site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wararka SomaliNet laguma kalsoona

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Wararka SomaliNet laguma kalsoona
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Thursday, August 31, 2000 - 03:42 am
Waxaan aad ula yaabay cidda wararka usoo gudbisa SomaliNet. Tusaale ahaan markay ka hadlayaan socdaalka C/qaasim Salaad (kalkaaliyihii Afweyne) uu ku tagay Xamar waxay yiraahdeen lix boqol ookun oo qof 600,000 ayaa isagu soo baxday Stadio Muqdisho!!!!! Aar beenbadnaa wuxu.. hay'adaha wararka soo tabiyana waxay shegeen inay 20,000 isagu yimaadeen

Hadaba waxaan rabay inaan ogaado: SomaliNet ma habargidirnimo ayay u buunbuuninaayaan C\qaasim mise wax kalaa jira.

C\qaasim wuxuu mudo labaatan sano ah uu la shaqeynaayay rajiimkii Afweyne..sida aad fahmi kartaana muddo intaas la eg kama mid noqdeen nidaamka Afweyne haduusan odayga daacad u eheyn!!! Waxaa intaa kasii naxdin badan markii la weydiiyay in lagu eedeynayo inuu lasoo shaqeeyay Afweyne wuxuu yiri hadal micnihiisu yahay dadka lasoo shaqeeyay Afweyne waa kuwa kaliya ee maamuli kara wadanka!!!! Waxaan u maleynayaa in Afweyne tahniyad usoo diray C\qaasim iasaguu ku faraxsan jagada loo doortay mid ka mid ah caruurtiisa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muniira

Thursday, August 31, 2000 - 03:52 am
Yaabane ka naxoo nafta waa adiga iyo xaasidiinta kula mida bey ciilka heeysaa

waa ey ku dhibeysaa wararka farxada leh ee laga soo tabinayo madaxweynaha saa ciil iyo cuqdad baa kaa buuxdee

get fucking grib of yourself huuraale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gar daro diid

Thursday, August 31, 2000 - 10:56 am
Yaabane:
Waxaan umaleynayaa in aadan yaabaneyn hadeer.Laakiin waxaad si fiican u yaabi doontaa marka aad qurbaha ku duqowdo, oo aad da' noqotid, qof kuu gar gaarana aad weysid, waayo dad koo dhan waxay kunoqonayaan wadankooda, Adoo weli yaaban oo gabowna kugu darsamay, weli af xumo qurbaha lameereysanaya, ayaad dar xumo qurbaha ugu dhiman( Bakhtin doontaa) doontaa.
Waxaan kugu duceynayaa ilaa iyo aaqiro sabanka in aad yaabanaato.
( Oh !! what a sick(mad) person you are!!!!!!!
Acudu bilaahi, shartaada aloow adiga keligaa kugu reeb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

me

Thursday, August 31, 2000 - 11:36 am
if only i could read somali.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alipapa

Thursday, August 31, 2000 - 02:15 pm
me;
if only anyone could care or give a damn!.

yaabane;

keep on dwelling on illusions and false dreams baby. For your fucking info siyad' regime was complete goverment who were satans and saints
.And anyone that held position in somalia during siyad regime isn't criminal. But if you have anything against the new president wait till the law and order is restored then come up your accusation to court. can you?. untill then keep on whining.

Alipapa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane Kale

Friday, September 01, 2000 - 12:01 am
Yaabane warkuu sheegay waa caqligal ma garanaayo sababta aad u inkarsantihiin. Waxaan u arkaa baarlamaan ay ku jiraan GAANI, MOORGAN iyo kuwa la midka ah inuu Somaaliya xal u heynin. C/qaasimna kama duwana Moorgan iyo Gaani sababtoo ah dhamaantood waa dhiigyo cab.

Dad badan ayay runta danqeysaa oo rabo inay indhaha ka qabsadaan taasi macquul maaha laakiin. Taariikhda ayaana cadeyn doonta C\qaasim wuxuu Soomaliya u qaban karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Friday, September 01, 2000 - 12:21 am
Salaama

Yaabnow waa runtaa oo soomalida hore ayaa looga quustay, dabeecadna waxaa u ah in ay marba waxii iyaga la qabiil ah ay u durbaan tumaan, bal dib u eeg kuwo maanta salaad boy u bilaabay tahnyada iyo ducadu waa kuwama, waa kuwii caydiid u soo duceyey, waa kuwii cali mahdi, waa kuwii caato, waa kuwii afweyne, gaani iyo moorgan, markaa ha ku daalin, ee kuwan dhawr bari baa la sugaa , anigaa kaa balan qaadaya in CAYR, kali ahi ku hari doono, sidii caydiid SACAD kaliyi ugu hareen, saxiibow soomali ka quuso, ileen waa kuwa xitaa kuwii culumda sheegnayey ay qabiilkoodii markay arkeen kutubadii daadiyeen alla maxaa ka racaay cumar-faaruuq ilaa uu qalqaalshaday in uu diintii ku badasho xubin barlamaan, ogow shalay qaar baa ku doodi jirey sheekh cumar waa calin soomaliyeed, oo u ducayn jirey, maanta maxay sheegi doonaan, ceeb u dhinta!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.