site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa maxay sababta loo doortay Cabdi Qaasim Salaad?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waa maxay sababta loo doortay Cabdi Qaasim Salaad?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Proffesor

Friday, September 01, 2000 - 01:31 am
Waxaa mudan in la isweydiiyo waa maxay sababta loogu doortay C\qaasim inuu noqdo madaxweynaha ku meel gaarka ah?. Sida aad la wada socotaan, billowgii illaa iyo dhamaadkii shirka Carta saadaashu waxay u badneyd in C\qaasim uu noqon doono Madaxweynaha ku meel gaarka ah. Waxaa jira fikrado kala duwan oo sheegaya sababta xilkaas loogu doortay:

-Fikrada ugu xooga badan waxay leedahay: Laga soo bilaabo markii la bixiyay Afweyne waxaa magaalada xamar aad usoo galay dad ka yimid gobollo kale gaar ahaan Habaargidir gaar ahaan Ceyr. Dadkaasi waxay aad u degeen dhulal iyo guryo aysan laheyn oo ay booli ku heystaan, waxayna bililiweysteen gabdho barawaani ah oo fara badan. Hadaba si loo soo celiyo xuquuqdaa la lunsaday waxaa qasab ah in qof iyaga ka dhashay loo xilsaaro arintaas. Qofka ugu dhow ee wax ka qaban kara wuxuu noqday C\qaasim oo ku dhow-dhow wadaadada.

-Fikrada kale oo aan saas u sii xoog badneyn waxay leedahay: Qabashada shirka waxaa ka dambeeyay C\qaasim iyo Cadow oo saameyn badan ku lahaa Madaxweynaha Jabuuti sidaa darteed Geele wuxuu dadaal farabadan ku bixiyay sidii labadaan midkood u noqon lahaa madaxweyne.

Fikradaada dhiibo adigoo aan caytamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 01, 2000 - 01:39 am
That it seems logic. I agree with the proffsor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodo

Friday, September 01, 2000 - 05:10 am
ninyahow hadalka aad ku hadlaysid iyo proffesor-nimada aad sheeganasid ismalaha ee isku xishoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Friday, September 01, 2000 - 10:58 am
Salama...

Prefessor:

Magacaa ma hingaadin kartid maxaana, duqa?

Nin magaciisa hingaadin karin oo Prefessor-nimo sheekanaayo, mucjiso waaye.

Macalinka, mar-mar dhabta waa fiican tahey, ee hadii wax kuu dhimey, Samir Alla!

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Prooffesor

Friday, September 01, 2000 - 04:37 pm
Horta Sideedaba waxaa mudnaata koowaad iska leh in laga hadlaa mowduuca aan halkaa ku soo qoray iyadoo aan la isku abyoon la isna aflagaadeyn

Walaal Waryaa waan garanayaa inaad aqoon leedahay kuumana aan diidaddanni inaad Futacallim weyn aad tahay laakinse maxaad walaale oga soo hrjeensatay Mutacallimnimadeeyda

Anigu haddaan iskiiga kiin sheekeeyo waxaan maccallin jaamacadeed aan ka ahaa wax badan oo Jaamacaddii Mareereey aniga iyo waxa wax iskala dhigi jirnay Cali Khaliif Galaydh iyo Prof Maxamad Sheikh Mukhtaar,

Waagii Dambe waxaan wax ka dhigi Machadkii weynaa ee machadka culuunta Siyaasiga kolkii dambana noqotay Kulliyadda Culunnta Siyaasiga oo aan ka dhigi jirri maadada BahaBahaynta iyo Majara Habaabinta Bulshada inteeda miyirka qabta.

Walaalyaal intaasi waxeey ahayd anigoo iskiin barahaya inaan ahay ruux Futacallim ahoo aanand Cilmi iyo Caqli toona aynaad igu gaadheen.


Waxay ahaatana ka hadla mowduuca halkan aan idiinku soo bandhigay idinkoon aflagaadoon isna qabqabsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaahil

Sunday, September 03, 2000 - 07:44 am
profesor.
Waxaan kuu sheegayaa in waxbartay oo professor ah sidaa uma hadlo, marna adiga ayaa dacaayada qoray marna adiga ayaa isu jawaabaya oo is ticmaalay annony, so piss off.
ama iswaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous.

