site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Invasion Of Privacy!!!!............By Axoow

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Invasion Of Privacy!!!!............By Axoow
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Friday, July 28, 2000 - 01:54 pm
Hellooooooo My Fellow Somalis......

Most of Somalis think, ruining someone his privacy is sports, but they never think who much that person his/her live distraughtly.

My fellow Somalis can we make a verbal commitment, lets swear each other....I'm willing to be the 1st person.

I Sleiman swear to ALLAH(SWC), will never invade someone his/her privacy.

I expect any one who interest this Topic to say"
I (write ur 1st name) swear to ALLAH(SWC), will never invade someone his/her privacy."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 28, 2000 - 07:42 pm
War Aaxoow ma Line baa kaa qarxay?
.
.
Leenkood qaraxyoo kabtood kuftee ala ma sheegtayaasha duliga ah wax la garaaceey istaahilaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Friday, July 28, 2000 - 10:52 pm
Hi Axoow
Dhaarta horteed ii sheeg waxa laguu dhimey kadibana waan isku dayaa inan balanta qado....

yahooy Hebel say wax u jiran beriga "Waayeel taag waayaa habaartamaan maqli jiraye"

wa bilaahi towfiiq!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 29, 2000 - 12:36 am
Hebel ma naag buu isu bedelay?

yahooy AA?


Axoow,

ilaah ku dhaarashadiisa iima sahlano,wax aan ugu dhaartana kaama arag,ee waxa dhaarta keenay inoo fidi.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Saturday, July 29, 2000 - 06:13 am
TO:Hebel.

Walaaloow haddii aan Soomaali nahay line qarxiska
garaadooyin aan ku qaadanay.....taas labo xaawo isma weey diineeyso(why markasto loo dhahaa labo Ali).


TO:She

wax leeyga bi'iyey ma yaro, ee haddii aad horey wax u bi'isay dhaarta kasoo qeeyb gal....."dadkaadaa Dhinic ka raac, hoowy hoowy dhinic karaac yaadan luminee dhinic karaac"


TO:Xamardaya.

sxboow adiga jadiid maa tahay bulshada maku cusub tahay.Horey waxaa loo yiri "FARUUREEYOOW MAXAA BARI KU GEEYEY, MARKAASUU YIRI FADUUL."

hadda ilaah baan kuugu dhaarshay waligee kama hadlin amase lama cunin qof, qof kala afaarihiis.....that is the one I'm talking about...si loo joojiyo hala dhaarto.

.....on my way to Columbus OHIO......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 29, 2000 - 06:55 am
AXOOW.

saaxiboow bulshada waan ku cusbahay, bacdeeydi ayaa weli igu dhegan,jadiid lagu daray jadiid ayaan ahay,haddii intaas ay tahay waxa laga dhaaranaayo, aniga dhaartaas kuma jiro, markaan gaaro inta iga horeeysay waxay dhunxiyeen ama anigaba la iga dhunxiyo oo ay ii gaarto ayaan dhaaran.
joojiskaba maxaa inagu qasbay?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, July 29, 2000 - 07:55 am
Xamardaye inaa dib usocod tahay shimeen ogaadi ma kasaee?
.
.
Hadii lagu dhoho gaarigaan soo kor safka dhuxusha aas ku geehaane dadkaa daalac uraacanee.
.
.
Hadii canbar lagu siiyone xitaa maxaa soo mar-mariseen aa dhehee.
.
.
duqa meel laguu saaroneey xitaa ma'oshi.
.
.
She Yahoow BAJAQ-daa laagu wacaaye Yahoow idheh BALAQ aan ehee Biijo haku gashee sidaad moodo HAL bisbaas ka dheregtay.
.
.
Aryaa Aaxoow ar ciil baaban dibinta hoose laa-laadshee aryeey ahaayeen kuwaan bakhtigee LINE-ka kaa qarxiyay...balan waaye inaan Feedh-Jilib ka badshee ii sidaan tantoomo ugu wadaan bariis kaga dhigi lahaaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Saturday, July 29, 2000 - 12:07 pm
Axoow (Axoow)

Abaay bowdkaaga mey jabad ka goosteen ayaga aa cirka roob ku og.... Axoow loox-maxfuudka ha u kala furin Baay & Ontor u soo qaado ee ku kaltami.

Dhalfo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 29, 2000 - 10:38 pm
yahooy iyo abaay ayeey dadkiba noqdeen, yaa haddii aad sidaan u ogeedeen xaad noogu qariheeyseen kol hore?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Saturday, August 05, 2000 - 01:38 pm
TO:Xamardaya.

