site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shangaani aawey

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Shangaani aawey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Tuesday, July 18, 2000 - 03:46 pm
war ninkaas oo maalmahaan oo dhan la waayey oo bil dhan buu maqnaa ee aawey hee


please find him will you?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 18, 2000 - 06:04 pm
Waa la masaafuriyey duqaas.
.
.
.
gabar (BAJAQ) aas hada ka hor dhirbaaxi (Dhirbaaxo-jeceel) camal iydna 9-1-1 ee uugu dadaashi markiis community-work bogtine diyaaro aa la saari flight # 911 (beenteey maahin)
.
.
.
Wabilaahi shengaani....Shengaani was a good guy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Tuesday, July 18, 2000 - 09:27 pm
Hebel,

Heeeeey,hay habaarin, walaalkiis, waa ikanee, Samiya jidcadaha ma soo toosin abaayo guriga ganjeelada cad no!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, July 19, 2000 - 03:23 am
,,,,,,Lee hebel adi Faal Gureey aa ku khaldoosaa ninka gawarta dharbaaxi Faalka waaye!!!!!!Shangaani welli gudaha aas ku jiraa Yaakhi maskiinka tamman sanno ay ku xukumeen ii bokhol kun oo laga dhigo!!!!!



Calashaan Farxiyo mateekadaan oo Xamardaye hadda raaraadihoosa aas ku daadsadi iidna waxeey tiri gawarteey (12jir)aas iga faraxumeeyi,,,unukka been aanbo u khaweeni bacdigeed DNA ay ka qaadeen us aasba naqdi aa la dhahooyaa waa kasi weeni usna waxaas dhahooyaa anni gawarta ma baashaalinin laakinse bambiiradii Maamada aan ku baashaaliyi aan meeha ooga tagi bacdigeedna gawartii aa laigu soo armaareeyi!!!,,,,Marka hadda unukka lacag aruuris aan ku jirni oo boqol boqol dollar aa liiska qaadooyaa ee jamaacada kulli a loo soo qaaraamo maskiinkaaneey oo la nabsadi xabsi ma ku dhaafi karniyee!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, July 19, 2000 - 11:18 am
Run ahaanti waan dareemay maqnaashaha Shengaani,aad ayaana uga xumahay in la waayo,meel lagala xiriiro haddii aan aqaananeh mar hore aan la xiriiri lahaa,perche Shengaani waxaan iska shansan jirnay,XAMAR XAMARKA.
Dambiga aas galay aan la yaabanahay, meel kasto islee la raadiyooha, ilmo,dumar,waayeel,duqoowsho,police,fbi,kuli dadkii oo dhan,us maxaas cunay?

NefoowKaniini,
fadlan mateekada aad iga daba wado, inta aysan isoo gaarin ku goobta adiga iyo hebel.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Thursday, July 20, 2000 - 02:26 pm
to samiya


ani xataa shangaani wayahaan mar arkin....intuu ka baxay.......................................
wadaadka la,aantiis abaar waaye u sheeg...........
u sheega jiijo aa raadihooyso....................


hebel

waan u jeedaa shangaani la,aantiis in aan indha taagooysid.............i feel for u lol........but he will back.......................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 20, 2000 - 03:13 pm
Saaxibyaaloow wareerki hore wareer aa soo dhaafay,
asaxaabta qaar waxay mashquul ku ahaayeen maalmahaan ilmo toowfiiq,qaarna mudaneh, qaarna magacyada dadka kaleh ku adeegashadoow, qaarna falkis sida she, waaba la iska faaiideestay, qaarkaleh oo waxaa soo baxay inteey ku maqnaayeen ma ogi, la yiraahdo: yaasheegi kara hee Shengaani intees ku maqnaay?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, July 20, 2000 - 05:18 pm
Neefoow LOL abaa Kursiga aa iiga ridi walaahi.
.
.
.
Waraa macalinka toman sano waa dheertihi walaahi...armaa hada us nalagu soo baashaaliyaa war aaba jiree?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, July 21, 2000 - 04:28 am
Hebel & Nefoow,

Dhuu-dhuumashoow marki la ciyaaraayo qofkii la soo helo barxada aa la soo fariisiyaa,ka dibna weerarka cusub aas ka qayb galaa, hadda Shengaani
barxada aas fadhiyaa,weerarka dambe aan ku sugeeynaa.
Jiijo,
"Adi kaalaybo soo orod oo hab isii"

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 21, 2000 - 02:59 pm
,,,,HEBEL saaxiibkeey ,,,ad jinni jinni,,,Cambar yux!!!!!!Xmardaye iyaah adiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Monday, July 24, 2000 - 05:52 pm
to samiya

abaaydiis isiibo waa ikanaayee maxaa ii haysaa???

neefoow,
adi xaasidkoo tahe 10 sano aa ar taaseey habaar iyo nus in oo mardanbe somalinetka aa soo galin aa iigu talo gashey haye,duf u bax

xamardaye
walaalkiis waad mahadsantehe,,,

hebel
mujinga sana waaxid taaseey i dherbaaxdey ameey she eheedne,,,,mooshi,,,,adaa wax ogee igu soo taabo hee,,,mascar-buunshe,,,

waa shangaani oo ku soo noqday somalinetka ha la iska celiyo hee,,,ar ani maalmahaan waa macaadey mashquul ahaanti,,laakiin hadey noo tahey heeeeeee


kuwaaaaaaaaaaaaheeeeeeeeeeeri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, July 24, 2000 - 11:05 pm
,,,,Ilaahay nabad makuugu soo bixiyay Shangaani alxamdullilaah,,,ar ka warran tii ku nabsatay fatxiyo mateeko,, Walaahi anni qaaraan arruuris aaan ku jiray,,,Ka warran hee gudaha mar dambe Gawar yariis ma isku xoogee!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 25, 2000 - 01:07 am
Shengaani,

