site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan Rabaa in aan Ogaado Taariiqdii Dadkii Hore oo Layaaney ""YIVIRIA" ama YIBIR

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Waxaan Rabaa in aan Ogaado Taariiqdii Dadkii Hore oo Layaaney ""YIVIRIA" ama YIBIR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABSHE

Wednesday, July 12, 2000 - 03:18 am
WAXAAN RABAA IN AAN OGAADO TAARIIQDII DADKII
HORE OO LOO YAQAANEY YIVIRIA AMA YIBIR.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARIIRI

Wednesday, July 12, 2000 - 08:01 am
saaxiiboow dadkaan waxay deganaayeen soomaaliya meelo badan ilaa bulaxaar to deep south waxayna goyn jireen xirsiyada marka ilmaha ay dhashaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Wednesday, July 12, 2000 - 09:43 am
They are one of the lost 12 tribes of the Jews, the name Yibir is derived from Hebrew.

Is that enough or should I continue

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 12, 2000 - 12:34 pm
they all left Somalia because of the war and r now in israeli refugee camp.
they maybe back when there is peace in somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 12, 2000 - 04:07 pm
Yibiro,

Asalkoodi Israa'iil ayeey ka yimaadeen,ayeey yiraa
diin somalida.
somaliyana rag af tahano ah ayeey ku ahaayeen oo afkooda ku xoog sado.

somaida qaxootiga isku dhiibtay intooda badan ayaa yibiro sheegtay.
suldaankoodana jabuuti wuxuu ka sheegay in somalida intooda badan ay yibiro yihiin,sida u diiwaan gashan reer galbeedka.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Thursday, July 13, 2000 - 03:47 am
Asalaamu Aleeykum


YAAN LA IDIN KHALDIN

YIBRO waa dad soomaaliyeed oo layaqaan waxayna kamid yihiin isaaqa,daaroodka,hawiyaha,iyo dirta,waana dad lagu takooray arimo farsamo oo ay layimaadeen.maha dad ama qabiil gooni ah.yuhuudana cilmi xumaa idin heeysee malumaan markaan maqlay yuhuud baa luma aad baan uqoslay waayo waa waxaan marnaba sina udhici karin in gabar ama wiil yuhuudi ahi lumo waxay lamid tahay taasi adoo yiraahda dhulkaan baan gacmaheeyga kor uugu qaadi karaa waayo waafudeed!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 13, 2000 - 05:53 am
gurey,
horta way jirtaa inta la takoorayba in somalida inteeda kaleh ay ka mid yihiin,oo nina dan la'aan meel uma fadhiyo,waxaadse inoo sheegin haddii aysan asalkoodu ahayn Yuhuud,halkeey ka yimaadeen?
teeda kaleh ogoow in Yuhuudu dagaallo ba'an darteed ay kala firirsameen boqolaal sano ka hor,oo illaa iyo waqtigan la joogo la isku doon doono.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Thursday, July 13, 2000 - 09:30 am
Gurey

"Yuhuudi ma lunto" bal ii balballaari weedhan saxib.

Anigu waxaan hubaal kuugu hayaa in yuhuudi kala firirtay oo adduunka maanta meel aysan joogin aanay jirin. Qaarbaa waxaa laga helay Zimbabwe, South Africa oo waliba madow, qaar baa waxaa laga helay India iyo Bangladesh, iska daa inta Ruushka maalin walba laga soo daadgureynayo. Marka saxib ha dhihin Yuhuud ma dhunto.

Yibirkuna ma aha sida Midgaanka, Yaxarka ama Tumaalka oo qolo kasta laga heli karo.

Yibir = Hebrew

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Thursday, July 13, 2000 - 07:09 pm
jalayaal, like my brother Gurey said they are somaali and the bottom line is "ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn uun"

iskala sooc-sooca ama iska dhaafa kuligeen dameer iyo labadiisa dhegoodaa tihiin = Soomaali...

Gaabshe bro what is this Yibir hunting?