Sunday, September 03, 2000 - 11:22 pm
The professor as many others have proplem being ruled by the OTHER. What they don't understand is there will be no more monopoly of who rules somalia. And who gave the proffessor and his henchmen to be the head of somalis forever?. Xayawaan waaxid. Your language indicates also you are from mudug and being in a civil country little was affected your tribe infected brain. Ufaa la idin yiri adiga iyo inta la suuxsan maxaa qabiilkeenna nin ka mid ah madax looga dhigi waayey. You either accept or don't accept but to rule somalia has become a far galaxy for you morons. Qabiil, qabiil, qabiil. Ma kitaabka quraankey idinkugu qoran tahay inaad wax xukuntaan waa adinka kasoo horjeeda ummadda islaamka waxey dooratey. Adeerkaa suuxaaye haddii la dooran waayey oo macangag nimadiisa laga cararey bes miyaa?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Monday, September 04, 2000 - 05:47 pm
professor:

Futacallim, that is a good one, I will remember to use it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHARBAAN

Monday, September 04, 2000 - 06:39 pm
IT'S MACQUUL WHAT THE FUTACALLIN SAID LAFA MAROODI AYAGAA LA ISKU JEBIYAA WALLAHUSAN NIMAN CAYR AHAYN HABAR GIDIR WAX KA QAADI KARIN EE SAXIBO NINKAN WADANKA HANOO DEJIYO TOLKISA DUURKA HAKU CELIYO KADIBNA ANAKAA SOMALI AYADAA MIDKALE KEENSANOOSE

HADII KALE CAYR AA CANSHUUR KISMAYO IYO BARDHEERE KA ARUURIN DOONO EE NIMAN YAHOW SHEEKADU WAY INOO TOOSTAYE HANA QASINA.WAA IGA TALO QABIILNA MA CAAYIJNA OGAADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous.

Tuesday, September 05, 2000 - 02:49 am
Qarbaan.

The sooner you form allainces the better chance you have to rule. No more kibir kibir. You have to kiss up to your adversaries from now on or you are not to see a major role to govern for another three hundred years. hahaahahahaaa. Mac sokor mataqaan. riyada ka baxa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa yaabay

Tuesday, September 05, 2000 - 06:43 pm
anonys,,,,,,, ma reer baadiyihii laga keeney guryo ceel,iyo ,,,, meelihii jaahilada degi jireen baad tahay maxaad la caytamaysaa teeda kale hal qof baa kula hadlay maxay tahay ma kitaab bay idinku taal????????

kitaabka qiimahiisa baro reer baadiye lugaha jilfo ku leh waaxid,teeda kale meeshan soomaali baa loogu talo galey hadaaad badow miyi ka yimid ahayn maxaad afka gaalada isaga doon dooneysaa ma taqaanid xitaa comma iyo full stop meesha ay kala galaan wax soo baro nijaasadana iska dhaq.

soomaaliyeey intiina kale anigu aad baan ugu faraxsanahay in lafo geel la isku jebiyo sababtoo ah reer baadiyahan ayaaba ka mid ah magaaladana ha inoo xaaqaan ileen awalba rarato iyo xamaali bey ahaayeen e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 06, 2000 - 01:27 pm
TO WAAYAABAY
CUMAYO ISKU JAB ADIGA IYO AF BIIJO.
BOON YAHAY BOONTA DHASHAY.
SAKIIN LAQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHARBAAN

Wednesday, September 06, 2000 - 06:12 pm
Anon sorry marka hore annaga lama caytanno duurjoogta orodoo bax wabiyada canshuur ka aruuri
mida kale aniga ma caayin qabiil lakin runtaan ka hadlay cayr waa qabiilka dhib badan yahuuda qofaan ka dhalanna ma celin karo mareykanaa ka daalay ee orodoo is cuna idinka somali kursi way idin daysaye hadaad ku fir go'in anaa been kuu sheegay

Akhyaarta kale iga raali ahaad habargidir oo dhan ma xuma waxayna leeyihin dad sharaf iyo qiimo leh waxaan ku badan duurjoog

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.