site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Fursado Lumay tanna YEELKADEED!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Fursado Lumay tanna YEELKADEED!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Monday, August 28, 2000 - 10:15 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Duriyadda Sheekh Isaaaq baa cabatay oo dacwad ku soo oogtay awlaaddii Soomaal. Waxay yiraahdeen mid na dilay mid nagu daawaday iyo mid aan dan noo gelin baad noqoteen sidaa darteed waan tolawnay oo dayro ayaan idinka nahay afartii dalqadoodna qaata.

Fursad luntay bay ahayd markay dudeen oo dibnaha iyo gacmaha ka laabteen walaalahood oo sidii habar dugaag dhiig ku mayranaya.

Waxay ahayd in ay dhahaan war hooy anaga naga warsade dhiig daaditiyo wiil dhinta meelna laguma gaaro. Waxay ahayd in ay gogol weyn Naaso Hablood dhigaan oo gobanimo ka xigaan kharaarka dulmiga loo gaystay.

Waxay ahayd in ay u kacaan calanka oo ay dhahaan haddii aad shalay waxba qaban weydeen bal anaga noo daayo oo war yaara aayar meel fariista.

Waxay ahayd fursad luntay.

Markii Harti isu tagtay oo Goroowe Isimo iyo Islaamo isu tageen oo Cabdulahi caleemo saareen waxay ahayd in uu baaq bixiyo dhaho "hooy Soomaaliyeed aniga i maqla" wax aydaan ogayn baan arkay oo aakhiraan afkeeda ka soo noqday. Ar aboowe noloshu waa gaaban tahay ee dilka iyo dulmiga daayoo gawaanka Galkacyo kaalaya. Oo intuu Afweyne iyo Caydiid xuso oo Cigaal iyo Shaatiguduud u yeero malay ka dharjiyo soo dhawaada yiraahdo.

Wuxuuse yiri awoowgay sabinkii Cali Yusuf idin raran jiray idinka iyo dameeradiina ayaan soo xabaalo kicin. Rashid iyo Risaaq ma ahine reerka igaar kale ma leh. Ciddii amarkayga diidan Morgan baan ugu yeeri.

Iyana Fursad Luntay dheh.

Gabankoo weli car cartii ciidanka Maraykaan qabo oo saarjante oo ah oo aan weli sareeye gaarin baa aabihii galaf looga siiyay.

Soomaaliyeey i dhagaysta maydka la sii sidana waa aabahay wiilna nooma harin cakuye dabalaabka aynu dhigno ma dhihin dabaabado gaashaaman iyo gawaari ayuu dhulkoo dhan sidii xariif kubadda cagta meel soo dhigay hadba gabi kula dhacay.

War waa tii aabahaa la tagtay maad ka daysid? Diiday oo hadba dawlad baan marti u noqon welina sarkaal ma gaarin haddii talo xumaatan Bashaar Al-Asad baan noqon oo Sareeyo Gaas iyo mid Guutaan tolan mooyee waxay ahayd iyana fursad luntay.

Isagaba aabihiis baa loolan doorasho lagu dilay oo dhiig qubtay baa siyaasad soo geliyay. Mudana hoggaan adag oo dhismo iyo dhimasho leh buu dhexda uga jiray afafka qalaadna waxaa la sheegay inuu cabo sidii isbarmuutadii Soomaalina baahi iyo oon bay u qabtaa meesha uu reerka u rari doono isna amuu ciyaalka dib ugu soo noqdaa.

Oo durba Xamar amar dawlo mudeec ninkii diida dabaal baa ka yeertee amuu weelasha walaaqaa oo qorqorada sidiisii jikada dib ugu noqdaa.

Tanna amay dhicisaa iyadoon weli dhalan.

Waa fursad!

- ciidan dagaal marna ha yeelan
- midka ciilka qaba marna ha ka cararin
- midka murugaysan marna maya ha oran
- mid walbana gacan walaaltinimo u taag
- ogowna cid aad xukunto ma jirto ilaa ay ku ogolaadaan
- Cigaal u tag
- Cabdulahi Yusufna booqo
- Ina Caydiid labo darajo ugu dar
- Caato labo baabuur u gad
- Suudi see waaye Yalaxow ma ihinoo

Fursad waaye ee yaanay kaa fakan.