ar shengaani ahaa, maanta dhan Jaran-jarada gurigaada aan kugu sugaayay,inii ka soo guurtay meeshi hore waa la ii soo sheegay, ar adiga inteed ka baxday? horta gurigaada kan labaad miyaa?mise kan saddexaad? waa kasi waayay ha ii la yaabin, saaxibkeey ma soo samo aruurtay?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 25, 2000 - 06:40 am
,,,Us maa war ka gaarana gudaha ay ku soo baashaaliyeene,,Koo lee usi dhan cubeed Jaako loo geliyay u eg oo muruq ii madoowaan afka waa kuu kanaa afarta ilig kore eber tamman ii shan sanno gudaha lee ku jirri, kii gudaha soo galana go'aan aas ku gaari iniis gacanta bidix u dabciyo, laafyada waa ee day, ,,, Widaaygaana Shingaani warba amaas ka gaarin,,,ee gacantiis Gurta lee managa fiirisiinoo,,davac dabac iin laafyo,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Tuesday, August 01, 2000 - 06:22 pm
to:shangaani

ilaaheey ma ku keeney ,ee waxba ma kuu hayee waaan iska kaa goobaayey sababto ah somalinetka ma kala soconaayo la,antaa ma garatey marka saas lay iga ehed ee ilaahey nabad ha kugu soo celiyo mar dambena saas ha noo galin
waan ka baxay

mowliid waxaad sheegaysey maxay ahaayeen ,come again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Tuesday, August 01, 2000 - 09:07 pm
To: Samia

Huuuuuuuuno, anaa moodey inaad iraadinayso ma'daama aan waa shingaani teg-tegi jiray.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Wednesday, August 02, 2000 - 07:35 pm
NEEFOOW
HABARTAA CUN ,MAKHNUUD YAASIR ,KUMAAMAKO,WAXAAN GOORMAA BILAABDTEY ,WAXAAN HADII KEENTEY TAB LAGAAGA HARO MABA LEHE BANAANKA ISKEENBO,BOOJAALYAAY


SAMIYAAY
MARBA SHEEKADA HADEEY HUUNO GAARTEY ANIGU WAAN KA BAXAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 03, 2000 - 11:52 am
,,,,,Yaasir maxaa ka waddaa Shangaani hoooooy!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Thursday, August 03, 2000 - 05:30 pm
NEEFOOW
MABA KASEESID MIYAA KA SOCO HORE AAN U OGAAY INAAD NEEF LEE ISKA TEHE,,,,,,,


KA SOCO HA U BIXIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 03, 2000 - 06:40 pm
Aabahaa waakan__________
.
.
Adna Aabahaa waakan qaablaaw__________
.
.
warkeey maku gali?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, August 04, 2000 - 12:46 am
''''Khaablaawahaaneey Aabahaa ii xariiq maxaas ka kasaa hee,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, August 04, 2000 - 04:57 am
Hebel,.........lol

Isku dir kaas ka wayn majiro,
dugsiga quraanka gadaashiisa bacaadki ku
yiilay ayaad labadoodaba geeysay haye.
aan arag na hee kii laga hor tir-tiro.

anigase labadooda mid biiq ah aan u jeedaa,
oo aaboow kan iga yar iga celi kan
iga wayn waa isaga aadaa leh. gax gax gax.


ar warta aaway, kaalay igula raaxeeyso,
xariiqmahaan uu hebel sameeyay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 04, 2000 - 07:39 pm
Ar Warta-Xaaji-Suuqa-aKaaKa goormaa iigu danbeesi ma taqaan?
.
.
Anoo gacan iga jabti aas i ogaa hada xidaa ma ogo in jeesadii la iga furi.
.
.
Xamardaye labadaan waa kala cabsoonaayaan aan u maleenaa kala reebta aan isu geeyi koo feerka bilaabaa maku jiro jaaminaa 3 saac aan joognaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, August 05, 2000 - 02:56 am
,,,,,Gacanta maa kaa jabtay aa naga Dhaadhicin rabtaana, Unuka waxaan maqalnay in lamada gacmoodbo jeesada lagaaga saaray si oo u yareesid Cinque contro uno-da,,,ar yaa Cubeed Saliid ii saabuun uugu daliigay!!!!!acuudka!!!Cambar waaba tubanyahee adiina heer lamada gacan jeeso lagaa saaro bacdigeed adi ii cubeed arag lee idinka dhexeeyo xataa Qabeeska biyaha tubada leed ku aadihee ilaa xaal mastuurkaa ka gaartid!!!Bilaash jeesada!!!!~~~~~~~~~~~~>


Xamardaye hooy anni ma cabsahooyi ee Geedkaaneey Ansharaaf Shangaani leen is dhahooyaa ishiis amaay ku qabataa ma kasti wadaayoow,,Hebelna waa u jeedaa Qulixiyo ii JK dadkood aas ka soo hari unuka maa ku deesaheeno,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 05, 2000 - 02:46 pm
Gadaal-gadaal laguu xir-xiro miyaa sheekada ne?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, August 06, 2000 - 06:56 am
Shengaani,

biiq, maxaa ugu dhuumanee Hebel gadaashiisa, banaanka aa laguu taagan yahay, sheekada xariiq kaliyah ma joogto, caay aa lagu daray, wax iska celi haddii baad isii aan kaa celiyee.

Nefoow,
kan lamada dhinac loo tumo waayeh fulayga, isugbo horta aan ka qaatee wixiis wado.

