This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, July 27, 2000 - 07:30 am waxaan ahay awoowe add u gaboobay waxaan jiraa 98 marka waxaan raadinayaa habr lafihii hore ah aan ku camcamiyo kulay wax kalay is ku ma haynee marka any habar has the same broblem contact t me at lafihiihore@yahoo.com waxad ogaaataa inaan habka shukansiga u leeyahay expiireiyans oo ah 80 sano marka colooshaado yay su ku ciilin warsany!!!
| |
Thursday, July 27, 2000 - 04:14 pm loooooooooooooooooooooooooooooooooool Habra Radis u so funny ...Honest to god i love this site of awoowayaal....pluz ur e-mail add (lafihiihore@yahoo.com) is off da hook....Qosol daraadiis waan faniinay sorry no ayeeyo for u!!!!!!!!!!!! Ayeeyo likes younger guys..she likes been kaaba galaas !!! Ps: 98 aa jirtaa ee yaa kuu type gareeye???
| |
Friday, July 28, 2000 - 04:58 am habra raadis, ilaahoow 140 jir (janta koranta) jir haddii aad rabto, lacag ma leedahay, haddii aad leedahay, habar saad yeelee? kuwa yar yar ayaad heli oo kaa ma tajiyo,qumqumna kuu shido, ee ha is jabinin,kaaba galaaska kit kat sheegeeyso adiga noqo. nabad iyo caano
| |
Friday, July 28, 2000 - 11:20 am Asxaabta saan xaq ma aha tallo aa loo baahan yahay, See ula tartamaynaa 80 sano khibro nin leh!!!
| |
Friday, July 28, 2000 - 12:41 pm i think this guy is another phoney xoogsade.LOL..is there a net highway police?..LOL
| |
Friday, July 28, 2000 - 09:06 pm Waa wareey!...Ar Kit-kat ku qabo ayadaa Vitaminka ku badanyahee....yey ku dhaafin......
| |
Tuesday, August 01, 2000 - 06:35 pm to habar raadis iyaaaaaaaaaah oday naxaayo maba tihidee adi daay qashqashaada habaraha waa ka xishoodsiinooysaaye ar qumayo odaygaan kugu calaqtey ma u jeedaay,,,,fii shii kuwaaaaaaaaaaaaheeeeeeeeeeeeeeeeeeeri hee oday booc-booc waa iga yaabisey
| |
Wednesday, August 02, 2000 - 01:16 am marba hadaa 90ka kor u dhaaftay adiga naag maba u baahnid.sariirta keligeed aaba kugu filan saaxibow.ku rugrugo sariirta adaaba dhinac u dhici doontid.hahahahahahahhahahahah xamaraawi asal
| |
Thursday, August 03, 2000 - 12:35 pm Awoowe xishood daadan ayad habar kodoonaysaa ceebay tacaal
|