This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, July 23, 2000 - 08:46 pm Waxaan ahay wiil somaliyed oo ku nool california state waxaan jeclaa inaan u dhofo new york or washington d.c. kamana garanaayi cidna uma baahni caawimad kale ee waxxan keli rabaa qof isoo dhoweya anigaana magaladayda iska dhicini doona waxan ahay Arday college dhigta waxana ka shaqeya universal studio in los angeles so walaalayal hadii aad i caawimi kartiin igala soo xiriir JABIRW@HOTMAIL.COM
| |
Monday, July 24, 2000 - 01:21 pm Welcome bro NIMA_79_99@YAHOO.Com
|