site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xubnaha Baarlamaanka oo loo qaybiyay

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Xubnaha Baarlamaanka oo loo qaybiyay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Tuesday, August 08, 2000 - 12:17 am
Sida uu sheegay wargeyska Qaran, Gudiga khilaafaadka wuxuu xubnaha baarlamaanka uu u qeybiyay beelaha •••••• iyo •••••••.

Beelaha •••••• iyo ••••••• oo muddo is ku mari la’aa ayaa ugu dambeyntii shalay galab gaabkii loo qeybiyey xubnaha uga mid noqonaya baarlamaanka loo dhisayo Soomaaliya, kaddib markii uu soo dhex galay guddiga u xilsaaran xallinta khilaafaadka beelaha.


Hadaba sidey ayay idinla tahay qeybtan oo laga yaabo inay shirka dib u heshiisiinta ku noqoto turaanturo lagana yaabo inay hakiso in mudo ah. Ma idinla tahay in Majeerteen helaan 15 xubnood Daaroodka intiisa kalena ay qeybsadaan inta hartay. in Murusade la siiyo 4 xubnood halka habargidir laga siiyay 8-xubnood Xawaadlana 6 xubnood....!!

Fadlan doodu ha noqoto mid dublimaasiyadeed.


Warar lagu kalsoonyahay oo aannu xalay ka helnay Carta ayaa sheegay in beelaha •••••• wax loogu qeybiyey qaabkan:

Muddulood 11 xubnood, Habar-gidir 8 xubnood, Xawaadle 6 xubnood, Murusade 4 xubnood, Gugundhabe 3 xubnood, Gaal-jecel 3 xubnood, Duduble iyo Faqashinni 3 xubnood, Silcis 1 xubin, Sheekhaal 3 xubnood Xaskul •••••• 1 xubin iyo xubin lagu sharfay Haweenka.

Wararkii ugu dambeeyey ee xalay naga soo gaaray dalka Jabuuti ayaa sheegay in markii lagu dhawaaqay qaab qaybsiga xubnaha ay beelo fara badani ka biyo diiddeen, waxaana beelahaasi ka mid ah beesha Murusade oo shaaca ka qaaday inay qaadacday shirka, aysana aqoonsanayn qaybsiga xubnaha baarlamaanka ee uu guddigu ku dhawaaqay, waxayna ku caddeeyeen qoraal ay u direen dowladda Jabuuti iyo beelaha Soomaaliyeed inay arrintaasi tahay cadaalad darro loo bareeray, sidoo kale waxgarad iyo odayaal ka tirsan beesha Murusade oo Muqdisho iyo gobollada kala jooga ayaa iyaguna muujiyey sida ay uga horjeedaan qaabka xubnaha loogu qaybiyey Hawiyaha.

Beelaha ••••••• ayaa iyaguna ka cowday qaabka uu guddigu wax ugu qaybiyey oo ay wararka qaar sheegeen inay ka biyo diidsan yihiin beesha Majeerteen oo qayb ahaan heshay 15 xubnood.

Murranka ugu weyni wuxuu ka taagan yahay go’aanka wax u qaybinta beelaha oo la sheegya inay gaareen 15 ka mid ah 54-ta xubnood ee uu ka kooban yahay guddiga xalinta khilaafaadka beeluhu, iyadoo xubnaha qaarkood ay ku mashquulsanaayeen howlo u yaalay, sida xubnaha beesha Mareexaan ugu jira guddiga khilaafaadka oo shalay ku maqnaa aaska Col. Cabdi Cilmi Gidir oo ka mid ah ergada beeshaas oo habeen hore geeriyooday.

Hadaba sidey ayay idinla tahay qeybtan oo laga yaabo inay shirka dib u heshiisiinta ku noqoto turaanturo lagana yaabo inay hakiso in mudo ah. Ma idinla tahay in Majeerteen helaan 15 xubnood Daaroodka intiisa kalena ay qeybsadaan inta hartay. in Murusade la siiyo 4 xubnood halka habargidir laga siiyay 8-xubnood Xawaadlana 6 xubnood....!!

