site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HADAN KU HADLO AF QALAAD MA WAXAN AHEY RER MAGAAL?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): HADAN KU HADLO AF QALAAD MA WAXAN AHEY RER MAGAAL?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABBI

Friday, July 14, 2000 - 05:12 pm
WAA IDIN SALAMEY CID WALBA OO KA QEYB QAADADTA
MOWDUUCAN WAXAN IS WEYDIIYA WAXA KU DHACAY DADKENA SOMALIGA AH GAAR AHAAN KUWA KA FAANA AFKOODA HOOYO UNA HEYSTA IN AY YIHIIN HADII AY KU HADALAN AFKOODA REER BAADIYE AMA AAN AHEYN ILBAX
LAKIN WAXA II MARQAATI AH KULIGIIN WAAYO WAXA IGA YAABIYAY KOLEY WAAD ARAGTEEN HADAN DIB U FIIRSHO AFKA SOMALIGA WAA MID AAD IYO AAD ULEH
XIGMAD IYO QADARIN LAAKIN WAXA LAGA JECLEYSTAY IN LA INKIRO WAXASE MAHAD LEH ILAAHEYGII NOO SAMEEYAY AFKAA XIGMADA BADAN MAXA KA TIRAAHDEN WALAALAYAAL ANIGU YAABAY


NABED GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 15, 2000 - 12:04 am
CABDI,

Maya,

laakiin murqaha ayaa lagu faanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, July 15, 2000 - 10:07 am
war afka qalaad waa romaantig bey habluhu dheheene seeraaraha waa inaad nambar wan kaga soo baxdaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shaafka

Tuesday, July 18, 2000 - 09:28 am
Aw-Cabdi,

Wax baan kuu sheegayaahe i dhageyso.

Shokoloko bangoshee buugeeda ayaa seeralaha afarta jardiino ku yaala la iigu dhigi jiray galabkii, sheekada bangoshee caanbeey aheey waxeyna ku taalay buugaagta englishka for africa ee waagaas private schools ka laga dhigi jiray waxeyna aheeyd Sideetameeyadii horraanteeda ilaa marki danbe aan aniga school brivaatiah furtay, markii danbana eey sii casriyoobeen schooladaa oo la oranjiray maqal iyo muuqaal, sida Eenoow school haddii aad xasuusatid iyo midka ku yaalay isgooska Kaasa bal-ballaare.

Waxan ula jeedaa, adeer barigaas baaba ilbax la ismooday qofkii ku hadlana luqadda shisheeye uu balo ahaa ee maxaad moodi iminka oo qurbo loo yimid luqadda, qaarbaaba ku oranayo ereygaas maxaa af-soomali lagu dhihi jiray? gow!! war heedhe iminka uunbaabad somalia ka timidee goormaad ilowday luqaddii? waakanaa Hebel iyo Neefoow miiran baaba naqabsaday iminka, qudhooduba laga yaabee ineey soo mareen Eenow School, madbacadda gadaasheeda ku yaalay, maybe inaan macallin u soo ahaa iyaga oo haddana iga badiyaba englishka. Soomaliya ha midoowdo"aamiin"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 18, 2000 - 05:58 pm
Taas Neefoowkaniini aa ka jawaabaa duqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 19, 2000 - 04:56 am
Hebel,

NefoowKaniini, taas kama jawaabi karo oo rag Jigleha macallin ugu ahaa ayaa joogee,ee adiga jiglaha malagaa soo bootiyay?mise isagaad la mid tahay? Wallee rag waa iska daba yimid, oo haddaneh kala teg.

Ilmo toowfiiq bal waxoogaa hubka dhima.
wabilaahi toowfiiq,

iyo nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MYOB

Tuesday, July 25, 2000 - 04:34 pm
haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa ABBI.

waa il baxid markii luqada ann afsomaliga aheyn lagu hadlo.

No what do u say son?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Unrecorded Date
Abdi ninka sheekada keenay Way iska cadahay Inaad
tahay nin qurbaha kudaahay wellina luqad baran
saad uqayilaysay wakhtigaagii ku cayaartay
oo aad kanaxdid markii aad aragtid ninwakhtigiisii
kafaa idaystay oo wax bartay..damiin baad tahay
ee xaasid nimada iska daa luqada baro...
Brother this is advise......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abbi

Monday, July 31, 2000 - 12:40 pm
hi feysal
waa ku salamey madama aad tahey wiil somali ah laaakin ma aaadan i fahmin macanah aan ola jeedo ma aha inaan damiin ahey lakin bro waxan ola jeeda dadka mudada yar joga qurbaha ee is moodey iney yihiin dadka iska leh wadankey joogan oo shaley markuu iamaneyey boor laha hadan ku oraneya af somali maba aqaan tas ma il baxnimo miyaa feysal ???????????????????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.