site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walidka Ma Dembiila

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Walidka Ma Dembiila
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

towfiiq

Tuesday, July 25, 2000 - 06:38 am
A salaamu calaykum,

Waxaan ahay rux ka shaqaysta dal ka mid ah Khalijka, Walalahaygana waxay ku kale noolyihiin wadamadda Europe & USA. Markastana waxay igula taliyaan in aniga iyo caruurtayda oo ka kooban (7) ruux, aan aadno Europe. waxayna diyaar u yihiin wixi qarash ah ku bixi doono safarkaas inay bixiyaan. Mar horane waxay isiiyeen lacagta igu filan aan ku dhoofi karnay.

Lakinse, anigoo anaan jeclayn caruurta inaan geeyo Europe, lacagti waxaan ku sameystay mashrooc waana fashilmay. waa u sheegay markaan sameeyay mashruuca. Hadana mar labaad waxay diyaar u yihiin caruurtii in ay ka wadaan wadankaan oo lahayn mustaqbal caruurta, dhinac (wax barasho iyo cafimaad la’aan). Anigana aanan ku hayn Karin (anymore).

Waxaan jeclahay in aan waydiiyo walaalahayga Muslimiinta. Waalidka muxuu dembi ku leeyahay, marku caruurtiisa geeyo, wadan Gaal. Asago og in.
1.Caruurtaas ama Caruurtooda oo ku dhasheen wadamadaas in ay gaalowi karaan.
2.Ama ay ka bixi karan diinta iyo caadoyinka Muslin nimadda.
3.Asagoo u gaysay danta (dhaqaalo yar, waxbarasho la’aan, iyo cafimaad doro darteed).

Wa Bilaahi Towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Tuesday, July 25, 2000 - 01:32 pm
Ilaahay maalinka qiyaamo maxaa caruurtaada Europe iyo N.America u geeyn weeysay si ay wax barasho fiican iyo caafimaad wanaagsan u helaan ku weeydiin mayo..

Laakinse wuxuu ku weeydiin amaanadii ahayd inay diinta islaamka ku barbaaraan kuna dhintaan inaad kasoo baxday iyo in kale.

Nabi Yacquub muxuu kula dardaarmay caruurtiisii kolkuu dhimanhayay ? Suurada Al-Baqara ka raadi (Am Kuntum shuhadaa'a id xadara Yacquubal Moota! Id qaali li baniihi maa tacbuduuna min bacdii ? qaaluu nacbudu ilaahaka, wa ilaaha aabaa ika...). sii dhamaystir walaal.

Inkastoo Alle ay gacanta ugu jiraan maqaadiirta uuna qadaray wax waliba,, hadana adiga waa inaad gudataa amaanadaada iyo waajibka ku saaran, sababna ha u noqon inuu xiriirka Muslinimadaada go'.. Alle kama dhigee. Walee waxa aan meeshaan ku ognahay hadaad ogtahay hee dheh.. Maalin kumaad fakarteen dhulkaan caruur la imow..

Hade waa aniga sida ay ila tahay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Tuesday, July 25, 2000 - 05:00 pm
Soomaliya ku hubso caruurtaada. Arli gaal haddaad keento waa kuwii dibjir noqday khamri, daroogo, gaala raac, dhilaysi intaasoo dhan bartay. Haddana, waa markay ugu darrayde, waxyaabo ka daranoon afka soo marin karin ay soo kordheen, . Hadday dibjir noqonayaan mid Soomaliyeed ha noqdeen. Waa markay ugu xumaadaan. Lagaba yaabee inay noqdaan dad sharaf badanoo meel-ku-ool noqda.

Jaallahayow Galbeed haysku keenin carruur, waa bulaacaday xaar iyo qudhun iyo hunqaaco iyo huur bakhtiyay ka buuxaan. Ka fogow carruurtaa haddaad aayatiinkooda danbe dan ka leedahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhul

Wednesday, July 26, 2000 - 11:59 pm
war nimanyaho wadakiina aa burburiseen, ha burburinna mustaqbal caruurta, kana daya talada iyo fikrad xun aan dadka siinaysiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Thursday, July 27, 2000 - 10:04 am
Wardhiigley man and Xoogsade, It is apparent u guys are not intouch with the reality.... Why are u so pessimistic this could be golden opportunity for those children..... Is there anything more important than their health, education and security?

Warta u said Allah does not care and ask about their health and education but he cares about if you teach them Muslim religion or not What kind of selfish God is that u are worshiping bro ?
Most definitely that is not the big guy that my moma worships......

Does this xadith ring a bell? Calimuu awlaada kum a sibaaxa ="swimming" , a rimaaxa "shooting", wa rukuubalkheyl "horse riding"
We didn't have Doctors and lawyers at that time but that is what the xadiith meant exactly = Teach your children how to survive period... There is exception if the reader of the xadiith is Moriyaan ofcourse they will translate it teach them how to shoot so they can get u some Bililiqo......