Sxboow, horta soo dhawoow qalad aa ka fahantay qoraalkeeyga mise steve Wonder iyo Ray Charles aa isku xaafad gashaan......bro shakki maa kaaga jiro haddii aan Soomaali nahay inaan ku noolnahay maxaa la yari........taas aan ka hadlaayey.


TO:Hebel.

Sxboow waa iga qoslisiisau kursiga aan ka faniinay....teeda kala insurance la'aan aan ahay waxii i gaaray oo dhaawac ah Via E-mail aan kuugu soo diraa matamaatikada sii diyaari.


TO:Dhalfo.

Sxboow do u mean Abaa mise Abaayo me....sxboow see camal markab maa fuushaaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 05, 2000 - 02:31 pm
Aryaa Aaxoow sxb unuka hadii flight-13 ahaan leheen usbitaalka lacag la'aan aan ku jiifi leheen ee laakiin yaakuu sheegaa tiknikada?
.
.
Aryaa Saleebaan...Ar Bajaq dheer ood moodo inaan aqli lagu deyin (dherer dartiis) laakiin XABAD eh oo kabahana 7 ii bar qaadato (Iydaa igu dhahdi anmaa kasaa kab cabirkeed) dhexdana aad moodo iney beydhabo ka timi cadaantana aad moodo in dhiig la'aan heeso aan bartee koley ii koley aniga i yeeli meyso ee maad baadhi noogu tuurtid aan isku xoreeyoo (QOOLEEY camal) DOOL ha ii keentee?
.
.
Raali ka ahaaw kursiga lagaa tuuray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, August 06, 2000 - 02:29 am
,,,,,Waar waaxay kuwaneed mooddo iney bagaash ka soo rogoyaan marsadii Boosaaso,,,Kaaga darankii iyagoo dibinta ruugaya is dhaarsanaya!!!!Naw oo haddana Naw!!!Aaxane Aaaxanoow waar idinlaawihii ajashaada raba looma arxama'e ee intaad ba'ayeey, waawareey iyo is dhaarsano leedahay waa kuu uur nugeyle ee Aaxanoow Addinkaaga u adeegso,,,ee Doofilkaa hunhunuda ku cayilay kol haddaad astaahilkiisa mariso igu walle kaa daba juuq oran!!!!!!!!.....


,,,Hebel abaa ad FLIGHT THIRTEEN fafakasho aaba u tahee macallinka faraha lee ameey kaa qaniinaan..


,,,,Xamardaye heer Towfiiq leenbo kuu heestiye wadaayoow shimmee ahaan aad heer Xamar Jadiid naqatina adiina,,....

,,,,She iska dhaarati ad (Sarmaan la guda gudaayaaw gammuunshee ma toosaaw guun lee li taawiyee))))) ariirtaanya hooooy may ki dheegneey lammaadun gee intee ku bati adi,,,

,,,,Dhalfo Allah ya cizak kulla maa ashuufak xatajiib luguz jadiid....


,,,,Suleiman Axmad Salxaan Salaan iyo boogaadin ciriftak ciriftak ,,,,,,Kolba haddaad tiri Suleiman ku gartay oo ku gartay oo Aaxoowgii aan iqiinay ahaa,,,Ex Scoula Polizia,,,!!!!!laakinse Dhaar mayooy ma ku jiri anni mana ku jirri mana ku jirri anni,,.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Sunday, August 06, 2000 - 05:18 am
Subax wanagsan Aaxow my brother.

Hadii aad rabtid in Somali ay dhaafan dadka kale afarohooda, waa in aad u soo heshaa wixii ay ku badali lahaayeen.

Aaxow wad ogtahay dadka sigaarka iska dhaafay in la siiyo Maastiko u gaar ah, marka adigana waa in aad wax maastikada u dhigma keentaa.

Waxaana foolxumo weyn noqotay in nimanka qaarkood naagaha ugu dheereyan xaga dad afarahood.


Marka Aaxoowow Dhaarta talo ku dar.

Bye my brother Axxow.

