Dalmar60 | Friday, September 01, 2000 - 07:58 pm assalaamu calaykum.... Wiil Soomaaliyeed, Da' mid 20's Xaafidul quraan University Student majoring in Biology Mahadsanidinn.... |
Hey | Saturday, September 02, 2000 - 06:57 am j,khkghggh |
hebel | Saturday, September 02, 2000 - 04:35 pm Waa Hebel, Ina Hebel Hebel weeye sxb. Barasho wanaagsan. |
shangaani | Sunday, September 03, 2000 - 08:02 pm haye waan ku bartey maxaa ii haysaa hee magaceegana shangaani waaye xaafidul quraan kale leen ehe ana dhanka wax barashada ha iga jirin da'na haba igu sheegin,,,,,,,,,, wayna kaaas! |
Anonymous | Monday, September 04, 2000 - 11:50 am Ku Hebel Ilkahaa i daatay sidaan u qoslaayay !! |
hebel | Monday, September 04, 2000 - 12:58 pm Tartiib hee. . . . . Ihi Ihi aa la dhahaa intaa WahWahWahWahWahwah afkaaga dulaakhsan. |