Oh My hooyo! Xoogsade are u telling me that those children will have better life in Somalia? Other than becoming warlords and Kutaab-gaablow...Why are u misleading the poor guy if he has the slides chance to better the future of his children in North America..... Damn it I was aware that u are Racist, sexiest and Homophobic + O j Simpson evil twin but I didn't know you were this rotten............

U have the nerve to give nasty advice and cripple the future of our Somali kids what is with ya man? Out of your mind? There is Somali kids that grew up in Western society and yet are not drug addicts ,hookers yada yada like u said.... I don't think all our Somali kids are that retarded unless eedadood laga dhaley + iyagoo waaweyn baadio laga keeney then they think if they start misbehaving they will fit in.......If I am not mistaking Westrenares build their countries while they drinking Qamro and u guys destroyed yours drinking tahliil what does that tell ya? Axmaq is always Axmaq right!

Towfiiq,
Ina adeerow gacaliye awalba igala ma tashan caruurtaada markaad aduunka keeneysey marka maxaad ku keentey intaad ibna aadam aadan tabar u heyn aduunka keento dabeetana dadka kala tashato wixii ugu muhiimsanaa noloshooda sida caafimadkooda,cunadooda & wax barashadooda? hana ii sheegin irsiqooda inuu ilaah hayo? ileen saxan badar cirka kasoo degayo ma arkee......gabo gabadii iyo gunaanadkii fadhiga ka kac caruurtaada bar sida looga dabashto qurbaha iyo aduunka hadii kale cadaab aduunyo u sugnaatey...

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Thursday, July 27, 2000 - 02:13 pm
She:

Ok I am racist and homophobe but sexist?. I looooove women. In fact I love them so much I am going home to Somalia so I can marry 4. The recent NASDAQ crash hit me hard so now I am 2 years behind schedule. But barring any other crashes or downsizing I am off to Buuhoodle in 2 years and raise a proper Somali family or is it families.

I am gonna raise a whole army all by myself and launch them against the world, lol. A bunch of mini-Xoogsades out there. A dream for some; A nightmare to others ha ha ha lol....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Thursday, July 27, 2000 - 02:54 pm
LOL@@@@@@@@@xOOGSADE

Man you made laugh, a bunch of mini Xoogsade huh?

Towfiiq,

Walaalo ilaahey talo saaro, caruurtaadana meel ey mustaqbal ku yeeshaan gee. Walaal waalid baad tahay masuulna waad ka tahay caruurtaada, taasi micniheedu waxa weeye inaad Diinta Islaamka ku korisaa, kuna dadaasha ineysan maalina mustaqbalkooda ka fakarin. Walaalo arlo gaalo waan wada joogna qofkuu ilaahey habaabiyo un ayaan halaaba, waana nin iyo kartisiisa. Caruurtaas intey yar yihiin hadaad tusto dariiqa saxa ah ee rabi ka raali yahay, iyo kan xun iney iyaga ku xiran tahay markey wey naadan dariiqey qaatan waayo waajibkaada waad gudatey. Waalid baad tahay oo wey ku dhibi inaad aragto hilibkaada oo wada khaldan ku socda hadana waxa kaliya oo aad ka qabanto waa inaad ku dadaasha inaad xaqa ku saaran aad gudato. Caruurtaas hadaad Khaliijka joogan, Soomaaaliya, Europe, or N.America rabi ayaa og waxay ku danbeen. Haraacin talada dadka kale ee raac waxa u wanaagsan mustaqbalka caruurtaada iyo reerkaada. Ilaahey ha ku garab qabto, waxaan damacsantahayna ha kuu fududeeyo.
walaal intaasi waa iga talo, wax xumaan ah kama ulama jeedin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Thursday, July 27, 2000 - 03:35 pm
Xoogsade I hope U are not planing to rise an army and send them to North America to collect welfare.......I am pretty sure that will be a nightmare for me.......NASDAQ kama soo kabsatid idim alee.........
Peace N <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Thursday, July 27, 2000 - 05:26 pm
Salaaama Caleykum

Bro Towfiiq, Walaal hadaan kaaga waramo dhul Gaalo
magaca ayaad kagran, macanaha Gaalka la socdo, Walaal dadkii Dhul Gaalo yimid Akhlaaq dii waxaa ka tagtay fiiri Gabdha she Ladhoho waxay Qoraso Xataa Allaah ayey u soo dhigtay wax kale daad, marka waal meeshaan wax aan kuugu sheego ma aqaan,
Waa adiga oo gadhaada lagugu horfuulo oo kale waxba kama orankartid ama Wiilkaagu Khamro kugu horcabo, dadka leh Mustaqbalkooda, anigu waxaan mustaqbal u aqaan, Qofka oo Allaah ku xirin, waad aragtaan kuma meeshaan nala jooga school Drop out
16 yrs old virgin lose garaysay iyo wax ka xun oo dhan, marka waxaan kugula talin lahaa inaad Allaah kacabsato oo aadan ilamahaaga keenin meeshaan, waxaa fiican intay Gaalo noqon Lahaayeen iney Gaajo u dhintaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Thursday, July 27, 2000 - 07:22 pm
Jaallahay Tawfiiq:

