site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

******* SOOMAALIYEY SU'AAL**********

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): ******* SOOMAALIYEY SU'AAL**********
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxameddeeq

Monday, July 24, 2000 - 03:28 pm
Marka hore iga gudooma salaan walaaltinimo dhamaan ummadda soomaalida ah.

Waxaan aan rabaa in la iiga jawaabo haddii soomaaliya ay nabad ka dhacdo ma waxaa lagu maamulaa

1. Xag Diin
2. Xag Khabiil
3. Xag democracy

sidaan u og nahay waxaa dalka jabuuti ka socda shir kasoo ay u badan yihiin ama ay ku jiraan dad soo burburiyey dalkeenii hooyo.

Waxaan kaloo rabaa in aan ogaado Soomalida Khabiil kooda iyo Diintooda tee ay jeceshahay.
Maxaa yeelay waa og tihiin dhibaatada ka dhac day dalkeenii hooyo. Taas na aad ayey u xun tahay haddii loo ee go xag Diin oo qofka muslimka ah looma baneyn in uu qof dilo.

fadlan iiga soo jawaaba su'aal lahan aan idin soo weydii yey.

Love your country for ever.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.