Hebel,

xir xiritaan farafaalle la yiraahdo aa soo baxay
adi ma ku soo gaartay? haddiibo jeesadii lagaa furay waa mahad alla ani waxaanba u maleeynaayay in jeesto lee aad ugu xiratay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, August 06, 2000 - 06:07 pm
Adi koo oo kor-kor la isu xiraayo weli shaahidu ma dhahdi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Sunday, August 06, 2000 - 08:04 pm
neefoow biiq ma iskeenti,,,suuq mugdi gadaashiis imaaw galabtii casarka hadii garan weysidne xamardaye ikeen dheh us aa kasaayaa

xamardaye
foormo baloon maxaa la iska ogyahay hebel anaas igu gambahooyaa adne war ma ka heesid ,,,,,,,
neefoowne gadaashiis aa daba taagen yahe us oo waliba dhabarkiis muuqdo,,hahahahah qux qux qux

hebel hurdaaye
hadaa xariiq bilaabdey,,,goormaa la isku qaadey,,mascarbuunshe,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Sunday, August 06, 2000 - 08:09 pm
neefoow biiq ma iskeenti,,,suuq mugdi gadaashiis imaaw galabtii casarka hadii garan weysidne xamardaye ikeen dheh us aa kasaayaa koleey biiqnimo inaad u imaan weeyso waa dhacdaa laakiin ma kasaayi lee ha dhinin,,,,punda kabisa,,

xamardaye
foormo baloon maxaa la iska ogyahay hebel anaas igu gambahooyaa adne war ma ka heesid ,,,,,,,
neefoowne gadaashiis aa daba taagen yahe us oo waliba dhabarkiis muuqdo,,hahahahah qux qux qux

hebel hurdaaye
hadaa xariiq bilaabdey,,,mar hore aa la isku qaadey la isku qaadey oo waliba u sii hareen,neefoow goonka aa fuqsan habertiis xataa cajiinka inuu u soo gado waa diiday "banaanka aa la igu bacdhebaa" aas dhahooya adne hadaa soo baraarugee,,,,mascarbuunshe,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Monday, August 07, 2000 - 12:11 am
waraa koo leen maqlooyaa child abuse af gaal wax lagu dhaho aa lagu xirey kaas kee ahaa yaa yaqaan,neefoow adaa dadka ugu socodbadane kaas kee waayi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Monday, August 07, 2000 - 03:48 pm
aboo,,,aboo,shangaani aawey shangaani,,aboo,,aboo
shangaani aawey,,aboo,aboo,,,,
soo madadaalee maslaxo muusiga saaree shangaani aawey kabeebeey aa la tumaa waa maqmaqnaatee shangaaniyoow waan kuu xiisnay waa imaatey maxaa noo wadaa;;;;;;;;aboo aboo shangaani awey shangaani

shangaani haye e-mail bug aa la isku dhiiba miyaa kii saaxibkaa aan arkey oo taleefoonkaaga ka soo qaatey messagekeeyga ma helin

waan kaa war sugaa


neef & helen
wali ma nooshihiin
yaahuu ma dhimataan miyaa labadiina aan somalinet u nacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

atoore

Monday, August 07, 2000 - 03:50 pm
tuti a bambini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, August 07, 2000 - 06:19 pm
Aboo aboo
shangaani aa waa la tumooyaa
.
.
aboo aboo
qashin-qubkaas ku jiraa
.
.
Kabeebeey mashaq ii makhrib waa ka muuno beeshee
.
.
Meel walba taashooy murugtaa an waa adkeysan
waayee.
.
.
Ar waa imaatee kebeebeey mahad waaye taas.
.
.
igu nacdaa igu jeclaataa mahad aan beriga
qabaa
.
.
aboo aboo kebeebeey ar kabtaa waa helee.
.
.
aboo aboo xey kugu taal tii kale aa maqane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, August 08, 2000 - 09:28 am
Meeshaan waa la is fahmay,dhinac aa la iskula dhacay, hoostana waa la isaga dhiiboohaa.

Shengaani,

kala reebto waa camiran tahay aan aragno ninkii biiq ah, adigana wixiid aragtid herti ku qaad, wixii kaleh oo goobasho ah ani igu haleey, buuto fooriyo aan u sameeyay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, August 09, 2000 - 01:12 am
,,,,,Fuu fuuh fuuh fuuh fuuh waraa Hewel Hewel Heweloooooooooooooooow fuuuf fuuuuuuh fuuuuuuf waraa iga soo gaar Kaneey ansharaaf leen u mudaayi walaahi murqaani waaye ,,,Fuuf fuuuuuuuuf waaba neeftuurooyaa,,, Iga qabtanoooooooh ma igu fiirsanoosiin,,,lee ilaaha ila laaha waraa Dhiig waayee ,, iga qabtanoo kaneey dabaal waayee waraa lama goos ii seddex ilig aas iga soo tuuriyee,, Waraa XamarDaye iga qaba nooh dabaalkaan ha igu deenine,,,Hewel adi gadaal ka soo marnoo,,,Waraa iga qabta aabihiin cunna ee,,,,lee Shangaani waraa Isha lee ha iga ridin dabaalyaaw Saaxiibkaa aan ehee,,,,,,Walaahi mar dambe warkaa ma sheegaayi,,,,bis adi kuwaan maa na isku keen diraayo,,,Waraa kuleetiga ha iga jeexin hee adi,, waraa naga qabtanoo geedkaan murqaaniga eh !!!!! Bisinka xiddigaha aa maalin cad lii tusiyee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Wednesday, August 09, 2000 - 05:41 pm
kabeebeey
abaay,,,,ilaahaay ma kaa soo badbaadiye doomihee jajabaaye ar e-mail bug ma kuu dhiibinee ee waxaa waaye shangaani@hotmail.com ee dhagaha fur,,,,,ar mesejkaaga waa heliy laakin keyga ma heshi adne??
anyways walaashiis soo noqod wanaagsan heee,,,,

xamardaye
taaseey anaa ku filin ha u bixin

neefoow
bas waan kuu qaleeye ee mardambe ha noqon,,,,

helen hahahaha
kabeebeey waa imaanee wax cusub lee imaanee hadaaey ka dartee helen kuu bixisay hahahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Thursday, August 10, 2000 - 08:29 pm
ala ala
waan ogaa in markuu shangaani soo noqdo fun bilaabmaneeso is haysta wax badan aa afka leerineeseenee,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, August 11, 2000 - 05:34 am
Hebel,

nin iyo naagbo kor maa loo xiraa?

