site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Caliyow soo celi!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Caliyow soo celi!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Thursday, July 20, 2000 - 05:37 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato


Caliyow soo celi

Caliyow soo celi

Hadday carootay
Caliyow soo celi

Hadday cidlootay
Caliyow soo celi

Hadday ciishootay
Caliyow soo celi

Haddaan camal garan waynay
Caliyow soo celi

Haddaan cisi waynay
Caliyow soo celi

Ciil tiraa iman e
Caliyow soo celi

Carruurtaa u ciyaari e
Caliyow soo celi

Culumadaa CAMMA akhrin e
Caliyow soo celi

Ciroolahaa cimaamad u dhigi e
Caliyow soo celi

Casha iyo Ceeblaa u mashxaradi e
Caliyow soo celi

Cirkoon caad lahayn bay ahayd e
Caliyow soo celi

Dhul cagaaran bay heli e
Caliyow soo celi

Ciid san bay degi e
Caliyow soo celi

Ciid sideedii loo dabaal degi e
Caliyow soo celi

Cadawgaa ka nixi e
Caliyow soo celi

Ciso iyo wanaag bay mudan e
Caliyow soo celi

Ciil tiriaa iman e
Caliyow soo celi

Cartay joogtaaye
Caliyow soo celi

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, July 20, 2000 - 04:52 pm
HOOGAYOO BA"AYEEY WAR WAA RUNTIIYE CALIYOOW SOO CELI.
.
.
CALEEMAANU SAARIYE
CALIYOOW SOO CELI

CALYO XAREEDAAD BAANU SIINE
CALIYOOW SOO CELI

CUBEYD BAANU UGU YEERI EH
CALIYOOW SOO CELI

CIRADAANU KA GURI EH
CALIYOOW SOO CELI

CALAF BAANU U DEY-DEYIYE
CALIYOOW SOO CELI

CANBE-RUUDKIYO CILAAN BAANU U QOOSHIYE
CALIYOOW SOO CELI

CAANTEYN BAANU CALAL USIIN LAHAYNE
CALIYOOW SOO CEELI

AAR CAARKAAGA WAXAA KUSAMEEYE
HORE UDHAQAAQ OO CANBARKA IISOO CELI.
.
.
.
WABILAAHI TOWFIIKH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 20, 2000 - 06:48 pm
CALIGU WAA KUMA'?????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, July 21, 2000 - 06:30 am
hebel,

hadmaad abwaan neh noqotay?

ab iyo isirnimada aqoonteeda tani kuma aysan jirin ayaan filayaa,mise sidi digsi gubtay oo kaleh ayaa maskaxda lagaa rugay?

Anon,
Cali weeydii Walaalkiin,
armuu eebahaa yahay?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Friday, July 21, 2000 - 08:18 am
ok why not

Caashooy soo celi
canabeey soo celi
culumooy soo celi
cafnaaneey soo celi
cadareey soo celi
canbarooy soo celi
caziizaay soo celi
candanaay soo cecli
carfooneey soo celi
calasooy soo celi
.................????????????????????? why not

n who is Cali????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Friday, July 21, 2000 - 11:17 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

WHY NOT KIT KAT?

Caasho iyo Canab iyo Culumiyo Cibaado iyo Cawo iyo Ayaan!

Caliguna waa walaalkood oo is xilqaamay soo ma aha?

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 21, 2000 - 02:34 pm
TO Hebel ii xamardaye


,,,,ANIGA siin heesta u kasaayi aan idiin soo marihaa afkeey haba xishooda'e


,,,,Ku Cub Caliyoow ceelka canabeey


,,,,,Ceeb maahinoo heeskaan


,,,,,Sidii aan u kasaayo
ama laanka xareedo
ama laan bislaadiyo


,,,,,Soomaali ma shiixeeso isku shiixa shiirkiina urasada,,,,,,,ku cub caliyoow ceelka canabeey, carwaa maantaba carwaa maantaba,,,,,,YAAKHAY ISKU SHIIXA,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 21, 2000 - 02:43 pm
,,,,Cambar seeftii siidnaa Cali aa dhameen weesi shirmeen unnukana dhammeeheena us lee na dhameehaayo,,,,,,,Shalay ii Shalaymaantalahaan us leen waardiyo uugu jirno ee dhaqtarkoo ma la waayi us dadka u prescribe gareeyo,,,...