Wa bilaahi towfiiq....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 13, 2000 - 08:47 pm
ar kaalaya maanta waa layaabay (She) oo dheheyso wa bilaahi towfiiq aa la arkay, tii diinta caayneysay maba aha.
ar maxaa meesha been lagu hayaa GABARTI GAALEED AABA HADA MUSLIM NAGU NOQOTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bile-Bashaash

Thursday, July 13, 2000 - 09:50 pm
To: GABSHE

Waa yaab qofka raadinaaya waqtigaan inuu ogaado taariikhda "YIBIR" ....War halkee baad ku maqneed ma maanta waagii kuu baryay...???

___________________Fiiro-Gaar ah__________________

Waxaa jira Kitaab ka sheekeenaya Nasabadda,kaasoo aad ka heli kartid waxaad u baahan tahay in aad ka jaahil baxdid iyo dhamaan intii doorbidayna in ey ogaadaan taariikhda "YIBIR" gacmo furan........

Bile-Bashaash

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhakalaf:-Waar raggu waa annaga •••••...!

Friday, July 14, 2000 - 04:32 am
War waaxay waxan aad isku haysataan. Yibir waa jilib ka mid ah ••••• iyaga iyo Muuse Dhariyeba. Inkastoo Isaaqu kadib Ingiriisku markuu dalka yimi ay billaabeen inay dadkaa iska soocaan ha ahaatee raggu waa •••••. Tan ah inay Yahuud galaan, dee Isaaquba hadda waa iyaga Yahuud sheegytay warkuna waa is keenayaa. Warqad uu Ina Ibraahin Cigaal uu u diray Isreal ayuu ku caddeeyay inay Isaaqu asal ahaan ka yimaadeen Yahuud.

Nabadgalyo,
Dhakalaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaalle Mudane

Friday, July 14, 2000 - 05:35 am
Anon,

hadal is weeydaarsi,waxa uu doonaba ha ahaadee,
way dhacdaa, haddii aad SHE u dareentay ama u aragtay in xad gudub ay sameeysay lagana wada hadlay in aad meel kasto u dabo joogtid ma wanaagsana,ma qaldame waa ilaah,waxaan ku oran lahaa diinta kama xigtid qofna,sidaasna ma ahan waano ee waa meel ka dhac,runta marka ay gaartaneh iyada iyo ilaaheeda ayeey ka dhaxeeysaa ee afkaada buurada leh isku qabo yaanan kaaga tifjinine,ahbal yahoow,qalbi caruurka ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 14, 2000 - 10:09 am
Jaale Mudane

SHE waa gaal, gaalna meel kasta uu joogo waa in la ceebeeyaa, Gaal difaace sidaada oo kale ah iyo dameer iyo doc kayeer intaba gafuurka ayaa la jabshaa.
Afkaaga qurmoon iga leexi hadii kale gafuurka ayaad beelee canug yahoow maroorka weyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABSHE

Tuesday, July 18, 2000 - 02:56 am
TO DHAMAAN
WAAD MAHADSAN TIHIIN DHAMAANTIIN
SIDII WACNEED AAD IIGU FAAFAAHISEEN
LAAKIIN WALAALAYAAL MA HABOONA IN
ISLA MARIIBA AAD CAY BILAAWDAAN
WAXAAN MEESHA UGA JEEDAA IN DADKA
QAARKOOD AY QORAYAAN HADALA AAN
HABOONEEN..
HADII AAD WAX FIKRAD AH OO DHEERAAD HEYSO
U SOO GUDBI WALAALKAA.........
MAHADSANIDIIN.,.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 03, 2000 - 06:56 am
Waa maxay Yibir?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal godan

Thursday, August 03, 2000 - 11:56 am
Taariikhiyan, soomaali oo dhan baa la garayn meesha ay ka yimaadeen.yibir waa dad soomaliyeed
oo farsamo aanay dadka kale aqoon yaqaaney oo ku
noqday xeeladoodii in lagu caayo.walaalayaal
waa ummad muslim iyo soomaliya ah umana baahna
in aad ku qortaan dadyow kale like yuhuud.waxaynu
hayna kuturkuteen iyo abtiirsimo aan saxneyn
ee maynu walaalimo soomalinimo ah ku dayno nasabiyadu ma odhan yibro,ee waxay sheegtay inay
jiraan qabaail la iskuna garto.
sidaa iyo is maqal wacan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.