markaas baq-baq fiiris waa la ga reeysanaa he,

iska fariiso lee ahaa, ee iska fiirso,

qofta kor u xiran, la iima diidin.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Friday, August 11, 2000 - 06:55 pm
SHANGAANI,,,,haye waan furey dhegaha oo wali waa fuursanyihiin,war maalin hore aan waxaan arkey macalin mayser fiisho ditoore noo ahaa waan maleen kari waaye noo hadal wuxuu iiga bilaabey shangaani meel iigu sheeg ana tel. leen farta ka saare mar dhaw waa ku soo haayaa,ee iska qabo

helen
tii kale waa la heley toongoolif ma kaseey,,,,,,hadii kasin buuga uu qorey cilmi boodhari bogga 1342 ka fiiri

xaardaye
adi maxaa ka hadloosa for god;s sake make sence for once in your life bro

neef
isha ay fajaq kaa siiyeen miyaa adaa isku daartey shangaani ka xaabi xaabi hee.


by the way macalin mayser aa kuligiin ni soo salaamaaye,

abaay samiya
shangaani intee ku barateybo?wax iswaydiis ma xumee,isoo waran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 11, 2000 - 07:04 pm
Lee waa nala caayi waraa.
.
.
Adna Xaardaye aa tahay...Adna Neef...anina Helen.
.
.
Magacyadeybo noo qurxisi miyaane?
.
.
Kabeey-beey kabtaa ka heshay sariirta shangaani
hoosteed aa anaga noo qabsanee miyaa?
Markii laguu helayna aa na caay-caaynee sii oon
ka warheyno waxaa adi ii calooleygaas soo
sameeseen camal kaliif dheereyde?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, August 12, 2000 - 04:21 am
,,,,,,Hebel yaakhay Ilaah ka cabso waxaan camal ceeb waaye wallaahi waana liisku cadaabaa,,Hebel adoo Ilaahay ka cabsanaayo iskiiga celli nooh kastuumaheed waxaan waa ku habaareeye,,Shalay dhan Hooyadeed aa ku qeeliheesi intee kastuumihii shalamaantalahaanlee laguu soo gadi geesi,, Marka walaahi tan gurigaa laga soo burinaa lee maahinee adiina kastuumaheed inii siiisid ma rabtid xasuus aan ka dhigahaa leed ku jirtaa,,, Kastuumo xasuus ma noqdee Impecche rajasiinada ka qaado iidaa xasuus ku fiican ama xataa duluca gorgorada laakiin Kastuumo ceeb waaye widaayoow,, Hawarteedna Aay Aamoow lama illig too naxeeso miihin Shalaydaan dhan waxeey wediheesi Xamar daye ii Shangaani ii uuka,,, Xamardayana adiyaabo tusiyi waasna ku sheegaa geedkaas mariid waaye,, Kaweeweeyna aas bacdigeed u kululyaay iniis kuuntakuunteeyo aasna ka kormaro,,,acnii khawarkeed aas keeno aba madiideeyee!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 12, 2000 - 08:30 pm
Neefkoowkaniini hadii iyda kastuumada ceshan karin ani maxaan dhimi?
.
.
.
hada xaalkaan kasoo jawaab deeyn camal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, August 13, 2000 - 07:04 am
Kabeebeey,

min yaro maseertay caqli xumaa,
haddii maseerti SAMIYA iska celi,
mise boqboqa eey kaa fiirsadeen,
ku waaneeto aa caaynoo heeysid,
waa lagaa celihaa, soo dacweeylee,
Shengaani,
baabuur qaboow jini qaboow lee ahaa,
lama naag qaboow neh duulal qaboow,
halagu qayb sado, adlee waaye.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Sunday, August 13, 2000 - 04:14 pm
Wadhyaadha war Shangaani maxaafad baa mise,waa Gole lagu caweeyo ?
War heedhe xamardaye,iyo Hebel,xaaji neefow bal isiiya jawaab gaabanoo aan u riyaaqo

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Monday, August 14, 2000 - 11:42 pm
kabeebeey ma ii heysidee dey ninkii macalin mayser aad aragtey kabacdigeed wax kale ma ii sheegoosid walaxaa ii taabtaabatee e-mailka iigu soo waran hee

waryaada neefoow xamardaye,hebel
gaberta waa ku keen keenteene ma ka tartiibisidoonoo,kabeebeeyne gacal samiyana sidoo kale ee wax kale ma na soo dhexgalo yaan la isku xumaanin hee idinkoon caytamin si reer magaalnimo u hadla noo,,,,

dacar
mayee waa curubu night club adi aan ku su'aalo dacar tii booc booca agtiis ka bixi jidhay oo nabraha la marin jidhay soo ma aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, August 15, 2000 - 04:46 am
,,,,,Fiiri ar kii waa ku celiyeen ay dhahooyiin, Saan ceeb waaye,,Yaakhi markaan cunnugoo yar oo vietnamese ah aas bushkuleeti ka xoogi ay dhaheen laakin anni muggoo saas ma u mudaayi,,,Cunnugga Bushkuleeti lee laga dafi dhiigana maxaas ahaay,,Bushkuleeti Qummi leelkoo la dafaayo maxaas ahaay,,, Cunnugga haddiid aragtid cajarmankiis ii halka rafaad ii xanqariif ku yaal adiyaabo iska calwasaadeesid,,,Aw sheikh Nuur Xuseenoow Shangaanigaaneey usi aabo mashaqo soo tuuran ahee muslinka alaga qabto idin alle oon idin kale eheen,,,,,,,......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Tuesday, August 15, 2000 - 08:57 pm
neef
waraa adi doqon yahoow kastuumo lama dhaho ee waxaa la dhahaa nigis taas af soo baro teeda kale intee ku baratey nigis ama keeshali waligaa habartaa kastuumo ma kuu gelininee bahashii la dhihi jiray QOORO-SOOFEYS hihihihihihi leeba gashan jirtee,ma kaaa helinoo ,buundo aan kaa taaganahey.

helen
maya kabtaa markaan ka heley sariirta abootadaa hoosteed aa ani igu soo rogee miyaa tuug intuusan tuug ku dhihin uu tuug ku dhahaa waa iiga hormartey laakin banaanka ma soo dhiginoo hada adi lee iga keensatey.

xamardaye
ani ma ka maseerinee laakiin ani iyo shangaani ilaa anakoo nuunayaal aan is naqaaney midaan hada leey dhexda ka soo booday marka waajibkeeyga waaye inaa ogaado cuz we r best friends aren't we honey?shangaani.

bas waaye magacyadiina waa nii soo celinaa ha li nabad geliyo.

