site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waan Xanaaqee day..NeefoowKaniini-ku aaway?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waan Xanaaqee day..NeefoowKaniini-ku aaway?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Thursday, August 31, 2000 - 05:49 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Ninkii heesay muxuu dhahay:

"Haddaan dudo i dila oo
Dad yahow ha ii dagaalina"

Aaway NeefoowKaniini..
Intaas aaday gurey1..
Suban iyo Xali meeye..

bulshada SomaliNet aniga waa xanaaqay..
Waan duday..
Waan dhirfay..

See camal waaye NeefoowKaniiniyow?

Markoo waxaa la i dhahaa Majeerteen..
Markoona Ogaden cagodheer..
Markoona wadaadadaa saliga iga laabtay..

Aniga waxaan beesha SomaliNet u sheegaayaa:

Waxaan ahay "Others"

Markiis hore waxaas ahaa "Midgaan" iyo "Boon" hadana waxaas nokhday "Others"

Soomaali inteeda kale iyo "Others"

Waxaan ka tirsanahay Baho Soomaaliyeed..

Yacni Baho Soomaaliyeed iyo Soomaali inteeda kale..

Ma maqal miyaa in oo Mudane Geelle halkoo alif noo tolay maanta cid oo ka murmi karta ma jirto. Waxaan nahay HAL ALIFLE.

Yacni kuwa Haw(iye)ada loo Dir(ay) oo Daar(ood)ad laga saaray oo Dig(ile) ka Mir(ifle)anaaya ma ihi ee afkaaga suubso.

Qofkii maanta ka bacdi aan iigu yeerin Baho Soomaaliyeed ama "others" ee Majeerteen booto badan, cago dheer qaxooti ah iyo wax kale igu sheega carraan cunsiinaa ka bacdi Ina Salad Booy aan u sheeg si oo Mogan uga adeejiyo.

Ma kastay NeefoowKaniiniyow..intaas lee waaye ee u sheeg beesha SomaliNet ..

Haddii kale ma ahinoo daangaan raadsahaa..soo faay

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Thursday, August 31, 2000 - 07:58 am
Mudaane Walaalkiin, sharaf, khadariin, iyo amaan wax ka yar ma istaahiishiide xaageega ee ogoow!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Thursday, August 31, 2000 - 10:45 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Bas waayo waan caro baaba'ay mahadsanid Xaali.

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 31, 2000 - 11:50 am
Subxaanal-Laah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAANYO

Thursday, August 31, 2000 - 01:46 pm
WALAALKIIN

sxboow goormaa saan u qafiiftayna?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Thursday, August 31, 2000 - 08:49 pm
Maanyo adigu ma noolayd walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Friday, September 01, 2000 - 07:47 pm
hirig jaf
ka dar oo dibi dhal
cawdulbiloow ramaajiin
bismiloow ramaaxiin
manii la yaabo yaasiinka

yaaaaaaaaasiiiiiiinka yaaaaaasiiiinka

maanyo
wlc back man doonto qalibmatey hadiibo ka badbaadey,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Saturday, September 02, 2000 - 10:47 am
Shangaani saxiib ilaahay ka cabso haku ciyaarin hadalkisa,ogowna inaysan diintu kaftan galin,saxiib hadalka ilaah wuu ka wayn yahay in lagu ciyaaro,waxan filaa inaad iga aqbali doontid thank you mr shangaani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Saturday, September 02, 2000 - 04:27 pm
fahad
aad ayaa u mahadsantehe laakiin ani wax xun ma dhihin yaasiinka yaasiinka hees jirtay e eheed marka saas aan u dhahay qalad ha'iga fahmin ,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, September 02, 2000 - 04:34 pm
Walaa xawla walaa quwata inaa bilaahi...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Monday, September 04, 2000 - 10:30 am
Waad ku mahadsan tahay saxib shangaani kaliya waxan ugala jeeday bisimka iyo isticaadada

Thank you saxib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Wednesday, September 06, 2000 - 09:56 am
Baho Soomaaliyeed aah, Walaalkiin aniga Single Mother ka Waqooyi lee ku ogaaye see kaa noqoti, dhib is ka dheh?!!

Waxaan maqli in qabiil cusub lagu dhisay Jabuuti hadda hub aay kadalbadeen Serbia aa isoo gaarti, Maxaayse kuugutaal Iye,Ay,Ood,Ile,Ifle, talo waa ku cadahay see la isaga dhicinaa Kor socodkaan, Ab iyo Isir iyaga lee istoogahaayeyn noo, Xeel dagaal looga hortaga fara ma lagu haayo mana lakasaayo, Adi macaawinee gacan eey ubaahanyihiin Mugoo Xaawaleey oo beeba saaran oo taqsiisan aa soo aragti lee waaye hee la soco .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Friday, September 08, 2000 - 11:16 pm
Walaalkiin,


Waraa ARBUSHKA dhaaf yaa adiga.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.