site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Doqomadii Dowladnimo diide hadayna iyagu daadihin!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Doqomadii Dowladnimo diide hadayna iyagu daadihin!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Monday, August 28, 2000 - 11:29 am
Asalaamu Calaykum
Ilaahey waxaan uga baryeynaa dadkaan Muslimiinta ah inuu u naxariisto dhibtana ka qaado.
Madaxwaynahan cusub waxaan u rajaynaynaa Khayr.
Anigu Madaxwaynaha isku qabiil manihin laakiin baqdin ma qabo maxaa yeelay awalba waxaa dadka hor boodayey dabbaal Ina Cigaal, dabbaaal Cabdullaahi iyo dabbaal Ina Caydiid, Marka qofkii awal wax fiican haystey baa baqa.
Marka nimankan xoogaa taageerayaal ah bay leeyihiin oo xaabo ah, marka waxaan ku talin lahaa in seddexdooda aan ka dhigno seddex dhardhaar xaabada raacsana qoryihii dabka lagu hurinlahaa oo dantii dadka Soomaaliyeed ku karino.Micnaha waa in hangool lagu qabtaa waayo waa abeesooyin aan lasoo dhawaysan karin oo hadaad damacdo inaad soo dhawayso ku qaniinaya, marka tunka cagta halaga saaro inta tii Allaah u imaanayso.
Maxay tahay wada hadalka dhexmari kara Ina Caydiid iyo Cabdullaahi?!!!!!!!!!! oo aan dhexmari karin Ina Salaad booy iyo Ina Caydiid? Marka Qofkii nimankaa raacoow ogow in hada laguu helayo daliil madaxa lagaaga jaro.
Wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Saturday, September 02, 2000 - 01:21 am
Asalaamu Aleeykum

samawade

arinkaan kahadal malaha maxaa yeelay noomadaan baneen boos aan kaga hadalo kadib markaad xukun riday ood madax jarid marayso.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Monday, September 04, 2000 - 12:47 pm
Asalaamu Calaykum
Guray aad baan kuu salaamey
Anigu markaan qorayey maqaalkaan ma ogayn in ay qab-qablayaashu ay kulan degdeg ah ay garoowe ku yeelanayaan laakiin dabcigooda baan aqaan saan anigu Soomaali baan ahay marka hadaanan arimaheena ka hadli karin ma kuwo dowlado kale baan odorasaa.
Marka Soomaalidu waxay dhahdaa nimaan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto.Marka ma jiro qof qaybka yaqaan ee waxaa laga wadaa waxgaradnimo.
Marka Gurey hadal lama saarnaado ee aan ku dadaalno sidaan wadankeena u habaysan lahayn.
Nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHARBAAN

Monday, September 04, 2000 - 06:48 pm
WAR ANIGA MUUSE SUUDI IYO CAATO IYO QAYBDIID LEE ISKA ILAALIYAAN IDIN DHIHI LAHAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.