SHANGAANI
hal bog iyo bar aan kuugu soo waramey macalin mayser warkiisa oo taano taano eh ee fiirobo,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, August 15, 2000 - 11:08 pm
dacar,


shangaani waa albaab lagalo oo laga soo baxo,
gal ka bax , gal ka bax, gal ka bax.

kabeebeey,

magacaa ba' kuma dhihi karo, ee sidaas magacyada inoogu soo celi, adigana waa ku ognahay in aad tahay macalimiinta mingiska tunto booyeesadooda.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Wednesday, August 16, 2000 - 02:03 am
xamardaye
waryaa dadka inaad qolalka kale kusoo daardaaratid
aad inta kusoo dhuumahee hayeh???
car qolka alcaalam alcarabi isku soo gal markale.
kista aan kuu turaayo aa kaaga darti.
cajuuuuuusyahoooow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, August 16, 2000 - 02:39 am
,,,,QOORO-SOOFEYS War iga weyn dheh ee Kabeebeey lama gacan lama lug ii suubiskood aan kuu taagi,,Warna a igu soo naqin ii suubiska maxaas ahaay!!!!!!!!

Matante = QOOROSOOFEYS
Kastuumo = Nigis
Rijibeeto = Keeshalli
Sootaano = Hoosgalis
SAFALEETI = Gambo
Ilyar = dango
Gambaalo = Guntiino

Cambuur, Saako, Gooneetto, Shaash, Cambuur garbeed, Cammuudi. Baati, Bafto, Jacfaan ii maleekaan,,,,,Kabeebeey ii Xamardaye aa laga sugaa soo micneeyiin!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 16, 2000 - 06:32 pm
Neefookeenshali
Keenshali xuus taraa horta sxboo?
.
.
Walax raaraca maa lagu riijiyaa?
.
.
Kastuumone Maroorka karaamo lee mee kaaga galee?
.
.
Muga keebeey kabteed waa inkirti kbateey maahin ee dhahdi waana dhirifti firisiyoonaha uugu roogso
Aw-macalimuu intee ka qaboobsaneeyso.
.
.
Aay kabeebeey ani cafis aan kaa ahay duqda ee halays cafiyo OK?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Wednesday, August 16, 2000 - 10:02 pm
kabeebeey
saan maxee aheed midoo waxaan u maleenaaye mashiidiyo eh dhaqso ma ka hartey macalin mayser ardeydiisa ma eheen dugsigii INTII DHIMATEY ALLAH U NAXAARIISTO na ka ma soo bixinee,kuumaa boginee warkaa banaanka soo dhig hee,

xamardaye
adi doqonimo ha u hadlin shangaani maxaa ka kaseey suuq mugdi gadaashiis lee lagaa wareesanaaya

jamal4
xamardaye ha ka harin mascarbuunshaha burburso

neef
duf u bax qosolkaa iga dhameesey maxaa tiri sootaano hoosgalis aaaaaaaaaaaaaaa

samiya
walaashiis kabeebeey ana kaa celinaayo ee luuqa ka soo bax xaa la gabanee,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Thursday, August 17, 2000 - 09:48 pm
ala hoogey oo ba'ay oo maanta kabeebeey baa u maleeso in aan ka baqay ala yaa u sheego shamboqol ka dhiibo naa shangaani ani wax kama rabee ee faraha ha igu soo taagin aan ku iri////

shangaani waxa waalan maa naga qabtid dee////kaftan kabeebey labo gabdhood oo walaalo aan nahay yaan la,inisku keen dirin dee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Sunday, August 20, 2000 - 08:58 pm
samiya
goormaa saan geesiyad u noqotay anoo ku burbursan jiray aan ogaayee naa doqon yahey yaan la,isku keen dirin aan ku dhahay ani hadii isku keey daardaartid wax ma hagaagaayaan

war shangaani aawey hadane ninkaas habeen leyl wareeg lee lagu sixray[[[[foorjo]]]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Wednesday, August 23, 2000 - 03:37 pm
kabeebeey xaad iga rabtey meelahaas leen qoorateeynaaye adi qashqashad badnidaa,,,,foorjo hee maxaa tiri toongolif kalmadaas goormaa iigu dambeeysay ar yaakheey si loo joogo lee hal kalmad uu qadiimi ah soo tuuree ma ku xumid sii wadbo


xamardaye
jamaal4 aabo ku baacbaacsade miyaa ar soo bax kaas hadii ka baqdey wax maba kuu yaalaanee ha na ceebeeninee soo bax luuqa xaad u gabanee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Wednesday, August 23, 2000 - 06:18 pm
meel libaax soo galay lo' ma joogeyso.
meel xamaraawi soo galay xamardaye ma joogaayo.

by; xamaraawi asal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 23, 2000 - 06:47 pm
Meel Limaax soo galay haddii Lo' joogto sow ilkaha laysku cuni mayoo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Thursday, August 24, 2000 - 04:15 pm
waraa adi xamardaye xagee lugaha usoo jidee soo bax noo ar ila qabqabta ninkaan sariirta lugteed xaa ugu dhagantehe habartaa waxee dhahde maanta soor ma lehid hadii iska soo celin weysid mascarbuunshohaas soo kac,,,,,fuley wadnaha baruuru wa xiska lafo lafo hihihihihihihi,,,,,


jooni!jooni!jalaato!
xamardaye kiilo XALWO WAA QABTAAYE QARSO!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 24, 2000 - 05:46 pm
Meel Lawaax ku jiro miney Lo' gasho Yaasiin loogu dadaalo lee mudan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 24, 2000 - 10:31 pm
,,,,Wax oo kukukuuuuuuuuuk Qummu leelkii dhahaayo ma kasee aa la wediyi, Shangaani aa soo boodi, Lee us Luweex lee miinoo


,,,,Wax oo Yaaw yaaw dhahaayo ma kasee Shangaani aa soo boodi lee Maroori lee miino!!!!!!