Xaalku waa cadyahay. Dadkii mu'minka ahaa ee diinta u hogaansanaa waxay ku yidhaaheen dalkii ula carar. Dadka gaalada dugsanayaana oon camalkooda dhib u aragna waa kuwaa ku le Galbeed geedi u soo gal. Adigiyo dookhaa. Balse ogow meeshanu inay tahay meesha iga argagixisay anigoo dibjirnimo dhowr degree ku haysta. Waxyaabo aan la dhakafaarsanay weli ayaan indhayga ku arkay. Ogaanshaha ay ogaanayaan ama maqlayaan carrurtaadu ayaaba wax u dhimaya dadnimadooda xitaa hadayan ku camal-falin. Warku waa iga intaa.

She:

Sow inakii heshiiska ahayn maxaa habaarka keenay. Sexist-kan maxaad ii daba wadaa walaalay, ma inaad sumcada iga dishaabaad doonaysaa oo hadhoow markaan is idhaaho gabadh xod-xodo ay tidhaaho war iga tag sida OJ-baad dumarka kala gaabisaaye woman-hater yohow. Yacniiga nin guurdoonana waan ahayoo bal hayga didin bilcaanta iyo gashaantida meelaha mushaaxaya, sida labadaa gabdhoodee sharafta badanee Muna iyo Sumaya.

Dumarku waa:

Dhalcada nafta diirisa
Dayaxa dhulka nuuriya
Markaan dhashay hooyadii
Dhabteeda aan ku seexdayoo
Dhadhamadii laygu habay
Iyo dheecaankaan muudsaday
Markaaan dharabtii ka degey
Midaaan ku dhaqaaqayoo
dharkeedii aan huwaday
Dheefteedi aan ku koray
Caloosha iyadaa ku dhigan
Qalbiga iyadaa ku dheer
Abaal dhacu waa xunyee
Waxbaba ma dhaafsan karo
Ha dheeliyin oo ha dhicin
Inaad dhalan doorsantiyo
Adiga dhaawaca ku helaa
Ka daran dhimashada nafta e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Friday, July 28, 2000 - 09:47 pm
Sumaya
Naayaahe I degeyso this is the last time I'll be warning ya...... I am not use to dealing with dhoocilo marka waankaa xishoonayaa'e iga xishoo b4 I flip your ass... Now take your religion madaxa saaro ama dhabarka ku xiro ee cagta saar wadada......Boojaalyahey xagee ku aragtey gabar abeehed hortiisa lagu cajimo wasaqad yahey? Gabar somali 16 jir ah oo sexually active are u out of your freaking mind? Jesus!!!! When u think u have heard it all another dhoongo opens her mouth and sh*t comes out........

Xoogsade,
I wouldn't mind taking that"habaar" back but what is the use man? Do u really think my curse or blessing is valid knowing that I am not in good terms with the big guy....Bal hada waa kaase duco baan faraqa kuugu ridey ee orodoo ku CAYIL oo qeyr iyo lacag caruur iyo xasas wanaagsan baan kuu rajeynayaa oo cafimaad cimri dheer iyo cibaadsan aad ku caweysaan That is for the wonderful gabay ee aad hooyo u tirisay....By the way the comment "sexist" was baqshiish!


For all the Ladies!

Xoogsade is a wonderful guy..... all that I have said about him is some what true markii laga reebo him being Sexist...Even thought he would like to marry 4 wives some day.... He will make a great husband also great father...That is if you don't mind sharing him with other women.... Meaning some nights when u need your husband to be around he will be in somebody else's bed meaning with your Dangalo /xariifo /gambo..... Basically he is not yours and you have no right coz his religion tells him his happiness is your command but your sorrow is his happiness or simply u are a female so u don't have a say/right your feelings does not matter you are nobody..... Xoogsade happy aboow?

Peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 29, 2000 - 12:47 am
tanaa? duf ku bax kuma dhihi karo, ee adiga dhib badanidee? ma wada wadaha ayaa casset kaaga xiran yahay? ma ogi.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashi

Saturday, July 29, 2000 - 12:57 am
To SHE sharmuuto wax iskuma fasho waxaa tahay dhilo aan diin laheyn waxaad ku hadashey bal fiiri •••• afxaarad waaxid

haku qaraarin gabadha wey kaa fiicanthay sumaya waa qof sharafleh waxaad ku hadleeysidna isuma quurto

waa adiga dhilada forumska afkeeda xaarka leh ku kala fureeyso meel walba oona xishoodki ka tagtey
dhilo waaxaa tahay gaalo madoow ah teediina ka tagtey tii kalana aan gaarin

wuxuushad ka fariiso meesha gabar somali waa tii xishoota gabdhaha sharafta haka dilin wax iskuma fashoyahay

go suck up for the gaalki MAD_MAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Saturday, July 29, 2000 - 11:32 am
Salaama Caleykum

To: She
Hello my sister She, sidee wax u jiraan Shaydaanka
iska naar, afka hagaaji Allaah Kacabso aakhiro ayaa nasugin iyo qabri marka dib u fakar, mida kale Maxaad Allaah u aflagaadeyse fiiri waxaad qortay, Jesus waad u yeeratay sidee wax u jiraan
Weligeed Toronto miyaa lagu waarin, Soo xisaab nama sugeyso, fiiri hadalkaad aad qortay.

"What kind of selfish God is that u are worshiping bro" waa hadal khatar ah Allaah u noqo
denbidhaaf weydiiso.

To: Baashi

Walaal ceeb gabdha hacaayin, qofku wuu khaldamikraa marka wax xun laguma deydo, ee wixii khaldan is Asluubi ku jirto ayaa loo saxaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Saturday, July 29, 2000 - 11:57 pm
Sumaya,ilaah kheer ha ku siiyo,si wanaagsan oo ay edeb ku jirto ayaad u hadashay.

Baasha,

Ilaah ma kaligaa buu ku abuuray? mise adiga ayuu kaaga baahan yahay in aad caay ku difaacdo?
haddii qofku qaldamay ama aad ka kululaatay, diintu waxay ku fareeysaa in aad waaniso oo aad u sheegto hadal ay ku qanacdo, ee siilkeeda iyo waxeey u geeysatay oo aadan marag ka noqon karin in aad ku xukunto oo aad ku hadasho ma ahan,si aad u qaldan ayaad ugu xad gudubtay iyada iyo ilaahba ee alla ka cabso wax wanaagsan neh sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bootaan.

Sunday, July 30, 2000 - 03:46 am
I agree. We should all leave SHE alone. Fahiya warabbihaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Tuesday, August 01, 2000 - 09:05 pm
Baashi a.k.a. Son of Habarkuuley horaa waxa loo yiri "Hal booli ah nirig xalaalah ma dhasho"

Oohintana orgiga ka weyne maxa ku hayo? Horaan kugu falkiyey sax wala la'a?

By the way Hal booli ah =Dhilo or Sharmuuto= your mom's handicapped and mutilated/goomo S*il... Also Shito gurbaan ah oo ninkasta garaaco ama tunto is habartaada maroorkeeda....Nacalatulah caleek anta wa ahlak wa sinjak..........


Sumaya,
I am pretty sure your Quraan teacher has left out some very important lessons here sida;Jesus Christ is messenger of your Allah not Satan! Now you know......Pelease tell your sixiroole macalim to teach the quran like it is...... In the meantime ask him if this Xadiith sounds familiar "A TUMINUUNA BI BACD ALKITAAB WA TAGFIRUNA BI BACDA"

You misunderstood About "GOD BEING SELFISH" I suggest you hire a translator!

Wa bilaahi towfiiq................................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashi

Wednesday, August 02, 2000 - 01:52 pm
To: She_Sharmuuto

hadal kuuma eka ee iska aamus
waxaad qortay dib u aqri
qof is nacdey baa tahay


qof la'la caaytamo la gareyey ee maxaa ilaah iyo afaarihiisa ku dabo dhigay
inaad naag is nacdey tahay waa cadahay
anaa ku caayey waaridkeey maxaa kuu geeyey ma xishooto maad aniga i caaydid

seek for help

nacalada aad sheegeysid mid ka xun baa ku haysata adiga aqas gaalada xitaa ku dhaanta
you are so low

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Wednesday, August 02, 2000 - 02:48 pm
BaashiSkunk,

Yo mama is sharmuuto... you is bastard... your grandba was Evil fucking monster with tiny shriveled G*s..... Should I go on or u will stop addressing moi b4 I talk about what ever you stand for "your religion and God" Mother fucker....Qaarmadoobe I despise your freaking moriyaan accent...........

Jini kula teg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashi

Wednesday, August 02, 2000 - 03:59 pm
sharmuuto you are so disgusting
you low life bitch
sharmuuto xitaa waa ku dhaantaa nafteeda eey dembit ka gashaa ee ilaah meelaha kuma caayso

intaan forumska aqrinaayey or nolasheeyda naag saan isu nacdey ma aan arag
wasaqda aad ku hadleysid waa laga wada gaabsadey
gabdhaha si sharaf leh bey u doodaan adigana faan beeyba kuu tahay inaad ilaaheygi ku uumtay aad saa meelaha ugu caaydid

i can say same thing about your mom and dad but waarid muxuu geystay and they are not the one here who is bad mouthing GOD

go to hell urto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama-Yare

Wednesday, August 02, 2000 - 05:28 pm
Baashi,

What kind of man are you,,, Dumar lama caayo doqonyahaaw soo ilaah kuuglay,, adaaba ka daray SHE...... Xishoo nacasyahaaw,,,,,,Raga meel hagaga dhicin,,, SHE hadeey diin wax ka sheegtay ayada iyo rabigeeda waaye,,, se adiga ma hablo ayaad la soo kortay waa maxay wax aad ku hadleeysid weligeey ma arag qof adoo kale u caaytamaayo...xishoo nacasyahaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Wednesday, August 02, 2000 - 05:54 pm
That is it man........let's take it out side! Me like to kick ya rufiyaan A**

waxan cabirayey caqligada,raganimadada iyo dulqaadkaga waxad isku heysidaa iska yar.....Now I would like to c your kratee!
It will be nice if ya loose that new nickname be a man........banaanka soo bax!

jini kula teg, oo abeeso ku maga mageysey,beerka caaro ku goysey,oo halka qooro kuu harey qumayo ka xagatey....wa bilahi towfiiq-------->

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Wednesday, August 02, 2000 - 05:59 pm
Salaama Caleykum

Baashi

Walaalo cayda mafiicana, waxna ka keento aan xumaan ahayn walaal.

She

SHe is She bal ii waran, weli wixii miyaad ku dhex jirtaa, dadka lama caayo ina adeer, weliba Allaah iyo Diinta ayaad qof dartiis u cayda , Allaah waa denbe dhaafeeyee debi Dhaaf weydiiso insha Allaahu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, August 02, 2000 - 06:49 pm
Horta nimanyahaw diinta wax badan kama aqaan oo carabiga damiin baan ka ahay inkastoon quraan badan xafiday, tarjumaada gaaladana waxaan is idhaa amaa wax ku hoos-jiraan oo wiswis bayga gala. Sidaa aawadeed waxaan mar walba ka shidaal qaataa Ustaadkii weynaa ee Sayid Maxamed oo gabayadiisa inta badan aan kor ka hayo. Markaa anoo ka shidaal qaadanaya Ustaadka waxaan odhan lahaa gabadhan ha layska daayo illaahay baa la xisaabtami doonee illayn idinku maydaan abuurane.

Sayidkii wuxuu yidhi:

Jaliilna waa illaahoo waxyigu ma aha dhowr jaadde
Waa kii jannada uumay iyo jahanam naarreede
Jinni iyo insina waa maraa jiitintuu dhigaye

Mana jiro wuxuun jaaso ahoo lagu jiteeyaaye
Jaamicuu quraaniyo xadiith jeerahaa jiraye
Haddiise aad jibaadoo naftii jaraha loo qaado

Jinsigaaga meydnimo markii laysu kaa jebiyo
Biyo jaan ah iyo qayd markii lagugu jiidjiido
Durba furin la soo jaray markii lagugu jaangooyo

Inkastaad jamiic maala iyo jaawa geel dhaqatid
Jidka waxaad la qaadaaba waa jaan yaroo fudude
Niw walowba jaasaduu mardhey jaaha kuu imanneee!!!!


Mid kale:

Topigii waa laga baxay. Nin baa tala ina soo weydiistay. Waxaan ku dari lahaa anigu haddii aad N. America keento carrurta in laga yaqaano camal yaab leh oo haddii ciyaalku ay shaqaaqinimo ama qalqaalinimo lagu arko aanay macalimiintu talaabo dishibilliin ka qaadine ay waalidka ku khasbaan in igaarka ama igaarta la siiyo doroogo la yidhaahdo RITALIN oo maansuukhisa carruurta inta la siiyoo dhan. Qofkii waa degayaa laakiin waa drug addict aan firfircooni lahayn, karti lahayn oo danabkii iyo kaahii oo dhami ka dumay. Arrintaana ka digtoonow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 03, 2000 - 12:18 am
f*ck sayidka...xoogsade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Thursday, August 03, 2000 - 02:18 am
Bismallaahi raxmaaani raxiiim, war qofku waalanaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 03, 2000 - 06:26 am
ah ah ahah ah xoogsade you think some divine punishment is coming my way because i said some that stuff about the sayid.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 03, 2000 - 11:06 am
,,,,,Astaakhfurullaah,,Astaakhfurullaah,, Astaakhfurullaah,, Astaakhfurullaah Caziim,, Ruux kalaaba ku gaf se Ustaadkii(kaayaga keenii waar waa Ustaadkayaga, Soomaali idilkeed) may oo maya oo ha ku gafin afka iyo guntaba yaanay ku maroorsanee,,,Sayiddii yaa Sayid Ibnul Cabdallah Xassan,,,Way oo way,, Way oo way!!!!!!Alloow Naxariistii Janaad!!!!!Sayid iiixxxxiiiiii Sayiddiii,,,,Ma waxaanan Judboonbaa ,,,Ustaadka magaciiisa,,,....


,,,,Xoogsade walaale aafadan kobta isugu timmi maxay ka yaqaaniin Ustaadka,,Qaaxa waloo silicsan iyo hargab waloo wareersaday inta Anon la soo baxaan bey USTAADKA ku aafoonayaan se kolkii halkii ciriisanayd, Jaxiimo iyo jahanamo lagasoo toosiyeey ka jawaabi.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Thursday, August 03, 2000 - 11:41 am
To Xoogsade

waxa lagama marman ah in la'ogaado in salafiyiintu kuwii hore iyo kuwa dambaba ayna u arag in laradiyo ama laga digo ahlul bidaca iyo firqooyinka axzaabta ee maanta saaxada kajira iyo kutubtoodaba, inuu arinkaasi yahay ducaad wax laga sheegayo amaba in daaciga laftiisa ladurayo, lakiin waxay u arkaan inay tahay digid laga digayo ahlul bidaca, ninkii ka aamusa ahlul bidaca, manaahij toodana aan kadigin isaga oo ku andacoonaya "culumada haxamanin"marna odhanaya "culumada hilibkoodu waa sumaysan yahay"marna odhanaya "dadka ha waswaasinina"marna odhanaya "dadka hakala caydhinina aan umidowno cadow geena khatarta ah" iwm waa kalimad xaq ah oo lakiin loola jeedo baadil, maxa yeelay iyaga ayaa ah cadowga ugu khatarsan maxa yeelay cadowga kugu dhex jira ayaa ka khatarsan kan dibada .,
wuxu yidhi sheekhul islam Sayid Maxamad Cabdulle Xasan(rxm)isaga oo kahadlaya khatarta ay ahlul bidacu leeyihiin (hadaysan jiri lahayn dad u taagan radinta kuwaas waa ahlul bidaca e diintu way fasahaadi lahayd fasahaad koodaana ka daran cadow ina qabsada maxayeelay cadowgu ma fasahaadinayo qalbiga iyo diinta amaa ahlul bidacu marka ugu horaysaba qulubtay fasahaadinayaan ) fiiri fatawadisa Sheikh Maxamad Cadulle xasan
bal salafku waxay u arki jireen in kahadalka ahlul bidacu kafadli badan yahay soon iyo salaad iyo ictikaafba waxa laway diiyay Sayid maxamad(rxm) (ma qofka sooma oo salaada oo ictikaafa ayaad jeceshahay mise kan ahlul bidaca radiya markasu yidhi haduu soomo uu salaado uu ictikaafo naftiisa umbuu anfacay lakiin haduu kadigo ahlul bidaca muslimiintoo dhanbuu anfacayaa isagaana fadli badan)fiiri fatawada Sayidka
wuxu yidhi Xuseen Dhiqle raximuhu laah anagoo mar lajoogna Cali Dhuux ayaa wuxu ka sheekeeyay ahlul bidaca, ninbaa markas ku yidhi hadaad xadiis no sheegi lahayd baan ka jeclaan lahayn , markaasu Cali dhuux xanaaqay oo wuxu yidhi hadalkan aan ka hadlayo ahlul bidaca ayaan ka jeclahay inaan lixdan sano cibaadaysto) fiiri Diiwaankii Daraawiishtii iyo Nimankii Cali Gerri iyo reer Hagar
ninka layidhaa Muxamad Cagaweyneh (RXM)ee ku jiray raggi Canjeel Talawaa oo badi aanan taariikhda lagu xusin baa wuxu ku yidhi Sayid Maxamad (rxm)(waxa idhibaya inaan idhaa hebel waasaas iyo waasaas -yacni inaan mubtadica wax ka sheego-markasa Sayid maxmed wuxu ugu jawabay hadaad adigu aamusto aniguna aan aamuso goormuu jaahilku xumaha iyo samaha kala ogaanayaa) fatawa Xuseen Dhiqle
mar laway diiyay Sayid Maxamad ninka layidha Faahiye Geedi ayaa wuxu ugu jawaabay (waa mubtadic)wuxu meelkale ku yidhi iska jir ninka layidha Faahiye Geedi hala sheekaysan qofka lasheekaystana hala sheekaysan )firi taariikh Taleex
waxa laway diiyay Gawsa weyneh ninka layidhaa Hagafaa Dhagaweyne iyo kutubtiisa markasa wuxu ugu jawaabay iska jir kutubtaas waa kutub baadi iyo bidco ka buuxdo'e waxadna ku dadaashaa atharka, markasay dheheen kutubtan waxa ku qoran waxyaabo cibro leh markasu yidhi ninkaan kitaabka alle cibro ka helin kuwan kama helayo markasu siiraaciyay (war dadku udagdag badanaa bidcada!!)fiiri Kutubtii lagu qoray Marqaan
wuxu odhan jiray Maxamad Cabdullaahi Xoogsade(rxm) marku ka sheekaynayo cilmul jarxi wattacdiil (kaalaya aan ilaahay dartii saacad u xamanee)firi sharxul cilal ee kutubtii Xoogsade(1/349) iyo alkifaayah(91)
wuxu yidhi Maxamad c/laahi binu axmed Xoogsade(Ina Cawiif wiilkiisii ayaa u yimid mar aabahay markasa aabahay wuxu bilaabay inuu yidhaa hebel waa daciif hebel waa nin lagu kalsoon yahay, ina cawiif wiilkiisii baa wuxu ku yidhi aabahay sheekhow haxaman culumada, aabahayba daymooday xaga ina cawiif oo wuxu yidhi (war hooge arinkani waa nasiixo'e xanmaaha)firi Asraar Xayaatul Daraawiish(1/44321/887321)
wuxu yidhi Xuseen Dhiqle (nin bidcoole ah iyo qof faasiq ah oo fisqigiisa muujisanaya midna ka hadalkoogdu xan maaha)Kutubkiisii Asraar Xayaatul Daraawiish(8/45321)
waxa laga wariyay Fawfawle inu yidhi ( lafadhiiso masaakiinta waxanad iska jirtaa inaad lafadhiisato qof mubtadic ah)firi Kutubkii Saalixiyah fii mqarnil cishriin Majaladdiisa kontanaad (50/23144) Maxamuud Garaar wuxu yidhi(hala fadhiisan mubtadic waxan ka baqayaa inay nacdal kugu soo dagto'e )firi asraar xayaatul Daraawiish(50/23144) waxa kaluu yidhi (waxan soo gaadhay dad akhyaar ah dhamaantoodna yihiin ahlu sunnah waxayna dadka ka nahyin jireen ahlul bidaca)laalakaa'i(1/138) wuxu yidhi ibraahiim binu maysarah (ninkii qadariya qof bidcole ah wuxu ugu kaal meeyay duminta islamka)laalakaa'ii(1/139)
ibnu cown wuxu yidhi (rxm)(qofkii lafadhiista ahlul bidaca yaa nooga daran ahlul bidaca) al-ibaanah li'ibnubadhah(2/473) sufyaanu thowri wuxu yidhi (ninkii mubtadicada lasocda waxan u ragnaa mubtadic)
wuxu yidhi abuu qilaabah(hala fadhiisan ahlul bidaca hana dhex galin aamin kama ihi inay idin galiyaan baadidooda ama ay idinka dheeh galiyaan waxbadan oo aad taqaanaan)laalaka'ii(1/134)
waxa kaluu ku yidhi isla safxadaa(abaa ayuub asakhtiyaaniyow maqalkaaga hasiin ahlul ahwaaga)
wuxu yidhi ibraahiim annakhaci (hala fadhiisanina ahlul bidaca hana lahadlina waxan ka baqayaa inay qulubtiinu gadoontee)firi al'ictisam lishadhibi(1/172) wuxu yidhi fudayl binu ciyaad (hadaad aragto nin mubtadic ah oo jid haya kan kale mar)al'ibaanah(2/475) waxa kalu yidhi (qofkii lafadhiista qof mubtadic ah iska jira)talbiisu ibliis(s27)
wuxu yidhi xasanul bisri (hala fadhiisan ahlul bidaca maxa yeelay qalbigu jiro kagaga ridayaa)al'ictisam(1/172) sulayman binu taymiya ayaa maalin isagoo jiran ayaa wuxu ooyay oohin daran markasa waxa lawaydiyay maxa ka oo hinaya? mageeridaad ka baqaysaa ? markasu yidhi maya'e waxan soo maray nin qadari ah markasan salamay marka waxan ka baqayaa in alle iwaydiiyo )talbisu ibliis(s27) wuxu yidhi ibnu taymiyah(rxm) (waxa waajib ah in laciqaabo qof walba oo u nibo sheegta ahlul bidaca ama difaaca ama amaana ama karha in laga hadlo ama cudurdaaro u raad raadiya, bal waxa waajib ah in laciqabo qofkasta oo xaal kooda ogaaday oo aan taageerin dadka xaal kooda cadaynaya maxa yeelay cadaynta arinkoodu waa waajib) fatawa(2/132)

