site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ahlan wa-sahlan Deeqa: Raaxeeye-Burcaawi

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Ahlan wa-sahlan Deeqa: Raaxeeye-Burcaawi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdillaahi Cawed Cige

Saturday, August 05, 2000 - 01:11 pm
Marriage problems, scarce resources, mad politics, tribalism, homesickness, hate between the genders, are you really, really fed up of all these? Do you want to change the tune? Then this is Radio Raaxeeye-Burcaawi calling you from shortwaves of Burco!!!!

We don't employ single DJ, we don't ask you to pay any money to us, we don't encourage you to beat your beloved wife -as some people do-, we simply say to you; In the name of Qaraami and Raaxeeye, please join the rythm and follow the hym!

Raqdayda ka beer
Ramaas baxayoo
Ka raystay-dhe
Reerihiinnii

Rafaad mooyee
Raaxo kala-dhimannoo
Runtii cishqigii
Isoo ridayoo
Rugtanuu i dhigtaye
Igaga rida'eeeeeeeeey

Roobkii helay
Raydab Khaatumo
Laguma reeye
Wayna kala raray.................

Quruxda Raaxeeye iyo Qaraami waxay ahayd iyadoo aanad ku werwerayn codkaaga!! Waxa keliya oo lagaaga baahanyahay waa jaan, jiib iyo luuq dheer oo dadka isneceb kalgacal isu-gelisa......

Bilaa-Calaykum! marqudha CARTA, MARTA, BARTA iyo TARTABA dhiga oo kusoo biira Raaxeeye-Burcaawi Radio.........................

Raaxeeye-Burcaawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 05, 2000 - 02:34 pm
Ala maxaad siriq soo dhigatay?
.
.
Burco ha sheegan kawaanka malaaygaa ku kortee...Maqaalin dheeraa ma iskaashataduu ma mid ahaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Osman Nasir

Saturday, August 05, 2000 - 06:18 pm
ADUUNYO MAXAAY TAHAY? DULI KUNOOLOWBAA MA DARIIQA DUULDULBAA. MA DAMEERO RAACBA? MA HADAGINBAA MA DABAGAAB KU TAAGBA? MA RAGA DULEEYBA? ADUUNYO ADUUNYO DAD BADANAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco-native

Saturday, August 05, 2000 - 07:09 pm
go burco ,go burco, go burco.................................................................................................................................................go burco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, August 06, 2000 - 06:48 am
Hebel,

Walalaaaaaaay, kubadii Kismaayo ayaa wadato, waa ay isu dhiibeen, way la carareen, waaw inan inan burcaawi ah baa kala haray kubadii, burco ayaa wadato, burco, burco, buro, inagaa wadano , inagaa wadanoo,gool gool, may may, seeri walihii baa diiday, gool ma jiro,haddii aad kawaanki malaayga ku ag dhalatay,meeshaanba dadbaa ku dhashay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, August 06, 2000 - 06:14 pm
War anagaa wadana...Anagaa wadana...Uxum, (Waxaan ka waday) War Burcaa wadata, Burcaa wadata.
.
.
Burcaa wadata...
.
.
Garoonkii bey kala bexeen kubadii....
.
.
Oo tolow xagay u wadaan?...
.
.
Waar soo cesha kubada.
.
.
War soo cesha kubada.
.
.
Hayaay qabtaay...qabtaay.
.
.
Macalinka, macalinka Cusmaanta ma joogtaa?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.