Amoore | Saturday, August 19, 2000 - 08:13 am Sheeg Magaca magaalo soomaaliyeed oo ka kooban shan(5)xaraf.Marka la isku daro xarfaha 1,2,4,5 waxa ay soo baxayaan meel muhim u ah muslimiinta.Marka la isku daro xarfaha 1,2,5,3 waxaa soo baxaya nooc ka mid ah biraha.Marka la isku daro xarfaha 1,2,3 waxaa soo baxaya eray soomaali ah oo ficil ah.Waa tee magaaladaa? iyo weliba jawaabaha kale. |
Sweetgirl | Saturday, August 19, 2000 - 08:43 am This one is really easy. The magaalo is Marka, the important place is Maka, nooca biraha is maar, and the ficil is mar. How'd I do Amoore?? |
Waryaa | Saturday, August 19, 2000 - 10:57 am Salama... SweetGirl, pardon me, in other forums you were saying, "Please, speak in English." And, here, you solved a puzzle in Soomaali. Just wondering. Quite Peace!! |
Anonymous | Saturday, August 19, 2000 - 11:22 am Magaalada muslinku waa Makka not Maka. |
Sweetgirl | Saturday, August 19, 2000 - 11:59 am To Warya: I can read Somali, but I prefer English because I am used to it. |
hebel | Saturday, August 19, 2000 - 07:32 pm How self-thought-Americanism of U sourgirl. |
Amoore | Sunday, August 20, 2000 - 08:26 am To:Sweetgirl oh yes! how u r clever!.Afkaaga caano mayac ah lagu qabay. Maxaa abaal gud kuu siiyaa? |
Sweetgirl | Sunday, August 20, 2000 - 09:33 am abaal gud hmmmmmmmm!!!! let me see cano mayac ah would be more than I can ask for ya freak. |