,,,,,Shangaani miyaaradda a kaa jabtee!!!Maroori ii Luweex oo kukukuuk ii yaaw dhahaayiin adlee iigu horeesi!!!!!!!!!!


,,,,,Hewelkeey widaaygiis koo Abeyla eey dhahaayiin oo Muqdishoow retaurant siis waardiyo aas ka yahay ahaan haween ii maalin ma joogaa horta miiha!!!!!!!!!!


,,,,Caafimaad alle aan kuugu soo duceeni dhamaan siin u dhannahay jamaacada meehaan ka soo baaranto ,,,,,,,Shifo shifo alleh!!!!!iska ilaali kuwaaneey baloonta kala dheerta ku qaadahaayiin wadaaygiis!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 25, 2000 - 10:36 am
LOL Neefoowluwaax....Waa ka heli.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Friday, August 25, 2000 - 06:11 pm
waa kasay warkaaga shangaani iyo shuuko-shuuko waa midkii ilaahay wax kaa dheefiyo, sow maaha mise waa meel la galoo lagu galaan gashto
war mar hadii aad tidhi waa curuba,oo curuba waxaanu ku naqaanay sow ma'ahaynin meel raga u haasabatagoo ku xod-xoto dumarka,,,,,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 26, 2000 - 08:30 am
Aweeyle oo warshada sikareedka ii tarakha u dheelaayi lee miihinoo?
.
.
Oo Howlwadaayoo ka dhashi calool kuuska lee masheegtidoo?
.
.
waa joogaa maskiinka sii lee muqdishu u rogaa inta kale E-mail lee waayi. Inta maku qarxin karo macalinka sxbkeey waaye ninkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Saturday, August 26, 2000 - 05:10 pm
NEEF
adi ma iga darnidoo markii neyruus labada xabo af ingriiska ka soo baraneeyne oo xabad yanyuur saqarsuujineesi ku lahaay as" sorry my cat jiidh ismaalahayn"weeh taas ma iloobteyne ani xariifkoo daacad lee iska ahaay adigan midoo guduudeey lee show off u dhigayse ,marka yaan la is qufqufin hee
wax badan aan kaa haayaayee

dacar
tu madre e sorellastra e shuuko-shuuko un asino qabaluus waaxid,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, August 27, 2000 - 03:14 pm
,,,,,,,,,Ceeb iyo Aflagaado weyn Shangaani Hooyo la caayaa meeshan kama jirto sow waxaad garatay maahan haddanna golaha sharafta leh baa ka fariisanayo arrinkan aad ku kacday oo waa waxaan horay looga baran golahan in ruux weyn uu ruux kala hooyadii macaaneed ee dhashay uu ku aflagaadoodo,,,Macal Asaf,,Dhallin yarada kalee meesha iyana soo booqataanu sugeynaa waxa aykugu xukmiyaan.....


,,,Hewelkiis wadaaygiis adi aa meehaa safiir ii badrooniba nooga ehe Waxaan ku weediiyi koo us eey dhihi jireen Baasto ii Madaxeey meeha lee meey ii buuxaan welli!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, August 27, 2000 - 03:38 pm
Neefoow Baasto Buffalo aas u taraarixi walaalkiis madaxeeyne intaas joogaa walaalkiis ii Cabdikariin.
.
.
.
Neefoow kaas awalbo Shangaani aas ka askumi markaa ha u bixin hooyo in la caayo kaskiis aa gaari wax kaluus sameeyo aas kasi karin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Monday, August 28, 2000 - 11:45 pm
neef
xataa ani ma igu cabee hooyo la caayo aa ar goormaa i aragtey anoo hooyo caynaayo teeda kale kii ku soctey af waa qabaayee aawe us waxaan waa wada soo sameeynee yaan shiiq shiiq la iskayga dhigin hee

hebel
dadka shangaani maxaa laguugu sheegay waa adiga intaa soo boodey sidii nin wax fiican soo wado ar hooy iga joog aan ku dhahay waxaan sameeyo hadaan waayena anee ii taalaa COMPRANDE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, August 29, 2000 - 09:53 am
No!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Tuesday, August 29, 2000 - 07:46 pm
LOL@@@@SHANGAANI
TU PARLO ITALIANO?woow macalinka sheekada hada ee ka sii fiicnaaneesaa bro


hebel
r u un asino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 30, 2000 - 11:04 am
nontebarekubaare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, August 30, 2000 - 10:29 pm
,,,,,Non per ti cupare!!!!!!!!! hayeey si fiican ma u qori,,,,,, maya haddaan kasi nonbartekubaare!!!!!!!!!!Acuudkoooooooow,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 31, 2000 - 11:41 am
Aryaa Neef Bareejaanu nahee makala genbisanoo?
.
.
.
Janta Folta aan ku arkee adoo barla KE ku reedareehaayo.
Ee Minaadan ka fardiiro-leen,
A tuwa testa un bateriyaa ka reedareehaayee day.
.
.
.
Iga ale-fateersho-ree duqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Thursday, August 31, 2000 - 08:13 pm
neef molto bene
xoogoho aa soo tuurate saas aa lagaa rabaa yaa lagu bowsanin,,,,,,,,,

hebel
io speranzo voi tutti che io sono parlante intorno ma inoltre malvagio hahahah
aryaa dhagaha niib aan ku dhahay................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 31, 2000 - 10:23 pm
,,,,,kakac aa lagu yiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, September 01, 2000 - 10:18 am
Ii faa-fan-kuulo bo aa lagu yiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, September 01, 2000 - 11:51 am
,,,,Faay faay Kuuloow,,,,Baraga hee ma joogto saad magaceeda usoo nibir qaadeeysaa,,,Waxyahoow oo Kalkalyooniga ah,,,Maladetto, Umburyaako, Jimmy Carter, Menahim Begin, ii Ronoow Riigooow waaxid,,,,,,,Lee istaakhfuraullaah inlee Roonoow Riigooow Talyaanigoow madaxweyne ka ahaay!!!!!!!!


