Wednesday, July 26, 2000 - 05:44 am Walaalayaal anigoo la yaabay sida wanaagsan oo looga faa'iideysan karo forumskan sharafta leh ayaan waxaan bilaabay qoraalo ah aqoon korodsi dhinaca SchoolNet-ka marka waxaan dadka soomaaliyeed ee meeshan imaada kula talinayaa inay ku kala faa'iideystaan meesha yna is dhaafsadaan wixii cilmi ah.