This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, September 03, 2000 - 01:50 pm Marwooyin iyo mudanayaal qolkan waxaan u furay inaan ku kulmiyo lafihii hore oo aad moodo in beryahan danbe lagu arko forumska, si ay iila furaan www.mOwLiD-mAcAaNe.com--- oo isugu jira maqaal iyo muuqaal. waxaan idinka filayaaba waa dhiiri gelin!? ee sidaad u aragtaan?????
| |
Sunday, September 03, 2000 - 08:05 pm ?????????????????????????????????????????????? HUH?
| |
Monday, September 04, 2000 - 04:27 am HUH2/5
| |
Monday, September 04, 2000 - 01:08 pm http://mowlidmacane.com miyaane? . . . Hadaa soo fiirinaa Porn ma laga arkaa xaga?
| |
Monday, September 04, 2000 - 01:09 pm Waraa waxaa kaa qaldan ee soo sax duqa darbi aa ii dhiibtee.
| |
Monday, September 04, 2000 - 05:00 pm mowliid makaroofiyaaw meesha maxaa ku heysaa hee
| |
Tuesday, September 05, 2000 - 04:54 pm Hebel, adba beribaad bug ii dhiibtey, ma xusuusataa Hebel@macmacani.com, markaa huuno tan iyo taa isu tuur. takale Heblaayo ayaan dhawayd way ku soo salaantee meeday!? Shengaani, Makaroofiyaaw, ma waxa laga isticmaala dulcad weligay ma maqalee NOW.
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 10:00 am Sxb wixii hore u tegey raali ka ahaawe imika isagiiyo saxan ma dhiibi? . . Teeda kale se maxaad wixii Seventy-Coodh-Coodh-kii dhacay weli u xasuusataa ood boga cusub ugu furatay? Ma yaraantii baa lagu maagi jiray?
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 09:16 pm Hebel "Duqii hore ee magaaladda" sxb dee Seventy-coodh iyo samaana nuuxiiba midna ma ilaawin madaxana uma dhicin markaan yaraa, land-rover iyo siible toona xitaa kamaan dhicin..ma maqli jirtay waar Go'baa dhacay!haba sheegin lol,,Intaasi kaftan ha iga ahaato. