site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ama la i dooray ama daadku i qaad

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Ama la i dooray ama daadku i qaad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIDDIGTA BANAADIR

Wednesday, August 16, 2000 - 05:20 am
aad San. 5-aad Bogga 2-aad

Jabuuti: [Xiddigta Banaadir]
Iyadoo Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya la dhisay ayaa waxaa shalay bilowday maga-cyada xubnaha isu sharaxaya jaga-da Madaxweynaha dowladda cus-ub ee KMG ah taasoo guddiga arr-intaas qaabishan uu u qabtay inay magacyada soo gudbiyaan mushar-axiinta jagadaas daneynaya ilaa maanta 6:00 maqribnimo.

Ilaa iyo hadda waxaa mag-acyadooda soo bandhigay oo cadd-eeyay inay diyaar u yihiin mushar-axiin ay ka mid yihiin

Dr. C/qaa-sim Salaad Xasan,

Cusmaan Maxa-med Jeelle,

Maxamed Sheekh Cus-maan,

Cali Mahdi Maxamed,

Cali Khaliif Galleyr,

C/llaahi Axmed Caddow,

Xasan Abshir Faarax,

C/llaahi Boqor Muuse,

Axmed Ca-bdi Xasan,

Maxamed Cabdi Gaab,

Col. Cabdi Maxamed Fiidow (Jo-hn),

C/llaahi Cosoble Siyaad,

Ax-med Ibraahim Maxamed,

iyadoo xubno kale la filayo inay iyana gu-dbiyaan musharaxnimadooda.

Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan howshan ayaa ka doona-ya musharax kasta inuu soo gudb-iyo dokumentiga dhalashada, taari-ikh nololeedkiisa iyo afar sawir, waxa uuna buuxninayaa shuruud-aha uu dhigayo Axdiga KMG ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 16, 2000 - 05:35 am
Kulluhum xaramiyyah yaa beeh!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 16, 2000 - 06:04 am
Xaamiyahaa Xaramiyyah alaysa ka daalika yaa afendi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIDDIGTA BANAADIR

Wednesday, August 16, 2000 - 07:51 am
XIDDIGTA BANAADIR 16-ka Ogost 2000. Cad. 537-aad San. 5-aad Bogga 4-aad

BAARLAMAANKA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA
LIISKA MAGACYADA XUBNAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA EE 9-BEELOOD

Waxaan akhristayaasha sharafta leh u soo gudbineynaa magacyada inta badan beelaha Soomaaliyeed u galay Baarlam-aanka cusub ee dowladda KMG ah hadba intii aynu helnay, waxayna kala yihiin sidan:

Beesha Mareexaan:
C/araxmaan Jaamac Barre
Jan. Maslax maxamad Siyaad Barre
Mowliid Xasan Cumar
Barre Ugaas Geedi
Jan. Axmed Warsame Max'ed
Jan. Cabdicasiis Cali Barre
Shire Suudi Maxamuud
Maxamed Xaashi Gaani
Aadan Bile Maxamed
Maxamed Cali Cabdi
C/raxmaan Yuusuf Diiriye
Jan. Cumar Xaaji Masalle
Axmed Cabdi Gurxan
Canab Maxamad Siyaad

Beesha Ogaadeen:
Bile Rafle Guuleed
Col/ Axmed Cumar Jees
C/llaahi Xasan Maxamuud
C/llaahi macallin Dhoodaan
Col. Maxamad Sheikh Cabdi Xasan
Maxamuud C/llaahi sangub
C/Wahaab Maxamed Xuseen
Cusmaan Sheekh Maxamed
Cumar Sheekh Maxamuud
Cumar Cabdi Xiireey.

Beesha Awrtable:
Yuusuf Axmed Max'ed [Xaraare]
Maxamed Cabdi Yuusuf
Fowsiya C/llaahi Nuur.

Beesha Meheri:
Axmed Maxamed (Beydari)
Faarax Sayid
Caasha Khaliif Cabdi (Indha-buur)

Beesha Dhulbahante:
Garaad Ahmad sulaiman dafle
Cali Khaliif Galleyr
Faarax Cali Shire
Khaliif Baadiyoow Axmed
Ceydiid Xaaji Maxamed
Maxamed Xersi Ducaale
Saado Cali Warsame.