,,,,,Shangaani adi Roonoow Riigoow ma ku soo gaarti,,,,,Mise maba lagu dhallin waqtigaaseey waqtigii Hitler ahaan aas ahaay iga dheh~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Friday, September 01, 2000 - 07:37 pm
rubeerto roonoow riigoow lee maahanoo neef adi ciyaalkoo leed eheed aan u maleehaa.

ka kud aa lagu yiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.....jiip

Sunday, September 03, 2000 - 05:10 pm
shangaannnnniiiiiiiiiiiiiiiiiii

maku soo gaarti heestii rock and rool oo eheed hite the road jack ......mooloow .......mooloow hite the road jack.....dajka buloow heeeee..lol

ma xasuusataa kabihii meerijaanka oo baasto miirka u ekaa.....lol shangaani............iyo watareburuufka....lol......................
lol........................ i miss xamar....like bilaajo carab..... aw aweska........shangaani.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Sunday, September 03, 2000 - 07:55 pm
to kuligiin


haye ani lee waaye samiya oo soo noqotey maxaad hadana qolkaan ka furteen walaahi waa iga yaabiseen meeshi dhan waayo waayo aad ka dhigteen sii wada.
kabeebeey
naaya haye anaa igu soo jeesatey miyaa naa nacasyahey yaana nalaga faa'iideesanin baan ku dhahay jiijo jiipeey walaal u sheeg tan iskaga keey ordeesa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Monday, September 04, 2000 - 04:58 pm
haye jiijo jiiseey heestaas hadaabo taqaanid maba yereesatid yaah HIT THR ROAD JACK AND DON'T YOU COME BACK NO MORE NO MORE NO MORE HIT THE ROAD JACK iyaaaaah wali halohoo leen ka xasuustaa dey.

samiya
walaashiis is qabooji kabeebeey wax mayna ku dhihinee ee is daji sheydaankan iska naar,,,,,,,a.b.m.s.r ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, September 05, 2000 - 10:26 am
Waraa Shangaani is ilaali qoftaas,
.
.
Heblaayo sida nimanka looga jejebiyo ee kasee.
.
.
Jiijo aan sheegaa macaani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, September 05, 2000 - 04:03 pm
,,,,Yaakhayoow ad meeha maxaa iigu fadhisaa,,Heey Mushungulli hooy,,,,hee kawahaa soo tabso,,Kiawo Numero diece ii keen Kaneey wacdalkawahaaneey aan fufureenaayee,,,Us maxaas meesha iigu soo surunyahay waaye ee day,,,Hee heey waryaa hewel yaakhay Kashwiito Engaleesadana soo qawo Istaraashoonigaan aan lawooro fiino ku bacdhaweenaa haddaasbo nagu bilaawi Gawarmankaaneey Shooriskood ii Mateeko ii yuumo maa ku yaalyo,,,,Lamada gacan ii gafuurka aan ka siiweenaa bacdiweed us aaba afkiis suubsahaayo,, meehaaneey us loo yimid aas u mudaa Labuk nanacaaneey!!!!Meeha daraa loo imaahooyaa akhyaarta Macalimiinta ii barfasoormanka,,,Cambarka bilaash maloo wado ee day ,,......


Hewelkiis doppo aan is arkeenaa Jiirada Shaamoow ee Shineemo africa ma i kasti widaaygiis!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, September 05, 2000 - 04:22 pm
,,,,,Akhyaareey war new nig dhaha
,,,,,Xamardaye ma u xiisteen
,,,,,Xamardaye ma aragteen
,,,,,Xamardaye wax sheegaayo


,,,,,,,Anigaa war idiin hayo ma iga koobisen meeshaan aa afka leerihoosiinne Shangaani ii kabeebeey ka koooooow,,,,Macalin meysara aa ku heysiin labuk nanacyaalyahoow ii mascar buunshayaalyooow,,,Fadhiga ka kaca


,,,,,,Aaw Ninkii Xamardaye ahaay oo Shukumaan Sacuudiga looga keeni kii lagu xajihaayi ahaan Garbaha u fuulo rumay aad u mudeesid kii xididkii heer baadiyaha ku rumeesahaayeen ahaan Macawiis tii oo Shariif Caqiilna u xirantaay oo mininka ilbaabkiis hortiis ku gaardihaayo amaan arki hee oo sii Daramandra oo jugnu dhigaayo ahaan hor ii gadaal u nanaqahaayo,,,Humbaal anni waa yaawi aanba yaawee maxaas meeha ku qarihooyaa waaye suaalka meeha yaalyo,,,...Abaa Shangaaniyoow,, Ninkii Xamardaye ahaay Wadaaygaa Mininka aa loogu kaaysanyahay Bocor Batiikhoow oo arbacataa cashar eh oo Sacuudiga laga keeni aas meeha ku saqiir suujiyoohaayaa,, Allahu akbar usna aas iska dhigooyaa kii kaligiis wax bikra jawihaayi,, Hanuun aan yaawi Hee Laataacaleeshyaaw see ahaantaa aan dhahay ee waxaas iigu jiwaabi Leentaleentayaaw meehaan aa laiigu khamiirsanyahay Xawaali Usbuuceen,,, hee see ahaantaa aan dhihi ,,,Rufaaqoow leen ku jiri aas iigu jiwaabi,,,,,,,,ee Jamaacada ninkii warkiis ala doono!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABULKHEER

