site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaalida ku nool Sacuudiga & Dhibkeed

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Soomaalida ku nool Sacuudiga & Dhibkeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 03, 2000 - 03:16 am
Assalaamu Calaykum,,
Walaalayaal Hadaan nahay muslim dhibka ay ku jiraan Soomaalida ku nool Sacuudiga waa dhib aan halkaan lagu soo koobi karin, dhibkaas sidey ila tahay kuma eka Soomaalida waa dhib iyo gumeysi lagu haayo wixii aan wadankan u dhalan oo dhan iyo wixii u dhashay oo liita.
taasna waxaa cadeyn ah messagekan aan qoraayo qof Sacuudiga jooga waxna kuma darsan karo, maxaa yeelay wuxuu ka baqaa uu og yahay in la heli karo ama la ogaan karo hadduu runta sheego...

Marka walaalayaal waxaan idinka codsanaa in qof waliba ilaahey ka baqaayo uu dhibkiis si run ah ugu sheego halkaan, si aan u kala faaiideysano ooo wax isu qabano..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.