Fadlan doodu ha noqoto mid dublimaasiyadeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, August 08, 2000 - 01:16 am
,,,,Axmadoow Dibulumaasiyad noocee ah baad dooneysaa ianay doodu noqoto,,,,,,,sidiisana ereyga dibulumaasi baanan garan ee bal soo yara sharax,,,,,,.......waxan cas casee aad is wada daba dhigtayna waan fahmi kari waayay ee bal ii soo balbalaari,,,......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Tuesday, August 08, 2000 - 01:35 am
Neefao...( War magucu adkaa dee waa maxay) Waxa cas cas SoomaaliNetkaa na daba dhigay. Malaha waxay diidanyihiin Qabaa'isha magacyadooda in la sheego. Meelaha cas cas waxay u taaganyihiin labada qabiil ee midkood uu ka bilodao H midka kalena D...Dee hadaan sheegi magacoo buuxa wey caseynayaan..ee maxaynu sameynaa Neefoo...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, August 08, 2000 - 02:57 am
,,,,Casaankii waad ii soo shaeraxdee mahadi ha kaa gaadho inkastoonan fahmin qabiiladaa aad tiri h&d bey ka kala bilowdaan ma dir iyo hooraarsame baad ka waddaa walaale tan kale anigu su'aasha aan ku weydiiyay oo inaad wax iiga bidhaamiso aan doonayay waa ereyga Dibulomaasiyadda oo aan fahmikari kariwaayay oo aanad ka dhawaajin waxa aad oga dan leedahay suuradda ay yeelan doonto doodu,,teeda kale Shilkaa ka dhacay Jabaruuti asalkaba adigu mawaad waafaqsantahay mise Dalxiis iyo rag islaamihii iyo caruurtii caanihii ka idleystay inay isugu tageen baad aaminsantahay weyga su'aale........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muuse

Tuesday, August 08, 2000 - 06:46 am
Wargeyska qaran ma aha mid u qalma in loo adeegsado saxaafad guud sababtoo ah waxaa leh uuna u shaqeeyaa beel kamida beelaha soomaliya isku haysta. Hadda ka ka hor waaxay damceen inay waraysi la yeeshaan Qanyare, wuuna ku qoslay asoo dhahaaya qaran qabiil ayaa leh qabiilkaasna uma wramayo. maalin dhoweyd wuxuu been ka sheegay sida daaroodku u qaybsanayaan kuraasta. Wargeyskan h. Gidir wuxuu sheegay in majeerteenku rabaan inay helaan 34 kursi out of 44 loo qorsheeyey daaroodka. Taasi waa been aan sal iyo raad leheen.

marka qofka Qaran u akhrista inuu war ka helo waxaan kula talin lahaa think again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, August 08, 2000 - 09:57 am
Axmed,

sida aad sheegtay oo qariska ku jiro ayaan ku wadeeynaahe, somali inta qabiil ay tahay aqoon ma u leedahay? walbo inta jilib oo qaabiilada ay yihiin ma mataqaan?
Axmed, wuxu marka ay galaan xisaab, xisaab waa jiis, qaybinta la qeeybiyay xisaab ayaa lagu qeeybiyay sida ka muuqato ama jilibyada tiradooda inta ay tahay, iyadoo ay u sii dheertahay dhinaca deegaanka, haddaba ku dhawaaqida lagu dhawaaqay qaybinta waxaa ka horeeyay shirar, is afgarad ,iyo xisaabtan, inta aan lagu dhawaaqin neh way ogaayeen beeluhu sida ay qaybta u kala heleen,
haddaba marki qalinka lagu jiiday oo la soo bandhigay ka dib ayaa cadaalad daro timid, taasi waxaan u arkaa in inti yareed oo marki horaba shirka dib u heshiisiinta ka soo horjeeday in ay faafinayaan hadalada noocaas ah,oo cadaalad daro in wax lagu qaybsaday meeshaasi kama muuqato, waa sida ay ila tahay.(ka qayb galka duugta ay ku maqnaayeen beesha aad sheegtayneh waxaad ka dhigtay inti ay duugta ku maqnaayeen in la boobsiiayay oo laga hoos shiray loogana faaiideestay, taasina mid dhici karta ama dhacday ma ahan oo shirarka iyo go'aanadaba mid loo dhan yahay ayeey ahaayeen),haddiise aad ula jeedo kaleh leedahay soo cadeey waynu kaala dooli.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

durgal

Tuesday, August 08, 2000 - 01:24 pm
Diblomaasiyad

Rasuulka lama dilo, laakin shirka waxaan ka dhihi karaa:

Doofaar neef xalaal ah ma dhalo.
Timirtii Horeba dab loo waa.
luuqluuq marow mar lees laamiga imaahaa.
Soomaaliya ma waxaa lagu celiyey gunimo.

Afartaba waxay leeyihiin macno aad uqoto dheer Umana baahna fasiraad. Jabuuti shirkeeda waa xaaran ka sooherjeeda danaha mawaadinka soomaaliyeed. In soomaaliya la sii kala qaybqaybiyo maanta oo aan wada ogsoonyahay xanuunka aan soo marnay waa nasiibdaro.Soomaliyey i aamina dan nooguma jirto shirkaas iyo waxaa ka soo bixi doonaba arimahaan soo socda awgood:
1. Shirka xaanshiyaha lagu falanqaynayo soomaalida soo ma qoraan ee ayagoo qoran baa loo keenaa. Hadaba su'aashu waxaa weeye yaa qora waxa jini?
2. Jabuuti waa wadan lagumesto oo ciidan ajaanib ah ayaa magaalooyinkeeda ilaaliyo Hadaba su'aashu waxaa weeye wadan aan asaga is xukumin sidee shir uqabanqaabin karaa uu uga hadlayo danaha wadan kale?
3 IMF waxay ku leedahay jabuuti in kabadan 900,000,000 doolar Yaa shirka lacagtiisa bixiya? Wajigooda maan argano? "There is no free lunch" Wadamadaan hal saacad hadaad shaqadaada ka soo daahdo lacagtaada ayey ka go'antahay. Sidee ku dhacday marka in ay wadankaaga kuu dhisaan ayagoo dantooda fiirsanayn? Hadaba su'aashu waxaaweeye isku dan miyeynu nahay?
4. Wuqooyi wanaag bay u horseeday soomaalida inteeda kale markey dhisatay maamul gobaleed. Puntland iyo Rahanwayna way ku daydeen Hadaba su'aashu waxaa weeye maxaa loo taageeri waayey Wuqooyi intii todobo sano ah oo maamulkeedu dhisnaa hadii soomaali jacayl jabuuti shirkeedu uu yahay?
5. Ugu danbeyntii, Odoyaasha, cuqaasha, mutacalimiinta laga kala keenay umada soomaaliyeed on dhan maxay shirka uju joogan inay sacbiyaan oo kaliya sidii Siyaad Bare shantaradiisii oo kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Wednesday, August 09, 2000 - 07:08 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato.

Su'aal walaalkay Durgalow:

Somaliland soo maha Isaaqland iyo in lagu qurxiyay?

Puntiland soo maha Majeerteenland..caku..Hartiland iyo in lagu qurxiyay?

Riverinland soo maha Raxanweyn..reli noqo..Mirifle iyo in lagu qurxiyay?

Abtirsiinyadu ceeb ma aha haddii reerku sidaa ku dhaqmina dhib ma aha ee talo waxay ka haaday markii boob yimaado.

Laf, jilib, jees, reer iyo qoys kasta waxba lama gaarsiin karo haddii kale golahu waa in uu kun iyo kow noqdo....kowdu waa aniga....

Balse Habar Gedir in ay qaadato 11 xubnood reer Sheekh Isxaaqna oo dhan 22 xubnood loo tuuro ma garbaa?

Haddiise RRA shirka ka goodinayso oo kaartada ay ciyaarayaan tahay gaw iyo gish ma leh in dawlad Baydhabo laga dhisana ha ku hamin ilaa Shaatiguduud garka iyo gundaha la qabsado maxaa looga careeyay gabanka Caydiid iyo cadka Cabdullahi Yusuf.

Haddiise Harti qaadato 24 xubnood soo Laylkase in uu caroodo ma aha oo Kablalax iyo Sade la siman.

Haddiise deegaan ha loo noqdo la yiraahdo si dalku u midoobo soo INYOW tuul buuryo qab iyo beerxaani dhihi mayaan?

Talo murugsan oo aan cidna raali galin karin ee sidee buu yeeli Geele 20 kursi ee la siiyay?

Haddase gacaliye Durgal soo noqo oo walaalow duurka ka soo bax oo reerka dib ugu soo laabo oo mas'aladu sidaa mooday ma aha ee qoraalka ku dar kuwa luuqa ku shiraya anna Durgalow kun iyo kow ayaan kowda ahaye ogoow.

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Sunday, August 13, 2000 - 03:46 pm
Asalamu calaykum.

marnaba isma oran soomaali baa arinkan ku doodaysa,walow ay Walaashiin weli dhax fadhida SOMALI-NETKA,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shukria

Sunday, August 13, 2000 - 04:57 pm
Asalaamu allaykum

walaalo anigu waxay ilatahay in qofkasto meesha uu cilmi leeyahay lasiiyo. oon qabiil dowlad looqayb san. wallaahi ayaan ku dhaartay hadaan jidkii siyaadbare iyo qabiilkaada jecloow aan ku socono dowlad noo ma dhismayso.

war xukunka aynu udhiibano dad cadaalad nagu xukumayo oo Ilaahay nooga cabsanayo, gobolkastana qabiilkiisa yuussan soo dooranin ee hasoo doorto qof masuulka uqalmi xag cilmi iyo caqliba .

Wasalaamu allaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Sunday, August 13, 2000 - 05:18 pm
Waa nala dhacay absolutely reer tolkay waa la dhacay. Walee waa inaan dagaal tago ee tigidhka ii soo gooya aan maadhdhiinkaygii duudka saartee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALINLE

Monday, August 14, 2000 - 12:01 am
xayawaano ayaa isugu tagtay halkaas oo waxaay rabaan in ay nolashooda kaliya fiir sadaan mana ay ka fikirayaan wax yaabaha umadda samali uroon mustaqbalka. Hadii ay hadda kafiirsan futureka ayey ka shalaaynaayaan xawayaanadaas.?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, August 14, 2000 - 03:08 am
jornaalka crimnaliska mooryaanta qiimaha aad siinaysaan ka joojiya.
arintani waa mid aan socanyan looguna tala galey in daroodka wax kasta lagu socod siiyo xagee lagu argay darrod 44!! xawiyan 44 !!dir waa da laysu geeyay 44 !! raxaweyn 44!!
sidee gudabiirsay 9 u qaata ciisana 6!!!warsangeli 3 ogaadeena 7!!
hawiyese maxamar oo ay tuugnima ku haystaan baa wax kasta loo yeelaya.
ismaacii geele waa doofar raba inuu daaroodka wax kasta ku socod siiyo.
habar gidir 8!!majeertena 15 war caqliguunu mee habar •••••••• xagey soomaliya ka degtaa!!imisa gobolse buu majeerteen degaa!!!
inkastoo ogaadeenka tan lagusameeyay ay fiicantahay waayo gobol buu diiday.
waxa kaloo ku darata naagaha daaroodku aqoon badan bay leeyihiine ha loo qori tuureo!!xaaweyye iyo raaxaweyna iyagao aan waxana akhriyi qorina ha soo fariisteen!!
qori tuurkana phd baa ku baxeysa!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Somali

Monday, August 14, 2000 - 04:22 am
Somali: Magaca iska soo bedel bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin-yaaban

Monday, August 14, 2000 - 04:58 am
War Majeerkeenku waa balaayo ilbax ah..bal ufiirso meeqo kursi ayay heleen 21 kursi..15 kursi oo markii hore la siiyay iyo 6 kursi oo loogu daray Libaax libaax dhalay..waar taasi ma cadaalad baa Mudulood 11, Hbargidir 8 majeerteen 21!!!!!!!ayagana aan ka dhigno madaxweyne, koleytaba ogaada qofeysan iyaga rabin madaxweyne noqonmaayo!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraweelo

Monday, August 14, 2000 - 05:11 am
Alla maxaan baba'ney? Ma saan ba noo dambeesey? Inti la raadinlaha dadka ugu caqli, cilmi, wayo arag, leadership - fiican, waxaanu dhisney a system of quotas. So and so gets this # and that #. Wadan qabiil ahaan loo kala qeybsado? Intaan balaayadaas ka cararileheyn oo aan dhisan lehyn wadan "cafimaad" qaba- Eebbe ha inoo naxariisto. Bal maxaan qabiil ka fa'idney?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Monday, August 14, 2000 - 05:16 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Caraweelo walaalay xaggee caqli joogaa?

Dad wax ku ool ah waxaa ugu dambaysay waagii aad xukunka haysay Caraweelooy!

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Monday, August 14, 2000 - 07:06 am
carawelo;

ilbax isku dhigu waa waxa na kharibey walaashiis.
There is absolutely nothing wrong dawlad qabill lagu dhiso. Waxaan joogey kenya waa 42 qabil. qabiil walbana gobol ama degmo ayuu u badan yahay. gobolkaas ama degmadaas waxaa kaliya oo ka soo gala baarlamaanka dadka qabiilkaas ah ee degan meeshaas.

Ceeb kama aha barlamaanka Kenya in xubin barlamaan is taago oo yiraahdo dadkeyga waxay u baahan yihiin in loo qabto waxaas iyo waxaas. Maalinta dambana ay joornaalka headline u noqoto "my people-Kikuya need their roads be built" said MP from yanyuki representing kikuyu people.

Marka maxaa khalad ah oo ku jira hadii xubnaha barlamaanka loo qaybsado qabiil qabiil.?
waxaan wax qaribney intaan ilbaxnimo raadineyney.

jaamac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Monday, August 14, 2000 - 02:01 pm
Suppose the new initiative works(a huge leap of faith believe me) and a new central government is inaugurated, I have one question:

What will it do in Hargeisa, Bosaso and Laas Caanood that is not being done by the adminstrations already at work in those areas?

The first Somali District Commisioner(DC) of Laas Caanood recently, in the last year, went to the same town after an absence of 15 years. To his shocked amazement he found a booming and prosperous city that had grown beyond anybody wildest imaginings.

He recounted how during the era of the Pan-Somali state the town stagnated and had been severely neglected by succesive Somali governments to the point that when Somalia finally and somewhat inevitably collapsed in 1991 that the town was the exact replica of the one he adminstered in 1960. In the intervening 30 years nothing in the way infrastructure development or investment had taken place in this pleasant locale. A situation that has altered so dramatically for the better in the 10 years.

And now everyone that everyone is dancing in the street for this supposed day of shining glory, I hope you will pardon me if I don't gleefully jump for joy.