,,,,,Kit-kat a i maqashiinin ku cub caliyooow ceelka canabeey,,,,ma kasti abaay,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 21, 2000 - 07:40 pm
Xamardayoow markaan suuxsanahee Canbar sanka lay mar-mariyaan heesaha sidii digsi gubtay soo butaacaa oon soo buraqadaa dabadeedna sida habar gabowdoo fooshu ku adkaataan marba qolka hareer ka CIFTAAAAAAYEEEEEEY ala iga soo gaara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, July 21, 2000 - 11:58 pm
Hebel& Kit-Kat,

Waali laba nooc ah ayaan sheegi jiray weligeeyba,
waali qaawan,iyo waali qalalan,waxaan filayaa meesha hebel ka heesay kit-kat na ku dhameestirtay, tii qaawnaashaha in la gaaray,waayo ma filayo in labadiinaba aad sidaas u heesi kartaan.

Nefoow,

waxaad rabto ku cub oo ku celceli, waxaadse iska ilaalisaa beer nin keedi joogo in aad badar u doonato.

Walaalkiin,

qaarkeen waa damiin far waawayn oow rabaa in wax loogu dhigo,anigaba ka mid ihi, ee waa kee CALIGU?
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, July 22, 2000 - 06:18 am
,,,,,,Malaha waa Cali Mahdi Moxamed (Warsengalli)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, July 22, 2000 - 06:22 am
,,,,,Sankaaga ii afkaaga lama dhaxdood Suuq Cambar maa ku yaal!!!!!!!Hebeloow,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Saturday, July 22, 2000 - 10:57 am
Neefow loool

ali mahdi goormee warsengali noqday na???

Xamardaye ..haye hee macawiistaa maa ka badanee..kit-kat waligeedba waa heesi jirtey..Ha kaa saarto hee!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, July 23, 2000 - 12:40 am
Nefoow,

Hebel ruuqaansi iyo is rogid aas ku mashquul san yahay,dariishada aan ka arkay mar dhaw.

Kit-Kat,

saaxibkeey Nef,waxaas u jeedaa WAR SAN GELI,ee sida aad u qaadatay ma ahan,war aas rabaa in uu sanka idinka geliyo ee dhageesta.

Ninki qolka furay aaway?
muu inakala qabto?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, July 23, 2000 - 06:19 pm
Aar heesta laadka ka daaya.
.
.
Aar heesta laadka ka daaya.
.
.
Aar heesta laadka ka daaya.
.
.
Ka daaya.
.
.
Oo ka daaya.
.
.
Minuusan eebahay BEERKA idiin dilin heesta laadka ka daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, July 23, 2000 - 07:35 pm
,,,,Huf ii Haf aa jirtee gacanti sareydo allah nagu daro..

,,,,Mooradaaynya digaag ma buuxshee deeq kale allah u keeno..

,,,,Saasaan dhulka oga duceynee Samada aamiin allah ha ka dhaho..

,,,,Badar biifaayo baafka alaah ha noogu rido


,,,,,,,,,,,,,,Aryaaya Xerti aamiintoora ma maqlee xaa ku dhacay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Monday, July 24, 2000 - 04:30 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Wah!

Caliga

Cali uraaye ma ihinoo!

Xaas idiin dhimay usugu wiil Soomaali ma ihinoo!

Ar anigaa!