Wednesday, September 06, 2000 - 03:05 am
dhamaan akhyaarta waadsalaamantihiin.
hadii qof reer shangaani oo run ah niigujiro waxaan jeclahay in aan laxiriiro waxaan ahay reer shangaani oo dhalad ah ee ciyaarata kadaaya shangaani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, September 06, 2000 - 08:33 am
Abulkheer ,,,,,Walaale Salaamu Calaykum Waraxmatullaahi wa barakaatuhu ,,Sowdigan xadgudbee Abulkkeer la baxay,,,,Lama muufo Shawaarma ma heesaa hee!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Thursday, September 07, 2000 - 05:50 pm
neefoow
troppo tororog adi waxaa sheegeesid intee ka soo aruurise cantar baqashyaaw oo welibo mascarbuunshe eh ar kii xamardaye anaa kuu soo arkey asoo bahal hawain shirt wato ana waxaan ku dhehe waraa adi baraf aabo dhacooyee maxaa waaye shaatigaan aa wadatid usna ku lahaa hawai aan ku maqnaay,,,,,,,heybo ma ku xumid ,,,,,,,,,,,,,,

abulkheer
haye jiiradee ka degneed shangaani aneey jambalka oopppppssssssss i mean watar buruufka iiga dhamaadeen,,,,,,soo sheeg sheeg heeeeeee

ar kabeebeey
kud ku dilyee intee ka baxdey,,,,,,,,,,foorjo,hee,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Thursday, September 07, 2000 - 08:27 pm
waryaa shangaanidu waa tee ma tii afgooyaa ,mise waa tii halkaa iyo mudug ku tiilay,oo bacad wayn halkaa iyo tukad ka jidhay,war inagaa geel ku maali jirnay oo reer shangaani ahayn ee adigu halkeed ka degenayd,mise sheegataad ahayd,
war labadii qolo ee wada daganeydba waa laguu yaqaanaayee, adigu ma GOGOLYAHAN baad ahayd mise MASHIIDYAHAN anigu ku bixin waayee????????


DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Friday, September 08, 2000 - 04:08 am
iyaaaah...shingaani maa mudug ku taalo????
waaka baxay aniga hadayba sheekada halkaa mareyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABULKHEER

Saturday, September 09, 2000 - 01:30 am
shangaani iyo NEEFOOW KANINI.
marka hore waad salaamantihiin.
neeffoow hada shaawarma ma kuu soo dori kari waad ogtahay in maqaayadee burburtay laakin mar dhaw hadii ilaah yiraahdo suqaar iyo kunaafah abulkheer waad heli doontaa.
SHANGAANI saaaxib waxaa deganaa madbacada horteed marka dambe laakin markeegi hore waxaan deganaa safaarada mareekinka horteed.
ee adiga xagee degneed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Saturday, September 09, 2000 - 02:45 pm
DACAR OR SHOULD I SAY CADAR,,,,,,WHAT'S THE DIFFERENCE,,,,,,,,
hadaa ka dartey oo dibi dhashey ood tiri shangaani baa ku taaley mudug awalba waan iska ogaa inaad tahey qabaluus,,,,,,,

abulkheer
yaaaaaa salaaaaaaaam asxaabu shangaani hadaabo la helay maqaayadaada inteey ku taale aa tiribo,,,wadayoow taas anoo dhalan may dhisnaan jirtay maba arkineeee...............ani waxaan deganaay baar jilbo jabsi agteed,,,,,,,lol,,,,,gadaashaa lee la dhisey noo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, September 09, 2000 - 07:14 pm
,,,,Abul Kheyl ii abuu kheer xaafaddeey leed ka warranti,,,allaah ya cizak,,,,Duqa Abul Kheer intiis ka soo guurin ka warran Xizbiyo agteed ii baar stelle,,,,Gawartii abgaal arkiis aroosaayi bacdigeed Suuriya loo musaafurin lahaay ,,,haddanna safaaradda ameerikaanka horteed aas soo dagaayi igaarkiis maxamuud mii mise abuukar!!!!!!!!~~~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Monday, September 11, 2000 - 11:39 pm
waraa neefoow adi naga dhex bax yarka aan ka wareestee xaafadeeyda,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABULKHEER

Friday, September 15, 2000 - 01:15 am
to:neefookaniini.
saaxib marka hore waad salaamantahay.
qof iyaqaan adaa ka joogo meeshaan saaxib,baar isteela via roma hadaadba ogtahay saaxib adiga akhbaarteeyda og farmashiya horseed agteed ee saaxiboo adiguna xagee degned saaxib waxaan jeclahay inaan sifiican o wada xariirno.
shengaani maqaayadee waxee ku taali jirtay safaarada mareekinka horteed ee shingaani waxee u dhaweed baar galees barees hadaad taqaanid.
saaxibyaal waad salaamantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, September 15, 2000 - 11:39 pm
,,,,Salisburry maa sheegee ka soo horjeedka Library-ga ama Gadaashiis iyo Bergola Saanfid laf laheen ii Yuunmbi Lasoo shuuteeyi..ama Capucceto nero aa ii wadaa iyaah dhinaca geeda qore,, Buffalo ii Gambar lee ha iila aadsanin,, Baar Stella ii Sheekh Shaaciroow,,Farmacio Horseed ii Caziizo ii waxii galadi eh,,mayeey Xizbiyada ii Axmad Calooleey ii garaashkii GRANDE,,Baar luuq Baar Roma,,,Ilaa Jalaatadii Assad,,,Balbeelmi ha ii cellin hee Raajis ii Geedi,,,Waliyoow cali,,!!Sheikh Muxyaddiinka ,,,,ii naagtii Amxaarad Khamriga gadeesi!!!!!!Labuk nanac waaxid!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Sunday, September 17, 2000 - 07:09 pm
HAYE kabeebeey lee waaye intee u ordeeysiin
samiya abaa meel kale aa la xanaaqsantehe ee ani wax ma ku dhahaayo i am in a good mood so don't wreck ma day anywayz ani cafi iyo masaamax aa iga tahey,,,,,,,ee adi intee afka u tuurooysaay chill

shangaaaaaaaaaaani
aboo aboo kuwaaneey meeshaas kabaha iska daaye cagaha kaga dhamaadey,,,,,,,

neefoow
axmed calooleey intuu ku dambeyey ii sheeg ciyaar ma iga aho yaah macruuf aan aheen

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.