A return to former state of affairs is indeed a frightful prospect and one which we will fight to the end to prevent from coming to pass.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Monday, August 14, 2000 - 07:14 pm
Xoogsade Please don’t forget to remind people that Somalia has more Telephones then you can imagine, more FM Radio Stations. I don’t think the former GOVERMRNTS ( Plural) would have had the time to do that. How could they, they were busy with………. I have no idea with what? . Anyway man some parts of the country have their own Airlines. Dahabshiil, Al-Barakat, Al Amal they are all doing fine. That is your banking system for you.

So what is missing? Oh the school system. On this I would say coming soon to a town near you.

That is your government. Why do we need to bring back the old guys? All you need to do is give the current guys some of the profit (They are doing it anyway) and legitimize them.
The old guys were taking all the money and do nothing for you.

Don’t forget all this progress has been achieved with private or mostly private money.

Xoogsade Hail to the Redskins and Hail Victory and fight for all of SOMALIA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Monday, August 14, 2000 - 09:08 pm
The peace conference had failed and we are now divided even more deeply than ever. Djibouti did what they were told to do so, by the big boys in the region who pray Somalia to be divided forever. I will prove you here the logical reasons why this conference will not succeed. Obviously it had reached its goal which was to divide us much deeper. Here are the reasons:

Two types of people have destroyed Somalia, the politicians and the warlords. Therefore, if the politician were right from the first place there wouldn't have been a war. This is cause and effect diagram. So, here what Djibouti did is she took all politicians whom both helped directly or indirectly the demolition of Somalia (the cause of the problem) and left the warlords (the effect that followed). For example, Djibouti is telling me to support this peace conference because it's civil society, that is bullshit! Why should I throw Egal, Abdulahi Yusuf or Aidid when Mohamed Osman (the great finance minister who money laundered Somalia) or similar famous people are been inaugurated by Djibouti? Come on, I started to fight only after they took everything from me, "waxa keliya ee igu kalifey dagaalku waxey aheed koley ninkaa dowlada ah waa kan saxankaagii bariiska rabee bal kiisa adigana ka caree". Marka ma kuwii baan doortaa hadana somali weyney?


Djibouti called for educated Somalis to gather, where did they disappear now? Why they are not the new faces that will form the new government? Why old faces only? Where is the inconsistency coming from?

I don't want to talk about how the seats were divided its just ridicules. In anaga la isku keen diro ayey rabaan ee yaan laga yeelin. Waa ugu walee Iisaha jabuuti somali dhan iney ka aqli badiyaan waa gun dalabkeed. Jabuutise hadey somali hagaagto dan ugu jirto in iyada la liqo mooye ma jirto. Walaalayaal yaan dheg loo dhigin waxan raga inaga muruq weyn ayaa goobta ku loolamaya doonayana iney inaga dhex faaideystaan. Weligeen aan isku tuubnaano koley maalinkan maanta waa nala kala dileyee.


P.S. just ask one question yourself, if this peace fails how deeper will Somalia will be divided? A lot of united people were separated because of seats!! Remember what is going on behind the scenes always.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RABSHO NACEYB

Monday, August 14, 2000 - 09:10 pm
war nin yahow aniga waxan ku talini lahaa in maadama aan ku heshiini waynay dhulkan in la iska siiyo yahuuda ama falastiiniyinta midkood si ayan isku dagaalin anagana ilaah intuu ajar naga siiyo aan isaga qaraabano lama degaanka nevada iyo california u dhexeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Monday, August 14, 2000 - 11:48 pm
woooooooooooooooooooooooooooooow
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
not bad,,,,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Tuesday, August 15, 2000 - 06:34 am
Saaxibayaal Su'aal, hana ila yaabina waayo waxaan ahay nin neceb siyaasadda, waan maqli jiray inuu shir ka socdo Jabuuti, oo Somali ku heshiineyso, Ilaahay mid kheer qaba ha ka dhigo. Haddaba su'aasheydu waxay tahay, nimankii tobanka sano soo dagaalamayay waxaan maqlay in laga tagay, haddii ay taasi jirto, maxaa nimankaas laga damacsanyahay, sidee la rabaa in la yeelo ama xaggee loo jiheyn doonaa?