Beesha reer Aw Xasan:
Mukhtaar Maxamed Yuusuf
Xasan Daahir Cabdi.

Beesha Jareer.
Mukhtaar Ramadaan Arboow
Sheekh Abti Maxamed
Dr. Sadiiq Xasan
Prof. Cabaas Nuugaaye
Khadiijo Foodeey Xammaad.

Beesha Digil & Mirifle:
Kuusoow Kurtunwaareey masafoow
Mukhtaar Sagaaroow Eyleh
Xasan Eedan Samatar
Maxamed Cali Xaamud
Maxamad Sheikh Cusmaan Jawaari
Maxamad Aadan Shamuuri
Siid Axmed Sheekh Daahir
Cusmaan Libaax Ibraahim
Maxamed Siid Axmed
Xuseen Macallin Iimaan
C/qaadir Qaasim Mursal
Axmed Xaaji Maxamed
Cali Aadan Xuseen (Margus)
Sheekh Aadan Macallin
Sheekh Cali Maxa'd Ibraahim
Nuur Xaaji Madjiroon
Ibraahim Yarow
Sheekh Axmed Cabdi Booriile
Ibraahim Macallin Kutub
Cali Mursal Maxamed
Maxamed Mursal Boorow
Sheekh Ibraahim Max'ed Cabdi
C/llaahi Dhuusoow
Ibraahim Meygaag Samatar
Shariif Xasan Sheekh Aadan
Sheekh Cabdi Sheelaweyne
Xuseen Max'ud Sh. Xuseen
Ing. Munye baraawiini
Prof. Saalim Cabdi Ibrow
C/llaahi Sh.Maxamed Nuur
Sh.C/raxmaan Max'ed Cusman
Xumoow xaaji Uraaye
Macallin Maxamuud Aadan
Yuusuf Suldaan Timmacadde
C/Waaxid Sheekh Axmed
Saciid Cabdalla Cumar
Axmed Maxamed Nuur
Dr.Xasan Max'ed [Shaargaduud]
Sheekh Aadan Max'ed Nuur
Maxamed Ibraahim Maxamed
Mukulaaloow Shabag Sagaaro
Madoobe Nuurow Maxamed
Max'ed C/qaadir Abuu Cumar
Cabdi Xaaji Yariis
Shariif Maxamed C/llaahi
Faaduma Maxamed Nuur
Xabiiba Booraay
Huburooy booroow
Aay Ooman Bonkaay Aroodiye
Caasha Cabdi Sheekh

Beesha Majeerteen:
Xasan Abshir Faarax
Jan. Maxamed Abshir Muuse
Boqor C/llaahi Boqor Muuse
Aadan Maxamed Cali
Dr Maxamuud Gheele Yuusuf
Jan Maxamad Cali Samantar
C/risaaq maxamad abuubakar
Abshir Muuse Samatar(Korontada)
C/raxmaan Cabdulle Codweyn(Shuuke)
Jaamac Beel-daaje
Jan. Max'ed Saciid [Morgan]
C/weli Indha-garaw
Dr Saciid Faarax Cadde
C/rashiid Cumar-dheere
Axmed Maxamed Gololey
Dr C/qaadir Xuseen Indhabuur(Flash)
Muuse Madoobe
Saciid Warmajaanle
Muuse Cali Jaamac
Cusman Max'ed Faarax (Gamure)
Maxamed Daahir Afrax (Maanafaay)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Wednesday, August 16, 2000 - 08:44 am
xaraamiya wa kilaab!!!
mashkhra wa hazalat!!
saar nisf barlaman digil wamirif!!
sadaa cali waala daxaktanaa!!!!alaa yauqarbilkum
waa shuuf xaraamiyat almreexan maslax lacnatulhii caleehim!!
wa saab alakbar khaliif tadruun eesh sawaa hal xaqiir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geel jire

Thursday, August 17, 2000 - 12:43 pm
WAR MEESHA MAXAA KAJIRA MA DAD LOO TACSIYEENAAYO MIYAA , SAAXIIBKEEN LUUQADEE AYUU KUHADLAYAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.