site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILOOWSHO DHAWAA MA UMULBAA????????????????

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): ILOOWSHO DHAWAA MA UMULBAA????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LULLA

Friday, July 28, 2000 - 05:52 am
Waxaan jeclaan lahaa dhalinta rag iyo dumarba leh ee forumska soo gasho oo talooyin wax ku ool ah ka dhiibto ama si daacad ah ba uga hadlo arimaha somalida sida;MOW,GUREY1,GUREY,XAMARDAYE,WALAALKIIN,
NEFOOWKANIINI,WARTA,CLEV,SHENGAANI,MURIIDI,MIM,
DHALFO,JAMAAL4,XOOGSADE,KAMAAL,JEEGO,HEBEL IYO ODAYGA NABADA(XANARDAYE),KUSSEEY,T-GIRL,DUNYA,MARIAH,SHE,in ay ra'yigooda ka dhiibtaan kaftan la'aan.

Somalidu,
Marka loo eego badankood waxay qurbaha fog soo galeen 90 kii wixii ka dambeeyay, inti ka horeeysay inyar ayaa jiray oo gacanta khaliijka iyo bad maaxyo ahaa, marka laga reebo inyar oo qurbaha fog kol hore soo gashay, haddaba somalidi ugu dambeeysay ee soo gasho qurbaha 90kii waxay joogaan qurbaha 10 ama 11 sano,walaayaaloow somalidaasi sida dhaqsida leh oo ay isu bedeleen xag dhaqan , xag diin, iyo xag bulshaba, maxaa u sabab ah? ma oran karnaa somalidu way hilmaansho dhawyihiin?ama dhaqsi ayeey isu bedelaan?haddii ay taasi jirto malaga yaabaa in si dhaqsi leh ay u i loobaan colaadi dhex martay?
qofkasto ra'yigiigu wuu u furan yahay,caay la'aan
Codsi gaar ah:
please in somali.
mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LULLA

Friday, July 28, 2000 - 06:00 am
FIIRO GAAR AH,


SIDOO KALEH QOLKAAN NEH WAA QALDAN YAHAY,

YAAN WAX LAGU QORIN.

IGA RAALI AHAADA, WAA QALAD FARSAMO.

HA ILA YAABINA WAA MARKII IIGU HOREEYSAY OO AAN WAX SOO QORO.

MAHADSANIDIIN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.