Nin toban sano soo dagaalamayay, intaad ka talo baxdo oo aad shir ku qabsato waddan kale ood soo heshiiso, intaad u timaado, ma kaa yeelayaa war qoriga iska dhig waan soo heshiinaye, ee orodoo iska tag?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Tuesday, August 15, 2000 - 10:16 am
who cares about the so called governments? i feel sorry for ya all who still think there is gonna be agovernemtn in somalia! once bitten, twice shy, my badddd. peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Tuesday, August 15, 2000 - 01:38 pm
Alex:

You are absolutely right about all these facilities that are available today. And at the rate we are going it won't be long before Somalia is part of the industrialized first world. I myself have a few plans and ideas I have been hatching for a long time and will go back when the time is right, with or without government.

Btw: Why don't you set up a Football page for all the gridiron fans. I think Redskins are the team to beat. And with Sanders they finally have the great big name personality that the Skins always had. Theisman, Riggins, Art Monk, Darrel Green in his yunger days, the hogs there was always one guy who commanded respect. I don't about the coach though, the guy just doesn't look like he has the toughness you need in NFl coach.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dabqaad

Wednesday, August 16, 2000 - 05:25 am
From the start, every one with good political sense knew that this so-called conference will not succeed. Why? well,any one can go there and really was(Elders,Women organizations,Old bankrupted politicians and even some Wadaads) except the real players of the political scene.

But the warlords were invited. And every one knows why the didn't come.

Until we became able to rid off those selfish gangs(both old politicians and warlords)no solution will be possible. And the only group who tried that was ALITTIXAAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Wednesday, August 16, 2000 - 03:01 pm
Xoogsade Dabqaal said all except the Al itixaad part. Anyway Xoogsade about the web site you have mentioned. I have though about it and came out with the same conclusion that Internet Week came with. The only web sites that make money are the X rated sites. You know if I start that I would be in trouble from left to right, Plus brother lately I have been trying to clean up my image. One person said to me

“IL LUPO PERDE IL PELE MA NON IL VITZION”. I’M TRAYING TO DO BOTH. Get rid of my skin and habits.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, August 16, 2000 - 03:06 pm
No I meant here on SomaliNet. A page like this one.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Wednesday, August 16, 2000 - 04:42 pm
I got you Xoogsade let us wait until the season starts. I can see that MN Man will be saying “ Alex we are going to kick the redskins”. He doesn’t know we have three superbowl rings in the 80’s and the cold place people none. Nada ZERO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, August 16, 2000 - 04:46 pm
Does he Coach Gibbs. That fucker was a genius, a fucking genius.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

magabade

Thursday, August 17, 2000 - 03:53 am
Those of you still hopeful about CARTA. I'm sorry to disappoint you but the demise of that summit has already been immotalised in a peom which is normally the last nail on the coffin in a any thing that is to be despised in the land of poets. Here is one such poem


Ismaaciil halyeey baan u qabey, maalintii horee
Wuxuu haarminaayaan lahaa, waa ku soo hirane
Hambalyo iyo salaan baan u diray, dadabtii hoosnayde
Hayeeshee hubsana waa lahaa, hal ima seegeyne
In kastuu habeen iyo dharaar, dhidiidku hooraayey
Ama haween iyo ragba, hadala gaarsiiyey
Allay-lehe hal bacad lagu lisey noqotay hawshiiye.
Shirarkii horeetoo jiroo Lagu heshiin waayey.
hud iyo cadow baa fadhiyey, haarib iyo tuuge.
iyo qaar hunguri doona oo ku hafray ruuxoode
Hoos buu ka sii maray kanaad Carta ku haysaane.

by maxmuud sheik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac-aar

Thursday, August 17, 2000 - 06:16 am
magabade


waar goormeey hore ka tiriyeen gabayadda waaba yaabbe......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.