site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA IISHEEGI

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): YAA IISHEEGI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAMASO

Monday, August 14, 2000 - 05:34 am
SALAAMA ALLAKUM DHAMAAN

WALAALAYAAL WAXAAN ARABAY E-MAILKA HASAN ADAN SAMATAR AMA ABDULKADIR JUBBA AMA TALEENFANKOODA.
MAXAA YEELAY WAXAA RABAA INAA, WAX MUHIIM AH WAYDIIYO SAAS DARAADEED.MEELKASTO AYAAN KARAADIYAY
LAAKIINI MAAN HELIN,WAXAAN RAJAYNAAYAA INAA
ADINKA NAIGA HELO SAAS DARAADEED AYAAN INTA UIMID.

MAHADSANIDIIN...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fan-neceb

Monday, August 14, 2000 - 05:55 am
Asalaamu Alaykum

Waar maxaa ku daba dhigay fanaaniinta..maad culimada teleefanadooda raadsatid..mise waad fan jeceshahay..Hadaba shamsaay is ilaali heesuhu waa dembi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, August 15, 2000 - 04:33 am
,,,,,Walaaleey Shamso, Xasan Aadan Samatar anigaba waan jecelahay laakinse hadda E-mail ma lahan maxaa yeelay laba E-mail buu lahaa midna gurigii hore uu degganaa buu kaga soo guuray oo rahan lagaga haystaa Gurigan cusubna waa uu cusubyahoo E-mail iyo Talaagad midna ma leh, kan kalaana wiil ay walaalo yihiin baa kala maqan oo Talyaaniga la aaday oo isku ilaabay,,,..


,,,,Cabdulqaadir Jubba isaga kuma dambaabi karo laakin waxay ila tahay inuu maalin dhaweyd uu soo gadanayay Rikoor weyn iyo seddex E-mail oo ay ka dhacayso iyo cajalado farabadan oo uu heesaha ku sajillo waa sidaan afkiisa ka hayee,, beri dhaweyd uu halkan inoogu yimmi buu lahaa waligaa haddaad Email aad gadani Japanka uun baa la gataa waxan kale waxoodu dhaqsuu u kharibmayaa!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Tuesday, August 15, 2000 - 11:04 pm
neefka/ ihihihi h ihi hih ihi hi lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 16, 2000 - 02:50 am
Nefoowkilyaha@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@lol hadalka intuu kuugu jiraa Aboow u r very funny Email japanese ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 16, 2000 - 06:25 pm
Neefoowkaniini waxaasoo dacaayad ah makaa tol nacayb baa tolow waxani wax ka weyne?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Wednesday, August 16, 2000 - 10:22 pm
ILAA MUHIIM SEE AH SHAMSO
MUHIIM MUHIIM AA U DHIMANEESID MIYAA??
ANAA KAA CAAWIN KARO EE ISOO WARAN.E-MAILYADADOODA BILAASH LAGU MA BIXINAAYO NIMANKAASEE,,EE ADI ARJIGAAGA SOO QORO SI AAN KIISKAAGA U FIIRIYO INAY U QALMATO,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 17, 2000 - 04:17 am
,,,,,Toljeclo inaan ahay oo aan tolkay jecelahay oo Hooyo Jeclo inaan ahay waadba i ogtahee Hebeloow waaxay Tol necbidan aad igu toleeysid waakusee bahdii iyo baradii baad show iga saartay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 17, 2000 - 12:07 pm
Jaakatiinkaa kafeega eh ii shaatigaa buluuga eh ii katiinada qoorta kaaga dhegen oo 14K gold-ka eh aan ka kasi inoo habar-jeceel ka timi.
.
.
.
.
II jaakatiinkaa maqaarka eh oo feero-qaawanaanta lagu gashti.
.
.
.
C?
.
.
.
Waa qoslee eh waa ku faro-duraa walaahi
.
.
is jir hadabo hadabo waa kuu jeedaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 17, 2000 - 09:27 pm
,,,,Ad Dabaalyaaw Shaatigeey Baluug miihin ee Funaanadeey waaye,,,Anni kuwaaneey Calan Calan aas ku dhici maa i mudee!!!!!!!!~~~~~~~Faryaradeey ii Faraantigeey ma iska fiirisibo,,,,admaaba kaatun danmbe ka warrammi lahaay...........Istaraashooni waaxid!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mina

Thursday, August 17, 2000 - 10:31 pm
To NeefoowKaniini hahahahahhaah you are so funny adi awkuuke maa ku dhalayna mise waa la dhalatay????? ii sheeg bal meesha ugu fiican oo webpage laga gadhan karo chines miyaa???? lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, August 18, 2000 - 07:38 am
,,,,Mina Abaaydiis Webpage chinese ebedkaa ii allahaa ha isku gadanin maxaa yeelli koo aa hadda ka hor soo gati laakiin bacdigeed waaba isku dhiidhiimaa Faraha dhan aas kaa wasakheehaa,, Webpage haddaad gadaneesid Aaxoow aa Siddeed Webpage oo cusub oo hadda lee Baarka Talyaaniga laga soo xadi haayo,, Raqiisna waa gadaayi hataa deen aa ku helee,,,Aniga hataa Halkoo aan u baahnaay laakinse kaneey koo deen i siihaayo ma u eko maxaa yeeli anni welli bishaan ii bishi ka horeesi hataa ma bixin lacagtii Emailkii oo Japanese ka aas ii furi maxaa yeelli kuwaaneey Police ka aa igu qabsadeen oo waa la soo xadi ay igu dheheen,,, Laakinse haddiid ka gadatid webpage maalin aan laguugu arkin sariirta hoosteed lee hakuugu jiro,,,,,.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 18, 2000 - 03:29 pm
Charles Parkley ii Air-Time Mike waa ka heli ii Computerkaa yariiska eh.
.
.
.
Hadii buuqa deyn weesid sheego xiirkaa aa wax ka sheegaa ogow....Mardanbe istaraasho wir afkaa maka soo bixi kartaa...Shaarbo dheerkaa tahay maxaan dhahaa?
/
/
/
faraantiga bulukaati waaye si fiican aan binaakulo uugu gashti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, August 18, 2000 - 03:50 pm
,,,,,Warka isiibo!!!!!!Password Cracker!!!!Faraantigeey si fiican u fiiribo meeqa diamond aa ku taxan,,,Kudhacda lee amaan ka soo qabsadi!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sweetgirl

Friday, August 18, 2000 - 05:20 pm
NeefowKaniini, man you're funny I didn't you had it in you. Sweetgirl gives you three thumbs up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Friday, August 18, 2000 - 05:45 pm
Acuudi bilaahi mina shaydaami rajiimi,


Waryaadha waar waaxay E-mailka iibka eh,iyo kan looga guuray aqalada sow tuu ahaa ciwaan uun,mise dunidaa gadoontoo hadba cayn isku badasha???????


Waryaa xaajineefow ina dhig oo ha ina rarin,

Shamso walaalay hadaad doonaysid fanaan ilaahay ka baq oo waxaaga dadka hasoo dhax dhigin, waa hadaad tahay gabar ama marwo muslin eh oo sharaf leh,wa bilaahi towfiiq,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Juba aaka aaka shololob

Friday, August 18, 2000 - 09:08 pm
Xasaan
Aadaan
Samantaar
waa 244-9998
Weston Rd
L/helo Cagmadhige

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 19, 2000 - 07:40 pm
Xaajineef hadaba aan kala genbisano intii sheeko xaraarin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.