site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SHANTA LAGA BAQAY IYO NINKII AAN QOSLIN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): SHANTA LAGA BAQAY IYO NINKII AAN QOSLIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Monday, July 10, 2000 - 04:24 am
Asalaamu Aleeykum

QISO DHAB AH

Waxaa ka dhacday qisadan jaamacad kutaal wadamada r/galbeedka mid kamida.waxaa wax kabaran jiray jamacada qeeybaheeda kala duwan arday tiro badan,waxaa dhigan jiray 7 soomaali ah oo kala qaybo ah badankooda,waxay baran jireen kuliyadaha caafimaadka,dhaqaalaha,beeraha,computerska,luuqadaha,waxaa natii jadii waxbarasho ee sandkan 2000 qaaday 5 soomaali ah waxay noqotay wax aad loolayaabo waxaana lagu soo dhajiyay loox jamacada horyaal.waxayna kala ahaayeen kuliyado kala duwan.2 mooyee oo caafimaadka ahaa.dacwaa dhacday waxaa layiri maba dhici karto in dad qoxooti ah oo englishka aan aad u aqoonin macnaha udhalan luuqada ineey qaadaan suuro gal maba aha.aduunka oo dhan baa meesha isugu yimid oo international beey aheed jamacadu markaa yuhuud iyo cadan waxay dhaheen 5 waa shan aan kayaabnay!!! maxaayeelay waxaa ku jira qaar markii la waraystay school uuga haray form1 ama fasalka koobaad ee dugsiga sare.yaab!!! 2 kamida jamacada aa qaadatay.ninka aan qoslina waa gurey1 oo anigu waxaan ahaa mid jaamacada ka ah dhageeyste oo kaliya markaa macalinkii baan ka codsaday in aan bal isdijaabiyo imtixaanadaa udanbeeya wuu iga aqbalay waxaan noqday ninka 6aad ee ku xiga 5 laga yaabay!!! laakiin ani sharciyan ma latix galinayo mana lasheegayo ee macalinkeeygii baa ii sheegay arintaan markaa waxuu yiri 5 aan layaabaneeyn ee adiga xataa ma qoso shid waana lay qaatay oo waxaan bilaaabayaa tacliinta janaayo 201 in shaa alaah.waxaan aad aad ugu farxay soomaali laga danbeeyo oo maskax xoog mahee looga danbeeyo taasaa guul ween ah.walee soomaali wax barasho udaayay.india waxaa 1937 malaayiintaas dad 1 ugalay faarax oomaar war ileen balaayo!! masar 1967 waxaa dugsiyada sare nuber koow galay saalax warsame oo wasaarada waxbarashada ka shaqeen jiray war ileen balaayo.reer guuraa baan nahay laakiin wacadee tacliin waa lay noo daayay.wakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, July 10, 2000 - 07:24 am
,,,,,Gureey Walaale si aad iyo aad ah baan ugu farxay arrinkaa aad soo sheegtay oo farxad filan waa ahi baa hal goor iwada saaqday ee Walaaloow waa inaan ku dadaalnaa waxbarashada meel walbo aynu joogno oo Soomaalina Adduunka waxeey ugu talin kartaa Waxbarasho oo Yahuudda iyo Caddaanka oo ku magac dheer sheydaanka geesaha lihi ee indha baluugga ama buluugga ahi,,,,,.....