sidaa awgeed waxan leenahay ducaada dacwada tamyiicinaysa inay ilaahay ka baqaan oo ay ku daydaan salaf kodii saalixa ahaa una cadeeyaan dadka caamada ah waxyaabaha khatar ka galinaya diintooda. ninbaad waxad ku leedahay walal iska jir xizbiyadu yayna diintaada kaa galaafane markasa wuxu kuleeyahay anigu waxay ku xun yihiina waan ka leexan waxay ku fiican yihiina waan ka qaadan ,su'aal salafkii markay leeyihiin hala fadhiisanina ahlul bidaca ma waxay garan waayeen inay yidhaah daan ahlul bidacu wax yaabo ayku fiican yihiin baajirtee lafadhiista oo inta fiican ka qaata? jawaabtu waa maya. hadaba waxad ogaataa fikrada odhanaysa in waxay ku fiican yihiina laga qaato waxay ku xunyihiina laga tago inay tahay fikrad kugu soo dhaway naysa inaad lafadhiisato,lafadhiisad koda waxay salfku ka yidhah deena waad soo aragtay, waxadna o gaataa inay fikradan keeneen asxaabul (MUWAAZANAH) iyo xizbiyiintu waxanse kugu bishaaraynaya inay jirto cajalad layidhaa (bidcatul muwaazanah) uu leeyahay Al_calaamah Abuu cabdiraxmaan maxamed naasirudiin binu nuux najaatii al_albaani assaacaati
hadaba si'aad uga bogsato arinkaas udag dag sidaad u heli lahayd cajaladaas, hadaad aragto qof ka gil gilanaya cilmul jarxiga ogoow inuu ninkaasi majruuxiinta kamid yahay


Wabilaahi Towfiiq------------>

peace <3 2u all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Thursday, August 03, 2000 - 12:13 pm
Salaama caleykum

To: Xoogsade

Walaalkiis arin run ah ayaad ka hadashy oo ah in sumaashii wiilka lagabaxay oo la,aaday aflagado.
Jazaakalahaa walaakiis, mida kale waxaan ku ahyaa weyn page aad u fiican marka ka faa,iideyso, insha Allaahu.
http://www.baaq-islam.com/
http://www.islam-qa.com

To: She
Sis qoftaan adiga miyaa mise qof kale hadalka dheer qoray waan shakiyey runtii.Insha Allaahu walaal dalaal shaydaanka iskanaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real She

Thursday, August 03, 2000 - 01:03 pm
I didn't say that! Now this is gardaro cadaan ah oon geed la isugu so gaban...........
Sh*t head "Is caa-cayow ribix is na-naboow qasaaro" hadaba use your own freaking nick.....looks like inaad badiilkii u xiistey....

Anon,

Sayidka ii dhaaf saxriir u dhimee.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaal.

Thursday, August 03, 2000 - 05:27 pm
Qofka iska soo dhigey SHE oo soo guuriyey islam.200 mawduuca ku qoran. Haddaadan joojin falfal xumada aad waddo ogow in messageka iyo waqtiga aad posting ku sameysey aan u diri doono somalinet management kuguna dacweyn doono inaad edebdarro iyo wasaqnimo meesha ka waddo. Haddaad mooddey in ciyaalsuuqnimada iyo edebdarradaada kuu fuli doonto soo dhaji mar kale adigo isticmaalaaya qof kale usernamekiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, August 04, 2000 - 05:15 am
Waxoogaa baan isu eegayay dadka meesha isugu yimid
weliba inta is aflagaadeeneeysay,waxaase wixiba ka sii daray, wadaadka diraca dheer gashay, ee salaf iyo bidic ka hadlay, isagoo adeegsanayo magac kaleh, waan is iri she ma ahan qofka qoray waxaan,mana fududaanin oo inta ay ka soo jawaabto sugay, sidaasi si wanaagsan ma ahan, waxaase iga la sii daran, qofka diinta si qalad ah wax uga sheego,kibir uu us biday dartii ama aqoon daro haka ahaatee, ma waxaa wanaagsan is la waaniyo oo wax loo sheego, oo loo sharaxo? mise in la caayo oo diinta lagu sii diro, oo laga sii saaro ?
waxay ila tahay is faham iyo wax isu sheegin in ay inaga dhaxeeyso,reer xamar waxay yiraahdaan"

"saan saan ayaa lagu gudaa, saxan neh saxan"
haddii aad caaytanto adneh waa lagu caayn waa laguu falkin hadda maxaad faaiiday?
soomaaliyeey ixtiraamka yaan laga tegin.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOWFIIQ

Saturday, August 19, 2000 - 06:07 pm
Walidka Ma Dembiila?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.