site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIDU WAA DAD ISLA WEEN OON QADAN QUUDHSI

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): SOOMAALIDU WAA DAD ISLA WEEN OON QADAN QUUDHSI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Thursday, August 24, 2000 - 09:28 am
Asalaamu Aleeykum

Qisadan oo ah mid dhab ah waxay ka dhacday wada mada reer galbeedka gaar ahaan qarada yurub.MAYDHANE waxa uu ahaa bar baar soomaaliyeed oo kunool wadamada galbeedka ilaa 11 sano.waxa uu kunoolaa goob ama magaalo aan laga aqoon madoow soomaali daa warkeed.barbaarku waxa uu bartay gabar uu jamacad la dhigan jiray oo uu kadareemay soo dhaween gaar ah.meesha fasalka intiisa kale ay ka faanaan in ay lahadlaan MAYRANE oo ay u arkaan nooc kamida daan yeerka.waa sheeko dheere rag isu tagay oo ilaa shan ah ayaa damcay in MAYRANE ay garaacaan feedhaan.hasayeeshee MAYRANE waxaa caado u ah in uu haysto difaac ah toori af badan.asaga oo ay garabsocoto amin galab ah haweeneeydii cashaqsaneed MAYRANE ayaa layska soo horbaxay waxay seemeeyeen iney caayaan gabadhii oo ay dhahaan naa maxaa daanyeerka ku ag dhigay ma indha haad damka tahay.mardanbe oo mayrane gurigiisii soo aaday bay jidka u istaageen markaas baa lagu qaaday dagaal,mayrane oo aad u careeysan baa TOORAY GASHA KA JIITAY OO NINA DHAAWACAY midna caloosha kasooriday,kadib intii kale waa carareen.mar saxaafada habka dagaalka lagaga wareeystay MAYRANE ayaa waxa uu sheegay in uu kutil maamay ragaas NIMAN AAN RAG YAQAAN AHEEN,SABOOBTOO AH BUU YIRI"WAXAY I CAAYEEN ANOO GABAR LASOCDA OO SHARAFTAYDII BEEY MEEL IIGA DHACEEN MARKAA INAAN KATAKHALUSO AYAAN RABAY RAG BI ISKAAS" markaa waxaa cadaatay in uu yahay nin isla ween xarago badan dhimashana ka xiga hadii la damco in layaso.3 sano aa la xukum MAYRANE.QABKA IYO XARAGADA IYO IN AAD ISLA WEEYNAATO HIDAAN U LEEYAHAY BUU YIRI MAYRANE,NIN BAA KAA SAREEYANA HABEEN KUMA SEEXAN.hadaba muran baa dhashay ah ninkani waa khaldan yahay iyo waa jaahil iyo waa soomali saxa ah iyo waa geel jire yurub yimid oo aan laqabsan wali!!! sideed u arkagtaa fikirka mayrane.waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 24, 2000 - 09:59 am
doqon
geel jire
reer baadiye
soomali maryoolay
dabaal
biiq lee waaye maxaas toorida u khaatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raage

Thursday, August 24, 2000 - 11:29 pm
saaxiib ninkii isla weyn aqalkiisa ayuu aayar u fariistaa ee dibad waddan uusan laheen iskuma weyneyn karo...qurbaha markaad joogto waa inaad sabar iyo dulqaad leedahay illeen marti baad tahay ...uma dhaqmi kartid sida dadka waddanka u dhashay...isla weynina waa waxii ninkaas waddankiisa baaba'shay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Friday, August 25, 2000 - 06:32 am
Asalaamu Aleeykum

waxaan filayaa IN fikrada RAAGE in ay tahay mid meesha ku jirta dhinaca kale 2 arimoodba ma fiicna waa mid ee in qofku qaato quudhsi ama kibir waa laga roon yahay oo taas gobonimada aa laga raacaa.2.in qofku kibraana waa jaahilnimo iyo in uu isu arko in uu yahay wax kasareeya adanaha sida ay udhaqmaan yuuda iyo indhobiliil.

annymous=ruux hulaaban waxaad iloowday toorayda haduusan isticmaalin wuu dhiman lahaa mayrane,waxay xirnaayeen kabo afka bir kuleh oo ay ku qoran tahay kill the black iyo white power.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Saturday, August 26, 2000 - 06:51 am
Asalaamu calaykum
Qofku haduuna wax garad ahayn wuu kaa dilaa garta.
Anonymous waa degdegay mana garanayo cayduu sheegay waxa ninkaas maydhane lagu sheegay uu ku galabsadey! Sharci Islaam iyo mid Soomaaliyeedba.
Dhaqan Soomaaliga dadkii hore inaysan cidna u haysan inuu ka sareeyo oo xataa dadkaan reer yurub ay ka faani jireen oo koobkay ku cabaan uuna ku cabin waa taariikh aan la inkirikarin anonymous miyuusan somaalida wax ka aqoon.
Diin Ahaan niman Jaahiliina oo ka tiro badan oo waxay la maagan yihiin qofkii dhul gaalo jooga uu garanayo oo nafta ka gooyn lahaa haday awoodaan hadii uu is difaacay oo tooray isticmaalay maxaa ku jaban?
Sow asaga Muslimka ( cumuum ahaan soomaali) ah ma mudna inuu naftiisa badbaadiyo oo jaahiliintaa naf muslim ah rabtey inay cayaar ku disho iyaga la dilo. Anigu waxaan arkaa inuu ficil sax ah sameeyey.

Teeda kale miyaadan Anonymous waxaan filayaa inaad dhul gaalo joogto oo waxyaalahaas way dhacaane intaad qof walaalkaa ah oo aadan aqoon caayeysid inay adiga kooxi kuu tashato oo ay ku waxyeeleeyaan.
Marka halagaa sheego ma fiicna ee ka fiirso waxa aad intaas oo qof u qoraysid.
Wabilaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid

Saturday, September 09, 2000 - 03:41 am
a salaamu calaykum,

caro guray 1
walaahi saxibow dabaal aad noqotay, waqti waa iska dhumisay, unukana waqtigaanyo waa naga dhumisay, Ilaah kugu deeye. sidaas maa lis yeela. sheego ko dhoore sameeyay aad noo keene miyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Tuesday, September 12, 2000 - 02:59 am
Asalaamu Calaykum?

Anigu waxay ila tahay in ninkaas uu san kibir badnayn doqona uu san ahayn ee uu isdifaacayay markay nimankan u imaadeen,
waxaad ogaataa inay niman u imaadeen inay ninkan dilaan waxaanad ogataa usa and urubianka inay san lahayn cayaal suuqii somaliya oo iskaa dhibaayay ee kuwan cayaal suqoodu waa kuwa dadka dadka naceyb qofkeey qabtaana way dilaan oo waa dhimasho alo ku bad badiyo mooyee,

sidaan sheekada ka fahmay ninku muu san kubir badnayn ee wuxuu ahaa nin ku faraxsan wuxuu yahay.

somaliyeeey adigaa modey midida inay jaahilnimo tahay ee meelaha aan joogno dadku qorye ayey haystaaan gaan ahaan usa guriwalba waxaa yala hub waana caadi in usa.

ninka ninka caayay ka dalab ninkaa aad caysay haddad aqiro taqaan ilaah ma cafiyo dadka godabta laga galo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.