,,,,,Walaaloow aniga in badan baan raadinayay wax barasho inaan maruun ka qalin jebiyo oo waxaan wax badan raadinayay Line lagu helli karo Jaamacadda madaxweynanimada iyo millioneernimada oo waqti badan baa iiga lumay oo imtixaankaa lagu galayo baa aad u adag baa la i yiri oo Lacag badan oo Jug ahna waa la dhiibaa si laguugu barmoosiyo,,marka wax badan baan shaqeynayay lacag farabadan oo aan laaluush ahaan u dhiibo waan heystaa si la ii barmoosiyo ee walaaloow line ka ii soo gudbi sidiinoo kale aan noqdo midka aan qoslin oo dabeedna waxaan rabaa inaan Jaamacadda madaxweynanimada inta aan ka soo baxo intaan Madaxweyne Clinton aan la baddalin inaan isa soo sharaxo oo anigoo Shahaado ilaah baa weyne weynin badan oo horay la iga doorto,,,Waxaan kaloo rabaa iyadana Jaamacadda Xoolaha la gu daweeyo oo Geella sidii loo durri lahaa inaan barto,,iyo tan dhaqaalaha oo bangiyada sidii loo furto oon hadhoow dahabshiil iyo barakaat iyo AMAL EXPRESS aan la wareego oo kulli aan ugu sareeyo,,Waxaan kaloon rabay Jaamacadda Wasiirnimada oo hadda waa tan dowlad la dhisayee waxaa loo baahanyahay dad badan oo wasiiro ah oo Shahaado cilmi sare ee Wasiirnimo in la haystaa ,,,,,,,marka walaal Gureey iigu soo dadaal oo ii soo raadi iina soo sheeg inta lacag jug ah loo baahan yahay ,,,,,


Walaalkaa
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Tuesday, July 11, 2000 - 12:52 am
Asalaamu Aleeykum

TO:NEEFOOW

sxb waxaan kuu rajeeynaa inaad wax barato hadaad awoodi karto hadaad baratana aad sii xiiseeyso ood kasii anba qaado halkaa dadaalkaaga tacliimeed.waxaadse ogaataa in qarnigaan,uu yahay qarnigii cilmiga ninkaan wax aqoona way udhamaatay adeeroow meel igee dhac dhacleh iyo wasiir hebel baan is xignaa.waxaas mashaqeeyso ee waxaa socda duqa maxaataqaan? mida kale qabiilkeeyga aa madax weeyne ah caqli maha ee qofyahoow aduunku waa kuubaahan yahay ee maxaad ku soo kordhinee oo cilmi iyo hormar ah? shir weeyne mutacalinka soomaaliyeed ku kulmay meel kasta oo uu joogo isaga yimid oo lagu qabtay kenya yaa lagu go aamiyay in ninkaan wax aqoonin uu ladaaqo geela,markuu waxbartana lagu soodaro dadka.markaa ama geela la daaq ama waxbaro oo dadka kusoo darsoon.jaahil inaan la aaminin baa aduunku isku raacay,ilaa uu udiyaar garoobo in uu kabaxo jaahilnimada.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 11, 2000 - 01:10 am
,,Suaasheydii kamaanad jawaabin walaale ee ma la ii helli karaa jaamacadaha aan ku weydiistay oo ah tan madaxweynanimada iyo tan Geella waa sidaan u qoraye ,,,,,,tan wasiirnimada laftigeedu waan jeclaan lahaa ee waxaan soo qoray baanad wada akhrin ee lacag jug ah aniga waan bixin oo waxaan doonayaa maruun inaan madaxweyne u noqdo uunka gabigiis haddaan waayana waxaan doonayaa Mareykanka oo qura ama ruushka ee walaaloow ii soo faahfaahi sidaan ku helli karo jaamicadda madaxweyno nimada plz,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Friday, July 14, 2000 - 12:30 am
neefoowkeniin

saaxiib ma jirtojaamacad madaxweyne nimee jaamacadahaas dadka kale dhigtaan ayaay ka soo baxaan madaweyneyaashu bal aan kuu kala saaree
madaxweynayaasha qaarada afrika iskuulada ciidamaday intooda badan ka soo baxaan natiijaduna waxay noqotaa shicibkoo ay ku cabudhiyaan qori caaradii iyo dil ay ku ilaashanayaan madaxnimadooda waadna aragtaa adba.
madaxweynayaasha qaaradaha horumaray waxay bartaan intooda badani siyaaada iyo dhaqalaha waxayna wadanka iyo dadkaba ku soo jitaan horumar baan idin gelinaynaa qofwalba dhaqaale fiican ayuu helayaa qofna la dulminaayoiyo dabcan balano kale oo been ah iyagu farsamay wax ku wadaan ee ma cabudhiyaan dadkooda

