sh.sh.sh | Thursday, July 20, 2000 - 10:57 am In the name of Allaah, the most beneficent, the msot merciful. Asalaamu alaykum my dear respected brothers and sisters... I am just asking ya which womam is good for marriage??????????????????/ |
MN man | Thursday, July 20, 2000 - 01:08 pm Sh.Sh.Sh Simple answer a desent woman is good for marriage. Good luck |
xamardaye | Thursday, July 20, 2000 - 01:33 pm Waxaa ku wanaagsan tan sifooyinkan leh: Af-gaabni,Qurux,Edeb,Joog,Midab furan,Guriga ku wanaagsan,Sariirta ku wanaagsan,Dhaqan wanaag,Reerka raalli geliso.Raaliyo ah,Ilaah ka cabsato,Diinta ku wanaagsan,Wax tar leh,Fir-fircoon,Ma daasho ah,Reer la garanayo ka dhalatay, Calool jilcan,Jili taqaano jacayl. Miyeey intaas kugu filan yihiin mise waan sii wadaa? Nasiib wanaagsan. nabad iyo caano |
hebel | Thursday, July 20, 2000 - 05:04 pm I'll say her Canbar must weight at least 35 and half pounds. And has have the pressure of and not more than 10 (pounds per square inch). She has to drip 10 cubic feet of juice per minute. . . . Never to make any noise and breaking the air what so ever. . . Color is not an object. . . Thank U |
wanaag | Wednesday, July 26, 2000 - 07:55 am hebel nacaalaa oogadaada ku taal saqajaan yahow farta labaray is gali waraa |
Anonymous | Sunday, November 05, 2000 - 09:36 pm Asalaamu calaykum waraxmatulaahi. wasalaamantihiin dhamaantiin wiilal iyo gabdhabo. Gabar tee ku haboon in laguursado? Runtii ani gabar baan ahay laakiin ani ruuxayka waxaan raadinayaa wiil kee ku haboon in la guursado malaiga jawaabi karaa. Hadaan u soo noqdo su'aashii ahayd gabar tee ku haboon in laguursado? Bal taladayda dhagaysta wiilasha. gabar in la guursado waxaa ku haboon run mid daqaan, diin iyo imaan leh, qiyaamo iyo luuqluuq aqoon, nafdeeda ku kalsoon, Jecelka micnihiisa taqaan, Aad iyo aad romantic u ah, sariirta kuku qancin karto, maxaa yeelay sariirtu haday kaa xumaato nololoshaado oo dhan waa xumaanaysaa. Xaquuqda xabiibkeeda iyo xaquuqdeeda kaloa taqaan. iyo more laakiin kuma soo koobi karo halkaan. |
Xoogsade | Monday, November 06, 2000 - 01:22 pm middii ku oggolaata |
Bella | Tuesday, November 07, 2000 - 01:02 pm Xoogsade loooooooooool dayuum nice one...in your case i guess noneeeee...Zeroooooo..tough luck bro Ps: i guess chasing isn't your game!!! .ur time is running short....Do something for a change |
Xoogsade | Tuesday, November 07, 2000 - 03:07 pm I am batting 0 for the last 12 years. If I was a baseball player they would have sent me to the minor leagues long time ago |