site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Damac guur

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Damac guur
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadaad

Friday, August 04, 2000 - 02:03 pm
dad yow waxaan damcay guur gabadhhaan la hadlaa waa iga oradaa iyadoo llah waxaad u eeg tahay wadaad.markaa dadyow maxaad aritaa ka odhan lahayd
idin koo cayda reebaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 04, 2000 - 07:26 pm
wadaadad doono

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereeye

Saturday, August 05, 2000 - 04:32 am
dhulkii gabadh u raad so taas baa kuugu dhaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 06, 2000 - 01:24 pm
sakaaro ilis ilis ayay tidhaah daa hadan way gaagax daa. kolkaa hadaad doonayso teeri garee.waxii ilaah kuu qoray waayi maydiside

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow

Monday, August 07, 2000 - 12:48 am
To: wadaad
saaxiiboow aroos dhan iska dhaaf hada
markaa too wadaad ah oo sidaadoo kale laga cararay heshidna isku feereey
garabkaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Monday, August 07, 2000 - 01:09 am
Ninyahow warkaada wuxuu iila egyahay war aan bislayn. Waxaan u maleynayaa in ujeedadaada ay tahay in wadaadada aad aragti xun aad ka bixisid.Wadaada waa ku dumarka yurub jooga ay ugu jecelyihiin waayo way shaqeystaan wax bay bartaan, balwad ma lahan ehelkoodana way ka war haayaan. Gabar walba oo fiican waxay leedahay nin wadaad ayaan guursanayaa.

Waxaa laga yaabaa inuu dooqa kaa qaldamay ee dib isagu noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadaad

Thursday, August 10, 2000 - 01:10 pm
to, yaasmiin
hadii wallaey aad sidaa tahay adigu maxaad ii riixaysaa ama is ka riixaysaa hadaad adigu sidaa tahay qaar aan ahayn baa badan walaaley .bal waran hadii aabad sidaa tidhi.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, August 11, 2000 - 04:42 am
Wadaad,

haddii ay ku yiraahdeen wadaad wadaad ayaad u egtahay, micnuhu ma ahan wadaad ayaad tahay,
ee waxaa weeye ( G) ayaad tahay,(adeer) ayaad tahay, (dhoore) ayaad tahay, galti, galti ,galti,
ee dhaqankaada , qaabkaada, iyo hadalkaada wax ka bedel oo jeesteey haddii aad rabto in hablaha ay wax kula wadaan.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabqari

Monday, November 13, 2000 - 03:34 pm
Yaakhii hadii aanad ahayn wadaad iska noqo, biloy dani kuugu jirtaa.

Alaa macak

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Feyruus

Monday, November 13, 2000 - 03:36 pm
Waar Cabqari, adiga Jabuuti kaaga maan iman, maxaa nakaa daba dhigay huuno.


Nabaday


Feyruus

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.