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wagar_dhac

Wednesday, August 30, 2000 - 09:47 am
majeerteen goomanweeynoow sidi habrihiini barida weeynaa ee madowga badnaa meelaha ku baroor diiqa
sidi habrihi beey meelaha faan iyo caay iyo boohin la fadhiyaan
meel walbaa leydinka nacay somali sankey idin ka qabsatey

wax majeerteen ka fuleysan kana edeb daran ma jidho meelaha inteey baq baqleeyaan bey hadana kabahooda ka cararaan waxa idin soo raacey waa dhulbahantoo awalba dugaag lagu sheegay aad hadba harti beeynunahay ku sabataan doqonkiina idin fahamyey wuu idinku soo jeestay

fir inkaaran baa tihiin waxa afweeyne kicintiisa ka shaqeeynayay majeerteen buu ahaa wuxuu islahaa dawlad baad qabsan afweeyne haduu kaco maxaase ka dhacay waa la ogaa

qayaamo aa faciin idinka reebtay
daroodna idin ma rabo waxyahow foosha xunoo mad madoowga badan barigiina ku ekaada oo maleygiina dabta idinkoo indho fiishleh
hadaad edebdarada joojinweydaana habarta waalan baa leydinka adeejin iyagaa mudankiin idin marsiin

majeerteen madmadoowe ruufiyaan ilaah iyo cabsidii toona ma taqaanaane markaad wax idinka hoos qaado weydaan baad ilaah iyo naxariis ku wareegtaane

walaalkiin get a life idiot majeerteen madoobe ruuf waaxid ilaah wax kama taqaanide oohinta badan jooji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Wednesday, August 30, 2000 - 10:01 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Wagareey war magaca awoowayaashaydii wagar dhac meel ha uga dhicin af wax caaya kuma ool.

Eebihii Boqorka Ahaa Mahaddiiye Igama dhalin reerka aad cayda la dabo gashay waxaanse ahay walaalkiin miskiinkaa Muslimka ah bal is yara qabooji awoowe.

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Wednesday, August 30, 2000 - 10:40 am
Walaalkiin, ha laa yaabiin inferiority-ga ku jidha mareexaan iyo nacaska labaxa lasacaanoodi.
Qofkii maskax ku hadlaba, waxaay moodaan Majeerteen.

Majeerteen waa gob, gobannimana waa loo dhashaa!
Weligeen, sidaa cuqdaad ha idiinku jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, August 30, 2000 - 11:03 pm
,,,,,Ruun lee shalaymaantalahaan aan Pepsida dhageesti,,,,ad welli wax ma maqlin miina ,,,hay Dowladdii aa la doorti,,,,Dowlad fiican oo aad u fiican anni siin u jeclaadi lee,,,,


Faarax Wacees Dhuulle
Cali Mataan Xaashi
Axmad xasan muuse
Gabayre
Ceynaanshe
Maxamad Sheikh Cusmaan
Xuseen Kulmiye Afrax
Maxamuud Jaamac Qoorsheel
Maxamad Cali Samatar
Maxamuud Geelle Yuusuf
Cabdirizaaq maxamad abokor
Ismail Maxamad Abokor
Axmad Maxamuud Faarax Laxwase
Maxamad Cali Mire
Axmad Saleebaan Dafleh
Muuse Rabiile Good
Cusmaan Maxamad JEELLE
Bashiir
Cabdi Warsame •••••


Halkoo aa iga maqan magaciis Axmadeey Xasaneey Coowke aa la weedihaa si boobsiis aas idaacadda u sheegaa ,,,,,,Laakiin us iniis dhinti aan u mudaa kuwoo aa waxeey dhahaayeen Marxuumka lee ka maqan ii Axmad Faarac Cali Idaajaa,,,,,,,,,,,,,us waxaan ilaah uuga baryeenaa iniis Khayr ii Barwaaqo aas uugu raaxeeyo!!!!!!!!!!!!


bye netka ma soo galin beryahan
Walaalkiin
Neefoow
Kaniini
Wabilaahi Towfiiq
Towfiiqaanba necebahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

inaqaloonbi.

Thursday, August 31, 2000 - 02:11 am
Walaalkiin = reer abtigey Ogaden Cagdheer. Saaxiib Wagardhac gardarrada iska dhaaf Majerteen faanbadne waa ilmo abtidey abtina waan u ahay. Qabiil soomaaliyeed oo wada xun iyo mid wada wanaagsan ma jiro. Dhulbahantana qabiillada diinta islaamka u gargaarey taariikh ahaan yey ugu horreeyaan ee warka badan dhaaf. Maxa fiicnaanta dadka ku tusi waayey oo xumaanta ku tusey?.

Walaalkiin.

Haddaadan abti ii ahayn DOOFAAR yohow baan ku oran lahaa sababtoo ah taariikhdaad been ka sheegtey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Thursday, August 31, 2000 - 07:15 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

NeefoowKaniini ar aboowe maxaa ku helay oo aad mootida u soo xabaalo kicisay?

inaqaloonbi ma garan micnaha ka dambeeya magacaaga ee is cadee?

Way e inaqaloonbi ma anigoo "others" oo hal alif leh ayaad igu sheegtay qaxooti cagodhaadheer. Jawaabtaada ka fiiri dhambaalka aan NeefoowKaniini u diray.

Ilaahayow Noo Naxariiso

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.