site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan u xiisey dhulkii hooyo [' .'] [' .'] [' .'] ** ** ** ** ** **

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Waxaan u xiisey dhulkii hooyo [' .'] [' .'] [' .'] ** ** ** ** ** **
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salah

Monday, July 24, 2000 - 05:01 am
waxaan aad iyo aad ugu xiisey dhulkeenii
hooyo oo mudo badan ka soo maqnaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-kat

Monday, July 24, 2000 - 05:25 am
Hooyadaa yaa siiye dhulka hee??? mise lacag ee ka baxsatey lol..meeqo shilin hee??
aabahaa maxaa dhul la'aan dhigay hee??
Awoowgaa aaba ka horeeyee asna maxaa dhul la'aan dhigay??

Shimee laabanee hee?? sharciga aad ku joogtid qurbaha ani ma i siin kartaa??

Kit-kat<biteez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Monday, July 24, 2000 - 05:34 am
salah


i think you meant "Dhulkagii" instead of "Dhulkeenii" think about it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadan

Tuesday, July 25, 2000 - 03:35 pm
To salah
walaal garbaad u leedahay inaad dhulkaagii hooyo u xiisto gaar ahaan hadaad inbadan kasoo maqnayd ninkaan dhulkii hooyo garanayna alla how naxariisto, kaa waxaan u malayn isku sheeko matihidin dadkaad jawaabta kasugaysan kumajiro. waxaan alle kaaga baryayaa inuu kuu sahlo saad kutagi lahayd bal anna iisoo ducee waan u xiisaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Tuesday, July 25, 2000 - 04:05 pm
kit kat ama waa xaaweeya ama waa maymay
adoontii dhoobay !!walawalyn fooqa walawayn duf ku bax.
salah dad kaa daran baa jira anigu 22 sano ma arag and am 32.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 25, 2000 - 10:38 pm
somali,

Kit-kat u jawaab,caay , aflagaadeey,amaan waa mid adiga kuu taalo laakiin qabiil ha caayin.
Haddii kit-kat qaldamay haka daba qaldamin adigoo is moodo in aad caqli dhaanto.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salah

Wednesday, July 26, 2000 - 03:05 am
to: khadan and somali

walaalayaal aad ayaa u mahadsan tihiin
waxaana filaayaa iney jiraan dad badan
oo aad uga xiisey dhulkii hooooyo..
waxaana rabi ka baryeenaa in wadankii
no qaboojiyo...aamiin...

salaama calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.