site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"""SIYAASADA ETHIOPIA EE KU WAJAHAN SOOMAALIYA OODAWLAD NOQOTA IYO DAWLAD LA'AAN INTABA""

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): """SIYAASADA ETHIOPIA EE KU WAJAHAN SOOMAALIYA OODAWLAD NOQOTA IYO DAWLAD LA'AAN INTABA""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAKUMBA

Sunday, August 06, 2000 - 08:33 pm
1-Waa iga suaale ETHIOPIA MANOQON KARTAA batrooniga dawlada somalia ka dhalan doonta?

2-soomaaliya ma ka mid noqon kartaa qayb ethiopia ka mid ah hadii dowlad lagu dhisiwaayo CARTA JABOUTI?

WAA JAWAAB FURANEE WAXAA HAYSO SOO DAA!

wa sallamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascaanoodi

Tuesday, August 08, 2000 - 03:57 am
JAKUMBA

Somalia waligeed kama mid noqonayso Ethiopia

waa ayo Ethiopia waa dal galo xukunto somali iyo gaalna meel isma wada taagaan.

gaal waa XAAR QORI KU MUDAN
OO MARKUU DOONO AYUU KA DHACI OO KU FADA RAYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, August 08, 2000 - 09:37 am
dab iyo dhagax la iskuma dhuftee kala dhoowraay


nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.