site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GOORMAA LA JOOJIN DHALINYAR CEEB AANEY LAHAYN DUSHA LAGA SAARO'

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): GOORMAA LA JOOJIN DHALINYAR CEEB AANEY LAHAYN DUSHA LAGA SAARO'
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 16, 2000 - 07:28 am
Waa yadan danbe waxa soo badanaaya in dhalin yarada aad loogu fiirsanaayo. Inkastoo aay dhibaatooyin badani ka jiraan dhalinta, hadana waxa jira dad waaweyn oo kaba sii daran. Dhibaatoyinka dhalinta dusha laga saarey waxaa ka mida:
1 Galindhaxaadkey meeraystaan
2. Wax ma bartaan iyagoo loo keeney waxbarasho iyo kuwo kale.
3. Caleenta la muqaadaraadka ah ayey isticmaalaan.
Dhalinyartu isku mid maaha iyaana laga dhigin doofaarkii ninka beerta ka cuney.
Maynaan milliono dhalin yaro ah Somaliya inoo jogin. Maxaa kaa talo ah aniga waxa iga tal ah yaan la iska hadlin uune wax halaysku taro hadii kale xanta dhalinta ha la daayo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Wednesday, August 16, 2000 - 02:06 pm
Dadka shaqo la aan ayaa ka badatay, marka waxey arkaan wax uun bey ku daraan ama wax aan jirin ayey bilaabaan. waxa ugu weyn ee odayaasha ku qasbeysa taas waa shaqo la aanta.

Hadii malin walba somalia wax laga soo sheegi lahaa arnita dhalinyarada wey iska day lahaayeen.

U fiirso markii somalia war laga waayo wax cajaaim leh ee ku saabsan una badan in dumarka wax aysan samey la saaro.

Marka aniga waxaan dhahaa " SLOW NEWS DAY FROM SOMALIA".

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.