MANAXDO | Thursday, August 31, 2000 - 05:54 am SAAL KA DIB, HANBALYO MARYOLAY WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY DOOLADA CUSUB ILAAHAY TOO KHEER QABTO HA KA DHIGO. WARAA LAFIHII HORE YAA KA NOOL CIAO |
MANAXDO | Thursday, August 31, 2000 - 05:56 am HABBALYO |
Waryaa | Thursday, August 31, 2000 - 10:11 am Salama... Awgooriyo!! Ma Nooleed, mise Jabbuutiyaa Gambar iyo Wanbar ka raadsatey, iyaah? Ar see camal, yaqeey, shimee Resume qaaf soo sameysatey bo aad Jabbuuti teendhadeeda aad Qasri ka raadsatey, ani yaabi bo, Inaay :-) Isoo Bari!! |
hebel | Thursday, August 31, 2000 - 10:40 am I have a dream that one day when I grow up I'll be the TAXICAB Commissioner in the whole entire Mogadishu and Metro area. . . . Aaamen! Hallelujah! Press the Lord. |
NeefoowKaniini | Thursday, August 31, 2000 - 04:09 pm ,,,,,Manaxdo ma nooleed,,,,,,lee waaba la aroosi aan maqli humbaal Jinnigii Jabuuti joogi ay wambar ka soo fiirsaheesi ee hortaa lee meeha amaaba lagu kala bixi marxuunkii aba ka maqnaaree us,,,,,Aaba Siyaad aarmi isii ethiopian aadi lahaay,,,,Aaboow Siyaad ,,,,,Aaboow Siyaadoow waa ku dooraheenaa,,,,,,,Aaboow Siyaadoow Aaboow Siyaad Waa ku Dooraheenaa Adaan kuulaa jirnaa,,,,Ninkii Jawaaye ha Jawee Unnuka Aaboow Siyaad aan la jirnaa!!!!!!!!11111 ar us lee masoo nakhadoo markoo lee,,,,,Kuwaaneey laataacaleesh yaalka us lee tuugsan jiri,,,,,Haddana Dowla ii waxaan sameeheenaa!!!!! ka kac aa liidin yiri,,,, |
mOwLiD-mAcAaNe | Thursday, August 31, 2000 - 08:39 pm Kuwa Malaa'igta xambaarsan carshiga iyo kuwa gaadhadhkiisa ah waxay ku tasbiixsan kuna mahadin Eebehood wayna rumeysanyihiin, waxayna denbi dhaaf u weydiin kuwa rumeeyey iyagoo yidhi Eebow udenbi dhaaf una naxariiso kuwa raacay jidkaaga kana dhawr cad-aabta jaxiima. Soona hadee kuwaan Nixin. Caawa casharku halkaa haynoo joogo, Neewoooooowkaniini & Hebel sxb waa inoo Salaasadda danbe!? Wa bilaahi tawfiif. |
manaxdo | Friday, September 01, 2000 - 05:50 am salaan biibayso ka dib bisinka ar-yaadhaha !!! yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa nefoo,hebel((mowllid-ma..........""magac dheera oo qiimo>>>>>>>ooooooooooooppppppppppppsss alasee waaye"")) neeeeeeefoooooooooo duqa warka i siibo, labadaan bari lagaa soo ag-dhawaado waaye coz BAYDHABO aa u socdaa camal ee bal warka i sii. # hebel adi iyo wiilka aan habayarta u ahay yaa raayay??? waa sii biiiiiiiiiiiiibaaaaaaaaaaa yaaaaaaaaaaah. |
hebel | Friday, September 01, 2000 - 10:42 am Waa wareey hayaay iisooo baxaaaaaaay oo isu soo baxaaay. . . . Manaxdo Kings dominion ma taqaanaa? . . Mowliid Towfiif sxbkaa cusub miyaa? . . . Towfiiq ma colowdeen? |
shangaani | Friday, September 01, 2000 - 07:53 pm maalmahaan oo dhan aa layga qaqabanaaye somalinetka HERE I COOOOME! manaxdo mise madiido?awguuriyo hee wax kalo oo dhahno ma jirto hee,, ee kaaley adi intee gashi koronto ha kugu dhagto yaan ku dhihinee,, ar waan sii luudaa wlc back will ya ,,,,,,,,,make yarself at hoooome! |