site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyeey Ogaada nimankii jabhadaha ahaa Iney waligood tooda ku wateen qabiillada soomaaliyeed.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Soomaaliyeey Ogaada nimankii jabhadaha ahaa Iney waligood tooda ku wateen qabiillada soomaaliyeed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waxgarad.

Saturday, September 02, 2000 - 02:57 pm
Caawey ina ceydid iyo cisman cato waxey dhex jiifaan Garowe iyagoo magan u ah aabbahoodii weynaa mister Macangag cabdullaahi dictator. Waxaase mahadda leh eebbihii exila ka dhigey nimankan habargidir ee tukaha cambaarata ah leh. Ilaahey kuma soo celiyo meeshey ka carareen. Ilaaheyna ha u gargaaro dadkan wali qabiilka indha tirey ee ay dhex joogaan. War nimankan salaatu istiqaaro in loo tukado yaa habboon sidii ceydid ilaahey ummaddan u dhaafiyey inuu noo dhaafiyo cabdullaahi yussuf iyo eydan kalee hadda hoosta uu ku wato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatah

Tuesday, September 05, 2000 - 08:02 am
to Waxgarad waxaan ku dhihi lahaa waxaan ahay nin majeerteen ah C/laahi yuosuf waa Madaxwaynahaygii lakiin waan ka soo hor-jeeda shakhsiyan waayo waa tiktatoor lakiin waxa lagu dhisey jabuuti aniga ima aysan i qancin waayo waxaa lagu saleeyey qabiil waxaana ogahao in ay Xamar iga soo saartey qabiil sidee ku daci kartaa in qabiil dhibaatadaa ii geeystey la iiga dhigo mabda aan aamino nin qabiil looga dhigay mudane maxuu noqon doonaa soomaali mise qabiili waxaan ka soo tegey la igu celin maayo ee dinku qaata

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.