site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Asalamaau caleykum ilma forums iyo awlaadood/

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Asalamaau caleykum ilma forums iyo awlaadood/
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Tuesday, August 01, 2000 - 06:11 am
Asalaamu caleeykum ilma forums/ waa Geesi oo reerkan forumska ah u maqnaa ayaa soo caga dhigtey::::::::::::...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Tuesday, August 01, 2000 - 06:30 pm
geesi,geesi,geesi

yaa saaxibul boojaale soo dhiwaaw hee


KUWAAAAAAAAHEERI!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Wednesday, August 02, 2000 - 01:43 am
intaan maqnaa yaa dhashey yaase dhintey,


dalka mudo aan ka maqnaaye aan waramee warka iga gura,,,,,,,


Jabuuti aan tagay, carta aan kadagtey, anoo magaciina (forumska dadka jooga) magacooda wax ku raadinaaya, balanqaad weeyn aan soo heley rajana wa jirtaa,,, hal mid a hortaagan lacag aa loo baahanyahay isku soo dardara,,,,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso fara dheer

Wednesday, August 02, 2000 - 05:56 am
geesi!!!! nabad ma kusoo noqotay??????????????????lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, August 02, 2000 - 07:10 am
Geesi,

soo noqo haddi aad rabto laakiin saaxiboow ma forumska ayaa dadkaan dhalay?

intaad wax inagu soo biirin leheed baad la timid lacag ayaa la iska rabaa? yeeysan talada kaa wareerin, lacag inti ay leheed ninkii HEBEL ahaa agtiisa ayeey karuur san tahay ee isaga u doon.

soo noqod wanaagsan.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 02, 2000 - 07:02 pm
Geesi soo Noqo sxb oo soo dhawoow.
.
.
Cidna ma dhiman weli bisinkee laakiin aniga intaad maqneyd sadex line aa iga qarxee day.
.
.
.
Aaxoowne been aa laga sheegee day oo dhawaan aas dadka dhan dhaarihaayi uus lahaa kuligiin bada gala si uu inbili ciyaaraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, August 02, 2000 - 10:45 pm
,,,,,Geesi soo dhawoow aqalku waa mininkaagiiye se waaxay Qaaraankan baas aad u aruurineysid ina Cumar Gucallehane (Beerka lagu jiidku) isagaaba beryahan tuugsi iyo gacan maris iyo meel waliba la taagan Magan Allah iyo magan rasuul iyo Soomaali baan Web Page u sameeyay, fanaaniin baan casuumay, Colahayaa booyahaya, Gabadhane isaga u dhaxdana ku rooneydaa inaanu ka qaadin kuu Godkii jilicoow ee Cali Sabiix uu hilibkiisu ku jarjaray--------_________------>>>>>Ismaciil geelleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Thursday, August 03, 2000 - 12:16 am
asalaamu caleeykum/ horta wax weeyn baa iga dameeyey inta hada isheeydu qabatey een arkey waa aqalkii FORUKA oo naash naash iyo rajeeyn la gusameey qal aroos ka dhacay waxaan aheeyn inaanan u maleeyn....

faradheer/ xami dieebe waaye ilaah waa inabad keeney. xaad heeydaa fadhiga iga soo quruxso...

xamardaye/ see waayi yaaqi adi ciyaal beesaani reer forums hadaan ku dhahay ceey maaho... is deji sxb qeeyr aa jiro jeego dheer heeygu noqon war aan hayaa...


hebel/ macalin aad tahay sadex line aa kugu qarxey lineeyo 15 ma gashey hee horta ..


neefoow/ war aqalku waa minankaagii aad tiri wax baad si u qarineeysa fartu waa godontahay, aqalku saan ku aqiinayna maaho ee iska noqo miyaad ii qarineeysaa,,, ogoow hadaan laabto anigu forums leeysu jeedo oo rag iyo dumarba lleh marfishna ka jiro aan meel ku ogahay....


ar qaraabda inteedii kale meel kusheega...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.