site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qayb cusub iyo talo hor leh?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Qayb cusub iyo talo hor leh?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Tuesday, August 15, 2000 - 06:34 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Waxaan Somali Circle Forum ka akhriyay maqaal dheer oo uu qoray nin la yiraahdo Cabdi Culusow.

Culusow wuxuu sheegay in dawladihii hore tan iyo tii Cabdirisaaq la soo maro Siyaad ilaa iyo Caydiid iyo Cigaal ay u adeegsadeen maamul gobaleedka si u dan gaar ah ugu jirto iyaga iyo qabiilkooda.

Hadaba Culusow wuxuu Soo jeediyay in maamul gobaleedka Soomaaliyeed oo uu ku sheegay in ay yihiin 18 gobal iyo 94 degmo la kordhiyo si loo raali geliyo dad la qadiyay ama is bidaya xoog hadda.

Taladiisii waa sida hoos ku qoran. Hadaba Haddii aad garan karto murtida ka dambaysa habka uu wax u qaybiyay fadlan naga jaahil bixi.

1. BAY REGION: (Baydhaba, Bardaale, Buurhakaba, Diinsoor, Qansaxdheere, Ufurow)

2. BAKOOL REGION: (Xudur, Ceelbarde, Yeet, Waajit, Tiyeeglow)

3. GEDO REGION: (Luug-ganaane, Ceel-waaq, Garbahaarey, Doolow, Balad-xaawo)

4. MIDDLE JUBA REGION: (Baardheere, Bu'aale, Saakow, Dujuuma)

5. LOWER JUBA REGION: (Kismaayo, Afmadow, Badhaadhe, Yoontooy)

6. JUBA REGION: (Jamaame, Jelib, Kamsuuma, Sanguuni, Mareerey)

7. SHABELLE REGION: (Jowhar, Aadan-yabaal, Ruun-nirgood, Mahadaay)

8. MIDDLE SHABELLE REGION: (Cadale, Warsheikh, Balcad, Wanle-weyn, Xawaadley)

9. LOWER MIDDLE SHABELLE REGION: (Marka, Golweyn, Shalaambood, Awdheegle, Afgooye)

10. LOWER SHABELLE REGION: (Baraawe, Qoryooley, Janaale, Sablaale, Kurtunwaarey)

11. BANAADIR REGION: - CITY OF MOGADISHU- A. KARAAN BOROUGH (Karaan, Cabdicassis, Huriwa), B.

XAMAR BOROUGH (Xamar-jajab, Xamarweyne, Shangaani), C. MEDINA BOROUGH (Wadajir, Waaberi, Dharkeynley), D. WARDHIIGLEY BOROUGH (Wardhiigley, Hawl-wadaag, Hodan), and E. BOONDHEERE BOROUGH (Boondheere, Shibis, Yaaqshiid)

12. HIRAAN REGION: (Beled-weyne, Buul-burte, Jalalaqsi, Matabaan)

13. CEEL-BUUR REGION: (Ceelbuur, Ceelqooxle, Galhareeri, Bargaan, Garab-la')

14. MAREEG REGION: (Ceeldheer, Masagawaay, Nooleeye, Budbud, Cagacade)

15. HOBYO REGION: (Hobyo, Xaradheere, Garacad, Wisil)

16. GALGADUUD REGION: (Dhuusa-mareeb, Cabuud-waaq, Guri-ceel, Balambal)

17. MUDUG REGION: (Gaalkacyo, Jeriiban, Goldogob, Cadaado)

18. NUGAAL REGION: (Garoowe, Eeyl, Burtinle, Dangoroyo)

19. LOWER EAST REGION: (Bender-beyla, Qardho, Isku-shuban)

20. UPPER EAST REGION: (Bosaaso, Qandala, Caluula)

21. SOOL REGION: (Laas-caanood, Buhoodle, Taleex, Xudun)

22. SANAAG REGION: (Ceerigaabo, Ceel-afweyn, Badhan, Laas-qorey, Dhaxar)

23. TOGDHEER REGION: (Burco, Duriqsi, Caynabo, Beyr, Gar-adag)

24. ODWEYNE REGION: (Odweyne, Laanmulaax, Xaaji-saalax, Ceel-xumo, Hara-sheikh, Dego-gorayaale)

25. NORTH WEST REGION: (Hargeysa, Gebiley, Arabsiyo, Goroyocawl, Togwajaale)

26. SAAXIL REGION: (Barbara, Sheikh, Mandheera, Karin)

27. SALAXL-LEY REGION: (Salax-ley, Baligubadle, Gumar, Toon, Gool-bulaale, Ina-guuxa)

28. AWDAL REGION: (Boorame, Seylac, Lughaye, Looyacade, Baki).

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Wednesday, August 16, 2000 - 01:00 am
walaalkiin/walaaloow anigu gartey,adna ila garatey, nin aan wax garan baan garan laakiin........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Wednesday, August 16, 2000 - 07:59 pm
kaasi waa aniga Geesiyow saaxib niman wax garanku ee damiin farwaawayn aa wax loogu dhigaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.