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, July 24, 2000 - 05:28 am
,,,,,Xamardaye hooy ,,,,Hebeloow hoooooooy meehaan kaftan ii hees ku jirtiin adinkana ee iraacada Pepsida ma dhageesateen,,,Meehaan aad gafuur ii cuweed ii leeriheesiin,,,Pepsi-da waxeey sheegti Soomaali faradheer dhamaanteed ii giwilcadkood ii jareerkood waxaa lagu shirooyaa meehii oo Jidda u dhaweed oo faransiiska iid maxaa la dhahaayi Jabuunti(Giaponese-ka)maahinee day,,,meehii oon dhihi jirni Jag iga sii Jinnigii Jabuunti joogi jab muufo ka tuugoowgii aa ku dhalee ceesaan yaroow minal shaakiriinah,,
haddanna aba la shiree maxaa laga shirooyaa waaye ii yaa loo shirooyaa Walaahi ani ma Oshi laakinse waxeey dhahaayeen Xisbigii hantiwaraagga Kacaanka suumaalida aa la soo celihaa,,,,,ma kasin!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 24, 2000 - 08:19 pm
Neefoow waxan oo duco ah xagaad kala soo baxday miyaad dawarsan jirtay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 25, 2000 - 12:49 am
Nefoow, ........lol,

Ceesaantii mas iyo good madax shabeel liqdo malageedi baa galay, waxaa kaleh oo aad dhihi kartaa buun ninkii xado meel uu ku yeeriyo aas rabaa.

Hebel,

duco ma ahan ee waa habaar,Nefoow iyo dawarsina waa kala dheer yihiin,waase qumay ee hana habaarin dheh.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 25, 2000 - 10:08 am
,,,,,DAWARSI,,,macnaheed ha la ii soo sheego,, Unuka oo Sharqaan fadhigeenna ku toleeno oo sharqaankii Macloow baqan ii galuus ku toleeno kuwoo aa noo yimaadeen,,bacdigeed Harqaan ay u bixiyeen kuwoo ka daran aa noo imaadeen uukanna Xarqaan ay dhaheen waaba laga daray koo usinna Dawaar dhahaayo aa yimaadeen aniina Dawaarle ay ii bixiyeen,,,Dawaarle ii Dawarsi Sharqaanlee ma laga wadoonna,,,,,,,Xamardaye iiga soo jabaab,, Ninkaan hebel waxaasba igu ceenooyaa baqan ii galuus ,,,Sharaq ii Shaqaan,,,poi haddiis rabana Sottobuundo waxaas dhahaa Surweelka hoosta iiga Isbarmuuteey,,,,Hebel wixiis Dawarsi aas ka wado ii soo isbarmuuteey adiinah!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Tuesday, July 25, 2000 - 12:00 pm
Akhyaarta waa idin salaamay... AjaajA... Warkiina waa u xiisay. Neefoow laba daqiiqo aan isku gafnay ma istiri sxb.?

Waraa Xamardaye, guurguurasho waa iga dhamaatay aniga yaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 25, 2000 - 03:56 pm
,,,Xamdallah bisalaam,,,Marxab marxab beek yaa Il akh Warta Suuqa,,,,,Gacmo furan Qalbi furan ku soo dhawooooooooooooooooooow beryahan laguma arkine!!!!!!!!!!!!!!ha dhawaaw!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 25, 2000 - 10:01 pm
Nefoow,

kuu jawaabi maayo, waayo, su'aashaada, waxaa ka horeeysay su'aasheeyda,adigoon ka soo jawaabin,jawaab waa kaa xaaraan ee ogoow.

Warta,

meel meeshaan ah aa Kit-kat nagu kar karisay, ee adiga wax kaleh ha inoo qabanin iyadaan kuu dirnay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Wednesday, July 26, 2000 - 08:46 am
Xamardaye.....Meeshaan waa ku wareeray saaxiib...waxaan lasoo celinaayo oo la sii celinaayo waaba kasi waayay...Canbarooy soo celi...iyo...Calasooboow soo celi....ar waa ku jahwareeray....ee xaa la soo celinaa...?waxaa u maleenaa sheekada Cubeyd & Canbar ma dhaafsiisno...

Warta.....Ar ma nooleed..? Xaase war ka heysaa qoftii Qumayo aheyd...?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 12:07 pm
caligy kee waaye?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.