site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaab Amakaag cajiib..........

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Yaab Amakaag cajiib..........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oday biiqay

Saturday, July 29, 2000 - 07:47 am
waxaan aad ula yaabanay gabdhaha soomaaliyeed oo qurbaha jooga maxaa ugu wacan inay ugu yaraan 10 nin isku wado iyadoo kuligood ku danaysanaysa waxam aad ula yaabay saaxiibkay oo gabari aakhiro u dirtay lacag i amaahi aan reerkayagii u diro taas waxa ka sii daran aboow mallka i gee, shineemada igee hilib xalaaka ,suuqa laga adeegto marka gabadhaasi waxay sidaa ugu qososhaa 10 nin oo kale gabdhow waa lumiseen kalsoonidii wiilasha soomaaliyeed idiin hayeen sharaftii ilaahay idin siiyeyna waa khasaariseen niman badan oon ka mid ahayna idiinma soo socdaan ee dhaqankaas iska daaya hadii daamankaa idin dheeraan naagahana haday 30 gaaraan waa ogtihiin oo muus qudhmay bay la mid yihiin...good luck......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Saturday, July 29, 2000 - 12:41 pm
To: oday biiqay

Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa....Saas may ugaleen maskiin muro-qare....Hayeey adiga garaaso marso si aad uga faro-baxsato......


Dhalfo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Saturday, July 29, 2000 - 01:26 pm
Inaa lilaahi waa inaa raajucuun

adoo oday ah maxaa gabdho afaarahooda ku dhex geshay..mana ku ceeyn kari oo waxaan ka baqaa afka inuu i qaloocdo ee oradoo shaqo yeelo markee duqooshinkii kugu jeesteeyeen aa anaga nagu daacee miyaaa..Fooni Geenjeelo awoowe !!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, July 30, 2000 - 12:05 am
oday biiqay,

"naagi kun beey koodisaa koowneh way kala baxdaa"

oo waa loo qoray in raga ay u sheekeeyaan.

maneeno waa iska jirtaa, haddii aad pollo tahay waa lagu dhuuqaa.

waxaadan sheegin intaas oo nin ah marka la isku korwado oo xoolahooda la dhalqamihaayo, sababta ay ku ogolaadeen maxay tahay?
soow iyaguba dan malaha?

dee gacmo isdhaafay beey gacaladi ku jirtaaye, armeey sidaan inoo wada roontahay?

adiga imisa islaamood baa waxoogaa kaa liqeen?

hablaha hala daayo,waayo inaga ayeey inoo lulayaan laanta qoyan.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Odey Biiqey sxb kadaa boogaha lama taataabtee...danqashada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Unrecorded Date
Odaybiiqey, hey we understand if you are saying girls keep your expenses low coz you cant cover all the costz but dont even try to say girls will be like rotten banana,,,oops,,,i thought you guys were the ones with the banana? my bad.

besides time heals many wounds my pet hang on there, just!

and besides ever heard the saying "the sky is the limit?" this routine is called the window shopping, i mean you wouldnt buy something without checking all the stores will ya? keep ur pants on sugar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COOLIO

Thursday, August 03, 2000 - 11:54 am
Dalfo:
I wonder what they call your sister? The rule of thumb says "Parents name their children in a same pattern" Also, you and your sister must have many similarities since you came from the same parents biologically and and both of you have been raised in the same environment. The bottom line is that if your name is dalfo and you are proud of it, then your sister is "fill the blank" and proud of it too.

COOLIO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 03, 2000 - 06:54 pm
Oh Boy! Here we freaking go again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 12:16 pm
oday waayabe adinku isala yaaba.

waxaan layaabey nimanka soomlida oo hada caadi ka dhigtey maxay gabdhu u cunaan raga jeebkooda, horta yaa idinku qasba qaarkiin idinkaa la soo ordo oo mooda gabdha hadii uusan wax u dhiibin ama isxariifin inuusan kalsooni heli karin oo hadlkiisa ku kalsoonayne, teeda kele waayabeye ma warshadaha marekankaa cabaadka idinka keenay waydinkan qayldii idinka dhamaateyae qofkasa dayn qaatey waa ceeba badan yahay daynt dad badan baa ku xun oo raga iyo dumbar be leh ma wax laysu caaya

isla hadla oo idinku kuwiinan jeega xun iska soo dhiibaya ee lah maya mayam wallahi bay iga tahy qaado hadhow hadii bax la dhaho ha xanaaqin meel ay lacgtaas lagu heshiiyey ma jirte

teeda kel gabdhaha rightka ayadku gumaystaan most of th somali girl gaari madwaan marka rightka ka waxku shukaansanyo ha ogado in uu dooqa ka horeeyo hadii lagu rabin laaking righkii aa ku xirtid adi lee waaye wixii kugu dhaco

by marwo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.