mOwLiD-mAcAaNe | Tuesday, July 25, 2000 - 08:54 pm Merde, vous etes des des grand con, je vous ai pas reveillèe. Pendant que je suis en Europe entrèe de Dancè, boire et faire la fète, Vous - vous profitez de la situation en partegea toute les poste politique vacante ä Djibouti. Normalment, c'est moi qui devrais ètre le chef de l'etat Somalian. |
mOwLiD-mAcAaNe | Thursday, July 27, 2000 - 09:08 pm Hebel. M a x a a d .....Ra'yigaaga uga dhiiban weydey!? mowduucan??? |
xamardaye | Friday, July 28, 2000 - 06:07 am MOWLID, Ra'yi dhankaan ah maleh Hebel,wuxuu ku sii jeedaa! C A N B A R ee inta uu ka soo gadooto hala sugo. nabad iyo caano |
mOwLiD-mAcAaNe | Friday, July 28, 2000 - 04:37 pm Xamardaye. Ilama aha nin Canbar dabo ordayaa inuu dhaqso u soo gadooto, yacnii Canbar ilaa qiyaamaha welee kaamo hadho,lol. Ninkii Geesi miyaad beryahan aragtay? waxa igu maqaalo inuu Canbar raadin ku mashquulay. |
xamardaye | Saturday, July 29, 2000 - 12:52 am maya maya, Geesi, iyo waxaas shaqo iskuma laha, goob ayaa u camiran oo somali heshiiskeed ayuu ku jiraa. Hebel, hebelna luuq meeshaas ah isagoo kaligiis taagan ayaan soo arkay, marna qoslaaayo,marna habaartamaayo, marna caaytamaayo,cambarki ayeey daah uga qariyeen. nabad iyo caano |