PS: Aaxow qofta Caraweelo la yirahdo naga qabo saaxib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, August 06, 2000 - 06:38 am
Axoow,

saaxiboow ani maxaan ka ogahay, cuseeb us waa galti lee, aniga galiti ihiyee.....lol........
Sidiin u aqrinaayay qoraaladaada inti horay aan uga fahmayneh waa iga tir tirmeen, aniga damiin ihiyaa? laakiin waxaan ku weeydiiyay haddiin soomaali nahay saddex dhaar aan naqaanaa, lamo jeebka ay inoogu jirtaa waxba mana la oho in aan la soo baxno oo aan miiska soo saarno, midna waaba ka cabsanaa,maxkamad saaris lee naga soo bixi karto, ee adiga dheertee waaye dhaarta aad rabtid iniin dhaarano? teeda kaleh dad cad aa daris loola noqonaa nimanka aad sheegtay waayo da' waa iska timid, ee ha ina xasuusinin ani iyo hebel.

Hebel,
Adi maxaa i dhaantaa?
Ani haddii barmiil subag ah la igu irido sideeydi anigoo u qalalan aan ka soo baxaa.
Adigana haddii barmiil malab ah laguugu rido, adigoo sidaadi u qaraar aa ka soo baxeeysaa.lol..

Nefoow,
Mooradii Madiino Macaan, waa isku garbiyoohaa, wixii magaalo iyo miyi joogay waa la iskugu yimid, raga waa iska daba yimid ee hala dulqaato, intii qofkasto tabartiisa reebi doonto.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Sunday, August 06, 2000 - 11:24 am
TO:Hebel...


Walaalkiis adiga hadaladda aad ku hadleeysid adleey meey kuu qarsoon yihiin cawo waliba af somaali qadiin ah aa la soo baxee.....waxaan marqaadi ka ahay in hadal laguugu gaareeyn inleeyn Hebel aa taheey

TO:NeefoowKaniin...

Sxboow adiga iyo Hebel isku jaamacad aa soo dhameeys aan mudaa hadalka afkuu idin saaran yahay......teeda kale sxboow adiga waa kula dirirsanahay hadda ka hor aad i fahantahay inaan Suleiman ahay, waxaan kuu dhaafay E-mailkeeyga ma ii soo jawaabin.

Neefoo, sxboow dadkii horaan isla nahay taxtiga xamar jab jab laakiin inaad darbaalka iska qaado ma rabtid....fiiri sxboow marlabaad haddii aad rabtid in aad ila xariiritid oo aan waayo wayo ka sheekeeysanp e-mailkeeyga waxa wayey salhan79@aol.com.

TO:Alex

my big brother......walaalkiis runtaa waayey dadkaan rehab ayeey u baahanyihiin haddii kale waa in eey iska wadaan in eey dadka noolal ku cunaan.

Alex, teeda kala waa runtaa Raggii manta ayagaaba ka dheereeyo dumarkii.

Speaking of Caraweelo that lovely sis I believed she need attention.


TO:Xamardaya.

sxbooow waa kuu jeeydaa maskiin aaa iska dhigooysaa laakiin fakataa aa ku jirtaa waa kuu jeeydaa xiin faniin camal aa ku mooday Hebel iyo Neefoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warreey

Monday, August 07, 2000 - 07:45 am
TO:Axoow

Axoow nin yahoo shaqooyinkeena aad rabtaa in aad naga hor istaagtid ee shaqo yeelo.......waxaan ku noolnahaybo waa xan iyo umadda in aan afaarahood ka shaqeeyno Huh!!!!! aan ku niri.


TO:Alex.

Yaooow mararbadan aan ku arkay adoo iska dhigaayo qof wax kala yaqaan ee orod shaqo yeelo war sheegidda cudur ma aha ama balawad sida sigaarka oo kale ma aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Udgon

Monday, August 07, 2000 - 02:33 pm
To:Axoow iyo Alex...

Waxan idin weeydiinaa adinkaa yaa iidin xilsaaray dadka afkooda, Muddo aa qurbo la joogay waxaa loo dhaqmaa sidii dad ka duwan Sommalida kale.Waxaan idin leeyahay Adinka afkiina dhoowrta dadkale faraha ka qado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, August 08, 2000 - 09:19 am
Axoow,

wacade fulay hooyadii ma gablanto sida la sheegay,
geesinimo iyo fudeed waa waxa ina dhameeyay,ee ogoow,adinaga waxay igula fiicnaan leheed inta aad dhaar raadineeyso, in dhiiga la isku darsado in aad raadiso , haddii ay tahay mid aan la heleeynin armaaba falkis iyo dhankaas aan u wada dhaqaaqnaa waxay dhashaba ha leeftee.GAX GAX GAX..

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.