hadaba saaxiib hadaad rabto inaad madaxweyne noqoto waxan kugula talin lahaa inaad barato dhaqaalaha oo ah ugubdhexaadka umada kuna xidhan tahay horumarkoodu siyaasadu waa maado u badan been iyo khiyaamo
tan labaad inaad si fiican u barato diinta aad haysato haday tahay islaam iyadaa ilaalisay umada xuquuqdooda ahna diin caadilnimo ilaah u keenay iyo in laysku xukumo.
hadaadse u socoto sidaa madaxda afrika iyo meelo kaleba inaad wadanka iyo dadkaba cuntona waan kuu digayaa ee ka joog horaa kuwo ugu wareereene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 14, 2000 - 02:24 am
,,,,Burco nin wax moog ah sidiisii baad walaale u soo hadashay oo adduun lamaba socotid wax soomaali ah ee jaamacaddaa horta ka soo baxay laba nin oo qudhaataa jiray midna Siyaad Barre baa dilay kii kalana hadduu doonayaa baa la yidhi inuu madaxweyne ka noqdo Turkiga oo iyagana madowga bey ku diidanyihiin oo waxaa laga yaabaa in South Africa laga dhigo marka la beddello kan isaga hadda haysta oo Falastiin loo magacaabi doono ,,....marka walaale anigu Midda aan doonayo waa mid lix bilood oo kaliyah inta la dhigto dabeedna meel uun madaxa la ii galsho oo xoolahoodana ma bililiqaysanayoo waxaba igu filan hal warshad aan si caqli ah ooga qaato sida tan Bill Gates oo Microsoft ama IBM kaba aan iskala wareego,,,,,,haddeey noqon weydo kolley mahurto iyo danni waa maseegtee inaan baluun tii Soomaaliya aan madaxweyneh ka noqdo bardu dadku haddaan shahaadad lix bilood ahi u soo qaato weyska keey madaxweyneysanayaane,,,Soomaaliyada aan sheegayaana maahan tan PUNTLAND OO kaliyah ama somali land ee waa tan NFD, Kililka shanaad, Jabuuti, Muuqdishah iyo kasimaayo geddiba inaan aniga uun madaxweyne la i yidhaah,,,Sool iyo Sanaag inaan maruun ka madaxweyneeyo,,,,

Haddiisa ay i yidhaahaan Kurdiga, Mangooliya, Tajikistaan, Azerbejaan, Uzbekhistaan, Taskareeniya ka noqo madaxweyne iyo Greckoplania kuma aan qanacsani ee wax baan salfan doonaa oo duurkaa inta u baxoo oo waxoogaa Technicals ah kaxeysto wilal dagaalamana aan qorto baan uunkaba cardaadiqadaa ka yeelli,,,,Inleen gabadhii Chelsea ahaydba iyadoon shahaadad haysan baa aabaheed Clinton u qalqaalshay inay Tanzania madaxweyneh ka noqoto,,,,,.....


,,,,,,,Burco walaale hadalkeygaa ma ku galay oo si wacan ma u fahantay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Saturday, July 15, 2000 - 12:08 am
Albaabada baa la isu xidhay.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Saturday, July 15, 2000 - 01:33 am
Asalaamu Aleeykum


neefoowkniniini waxaa u jawaabay burco.qanucu waa meeshiisa.balse sxb waxaad jeclaatay is a baabul ama u xayd xaydasho jago madax weeenanimo taasoo nasiib daro umada soomaaliyeed aysan diyaar u aheen shaki dartii.markaa waxa ila haboon naftaada wax u baro si aadan unoqon mid liita mustaqbalka.waakabaxay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.