MAANYO | Thursday, August 31, 2000 - 02:07 pm horta waa idin salaamay aqyaarta.. salaan ka dib waxaan ku faraxsanahay dowlada noo dhalatay waana raacsanahay ninkii wax garab ah kii kalena warkiisa ma ku jirno,,, madaxweynahaan oo la doortay hadalkiisa waa macaa laakiin ilaah aa garanaayo quluustiisa .ilaahay waxaan ka baryeynaa in uu noogu dhigo mid daacad ah |
mOwLiD-mAcAaNe | Thursday, August 31, 2000 - 08:59 pm madaxweynahaan oo la doortay hadalkiisa waa macaa laakiin ilaah aa garanaayo !!!??? Goormaa af soomaaligii sidaa u dhintay!?fana ka cowdu bilee!? |
gurey1 | Saturday, September 02, 2000 - 01:12 am Asalaamu Aleeykum mowlid-macane maanyo hadii meesha B laga rabay uu gacan boobsiis aawadeed S ka dhigay wax dhimaal maha ee lasoco. |
Anonymous | Thursday, September 07, 2000 - 05:17 am Waad sallaamantihiin Madaxwaynaha inoo dhashey hadalkiisa waa maxaan yahey; wixii maqan iyo wixii qalbigiisa ku jirana Illay aan u dayno. |