site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

INAA'LI LAAHU WA IN'AA ILAAHU RAAJUCUUN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): INAA'LI LAAHU WA IN'AA ILAAHU RAAJUCUUN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxiyadiin

Saturday, August 26, 2000 - 12:07 am
Salaanta islaamka kadib waxaan u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda soomaliyeed ee nabad jecel, geeridii naxdinta laheyd ee xalay ku timid shirkii ay jecelayeen, una han weynaa ee "SHIRKII CARTA" oo alle ha u naxariistee xalay naftii ka dhacday, kadib markii uu doortay AL-MUJRIM ABDIQASIM SALAAD BOY, oo ah shaqsigii aabaha u ahaa burburintii, barakicintii iyo xasuuqii ka dhacay dalka soomaliyeed.

Walaalayaal samir iyo iiman alle haydinka siiyo geeridaa naxdinta leh ee ku dhacday madasheenii carta, waxaan la iloobi karin sidii soomalinimada, islaaminimada, iyo geesinimada laheyd ee aad ugu hawl gasheen taageerida iyo garab istaaga shirka, shirkaasi alle ayuu u noqday, isagaan ka baryeynaa badal kher qaba.

EEBBOW IGUMA OGID GACAN SIIN DAALIN IYO DAALIMIIN IS TOORTAY IN AAN U SACAB TUMO


Wa-bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, August 26, 2000 - 03:13 am
muxiyadiin, aniga asaga lama yaabine ee waxaan la yaaban nahay imankii abgaal ee 10 sano wadanka qabta iuo bugta ka wadey oo xalay habergedir u caleemo saarey, hadeyy 10 sano ka dib dooranayaan habergidir maxey burburkii iyo 100000 ee abgaal dhimatey u dileen? waa yaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid

Saturday, September 09, 2000 - 03:10 am
a salaamu calaykum,

to anonymous
waa su'aal da'waynoo madaxa daalinaysee?? guryahii iyo dhismahii quruxda badnaa ee xamardaye iska lahaa, hotelaadii caalamiga ahaa ee shangaani ku yiil, Juba iyo shabeela maxay haleyeen. tiyaatarki fanka iyo sugaanta, xususti sayid barqash (aathaarki) intay geyeen. habar iyo abgaal walaaahi lacanaa u taagay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.