site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALI JAREER OO DHALAD AH AYAAN AHAY

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): SOMALI JAREER OO DHALAD AH AYAAN AHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAGTA

Wednesday, August 23, 2000 - 11:33 pm
AM SOMALI AND MUSLIM,AND ALSO BETTER LOOK THEN SOME OF AFRICAN AMERICAN,AND AM GRADUATED FROM NOTRE DAME UNIVERSITY IN INDIANA,(INFORMATION TECH)AND NOW EMPLOYED AT CISCO SYSTEMS IN EXCETIVE LEVEL.(THANX TO AFFIRMATIVE ACTION).
WAXAAN DEGGEN AHAY INTA(INDIANAPOLIS)SIYEED SANNO II NUS,MUSHKILADA I HAASATO WAXAA UGU HOREEYO,MARKII IS DHAHO QOFTO SOMALI AH OO AROOSTID RAADI OO LA KULMO ILAAHAY AMARKIIS WAA IGU BOODEE,MAXAA JIRAA USI,MASE JAREERNIMO AA JIRTAA,MAXAA AFRICAN AMERIKAANKA WAANKAFIICANAHAY 100%...WIXII GEBER SOMALI JILEEC RAADI HOOSO WAA HAAYAA..MONEY,POWER(EDUCATION),AND DIGNIFIED PERSON,I WOULD LIKE TO HEAR FROM U,IF THERE IS ANY JUSTICE LEFT IN UR HEARTS.....JAWAAW FIICAN HA LAGAA HELO HEE....WARKA WAA DHAMAADI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashir Isse

Thursday, August 24, 2000 - 12:58 am
You graduated fool!Instead of fighting racism,you are supporting it in a peculiar way.How the hell are you better than African Americans?If you are brainwashed to think that you are a jareer,then that is your problem.I COMMEND MY SOMALI SISTERS FOR SEEING THROUGH YOU AND GIVING YOU A BIG NO.FIRST TRY TO LIBERATE YOURSELF MENTALLY,THEN YOU CAN BE IN A POSITION TO TALK ABOUT OTHERS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 24, 2000 - 07:54 am
Ani xitaa tiin lahadlo wee igu boodee macalinka...
.
.
Timeheeyne inteey bilis dhaafeen ee bideen ee markaa sheekada fahamto ila soo socodsii macalinka.
.
.
.
bajaq oo jileec eh (Mutulaato yacni)waa lagula jerinooyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Thursday, August 24, 2000 - 03:06 pm
Jagta:

Nasiib badanaa ninku, Soomaliinimo iyo cilmi iyo lacag iyo wax walba ayaa isugu kaa darsamay marka illaahaaga u mahadnaq tii adiga ku diidana waa doqon aan wax kala garanayn(Doqoni calaf ma le, you know).

Markaa iska samir meel fiican baad ku danbayne.

Jaalle Bushra Ciise:

African-American = xoolaha la foofsado, you are the brain-washed one.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Thursday, August 24, 2000 - 07:20 pm
waxaan lawaramooyaa jag widaayow,kuwaan waa wareersan yihiin maxaa yeelay adiga waa kaa yeelaayaan biyo-biyeesi laakiin run-rumeey maya,
marka biyo-biyeesi ku ilma dhal kadibna sharciyeesa nooh,cami si kasta u waxeeshim wax makaa maqlaayiin nooh,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alipapa

Saturday, August 26, 2000 - 08:06 pm
Jagta:
man you are out of the line.let me show you the way. From now on, you aren't somali Jareer but afro-american. And watch what happens. you will see them coming to you like you are the only one around.And you think that is only girls? hmmmmm in fact even the guys will respect you more than they do when they realize that you are somali jareer.
Jagta i am glad that you finally came home. But you 've to admit that you were in motherfucking in wrong place all those years. Boy! america is your home and you were born overseas.
Good lucky man.And forget being somali thing.


Alipapa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biiq

Monday, August 28, 2000 - 06:15 pm
hi jigta

walee jareer iyo bilis dhib ay wada qaban
jareer tinta ayaa ka adkatey
silisna tintii ayaa bajaq ka noqtey
inta ayna Garina waqtigoda waaba ka bidaa
jigta
lakin adiga hal mashakil ah ayaa ku heysto
halkasina waa dhinaca hoose
ee jareer nimo laguguma nicin
e alab weynida amey tahay hee waxaa lagaa cararayo

xoogsade
waan ka heley ereygan
African-American = xoolaha la foofsado

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xogogal

Monday, August 28, 2000 - 09:50 pm
Walaal jagta marka hore nin wanaag san ayaad tahay
mida labaad adiigoo cilmi iyo wax kasta haysta
ma xaad somali quruntooy kufalaysaa ilaah baa naago carada badiyey qurux iyo cilmiba hayste
war banaanka inaad ka joog tid ayaa laguu qatay
ee waxba ha kudarsan umadan cilmiga iyo caqliga
ba ku yaryahay hadaay ba ku caaynayaane,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAANYO

Thursday, August 31, 2000 - 01:55 pm
to......Jakta


dadaal aan ku dhahay abaa hadiid rabtana gabdho soomaaliyeed waxaa laguu casuumaa MPLS,,,waxaa dhahee tan aan rabaa mayooy tan aa ka daran sugbo tan aa kuris ah mayooy tan aa xusulbaruur ah waa yaabee sxb Bal camal aa loo buuxaa ee ka soo gaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quwaaxdoon

Friday, September 01, 2000 - 06:52 am
Jinta

Qeyrkaa alla kaa reeb hadaan ahaan lahaa jareer waa ii dhacan laheyd.

War-waxa ku dhaafaya fiiri meel-walbo siday tahay ayaa loola yaalaa.

Marka aad la kulantid qoftoo maryooley ah

Haku hadlin afsoomali haduu kaa soo fakadana waxaad tiraahdaa my X ayaa xoogaa ibartay hadana waan ka cabsanayaa in aan reerkeeda ka raadiyo markii aan waxay markii iigu danbeysay waxaa leygu yiri please heblaayo ha soo wicin maxaa yeeley weyguur satay ninkeedana wuu ku dili haduu kaa qabto telephonka.

Waxaaga marka aad dhameysatid waxaa ku tiraahdaa ma waceysaa reerkiina maxaa yeeley dadkiinaan waxaa idinka dhameysay telephone lacagta si aad u wacdiin dadkii dagaalka idinka jirey. Maalinta ku xigtana u sheeg in aad ka guuri doontid magaalada aysan mardanbe ay dhib noqon doonto is araga danbe.

Raaxeyso ninyohow hadii kale tinta noo badal.

Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaberi

Friday, September 01, 2000 - 11:24 am
jagta abaa anni jileec aa ahey laakinn u know wat anaa walaasheey ku siinaayo contact me

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jagta

Friday, September 01, 2000 - 01:30 pm
walaalkii jire aa tihiin marka hore,waanada iyo wacdiga waa qaatay,laakiin hal shey aa hilmaanteen
maxaa waaye,islaan nimo,waxaan geber somali u jiri haa wax kale ma ahan,ilmo heey inay somali iyo muslin nimo ay ku koraan,ani geber jag ah ma weynin,waa la buuxa walaalkay,bal ahaan,laakiin
nin walba wixii aas yahay ma ka weynaahyo,somali,
oo jag ah,ceeb ma ahan haddii idiin sheegtay runta
tan kale waa quustay,maxaa jiraa,shirka oo la sheegooyo,wax ma ku lihin miyaa,waxaa la sheegooyaa jilic bes aa leh,ilaahay ha laga cabsado wax naga siiya,maamulka,mise adduunka aan u sheegaa,"what's going on...the world knows only
one nation under god"somali,laakiin runta hoos idinka lee waaye leaders,wealthy,power,wax kasta runteey ma tahay,mise been aan sheegooyaa walaalkeey....haye cidda igu salaan hee....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Saturday, September 02, 2000 - 06:59 pm
dooyoow adeey kugu xirantahay sidaad qoftaad rabtid ku heli laheyd, jileec iyo bilis wax la dhaho mar hore aa ugu dambeysay,WE ARE ALL JAREER.

BIIQ HALAGU BIIQEE MEESHA KA AAMUS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliEmbassator to mogadishu

Monday, November 06, 2000 - 04:55 pm
ALIPAPA.......YOU ARE FUNNY BRO, I LOVE THAT...........JAGTA. IS ALRIGHT BRO, COME TO GEDO REGION I WILL SET UP MAREEXAAN GIRL WITH, WE ARE ALWAYS TRYING TO LEBARATE PEOPLE FROM HARDSHIP

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GeneralsDaughter

Sunday, November 12, 2000 - 10:57 am
NO COMMENT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, November 13, 2000 - 05:52 am
Jagta,lol......
ar adiga caqli lix saac nimada iska dhaaf, oo ha dhihin Jag guurka ka hor.

malaha wayba kuu adkeeysan waayeen intaanba guur la gaarin, ee inta aad ka guursaneeso DABAR ku xir-xir ee ku gaad guurka ka dib ha kaa carooto oo halaguu soo caro celiyee.
i sii sisinta ku wardi.

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.