. Arintaas oo ahyad guurkii iigu horeeyay si foolxun oonay waligay kufikirin iiga xumaaday. Markaan Kamahaan qorayana wan ooyayaa faahfaahin intaa kabadan hadaan kabixiyana qalbigaygu waxyaalo badan buusoo xusuusanayaa.Marka waxan iswaydiiyaa tolow malagula qabaa waxa kuqabsaday mise waa kaligaa. Maxaad igula talinlahaydeen walaalayaal, Bal wuxuun iisoo qora aan maalmo weheshade.

Waan ooyayaayoo wan ilmaynayaayee ilmaadeerayaaloow ma i aamusiiseen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Wednesday, July 05, 2000 - 07:43 am
yeah alright! we believe you........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Wednesday, July 05, 2000 - 11:20 am
do u want some kit-kat for a bite..or u preffer jalaato????

n don't worry its on me ..just say ur price!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Wednesday, July 05, 2000 - 01:34 pm
Anonymous haddaad nin tahay naga aamus, haddaad naag tahayna, wax yar ka dib aan kuu soo noqonaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Thursday, July 06, 2000 - 03:11 pm
Guur waa xumaadaa kan koowaad ama inta ka dambeeysaba, waxaanse kugu kor dhin lahaa, adigoon oo yin raga si baa loola taliyaa,dumarkana si kaleh,hadda halkeen kuu gu soo hagaagnaa?Anon ma ninbaad tahay mise qof dumar ah?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadan1

Friday, July 07, 2000 - 04:02 am
To Xamardaye

walaal waxaan ahay qofdumara ha igu tiiqtiiqsane wax i anfaca iisheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, July 07, 2000 - 04:30 am
KHADAN 1,
talooyinka waa lakala leeyahay marba haddii aad tahay qof dumar ah,dumarka sidaada oo kaleh u jabay ayaa taladaada ku wanaagsan,iyaga ka war dhowr.
tiiqtiiq san ku waa maxay?
mise way kula gashay oo waxaad u jeedaa..........

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.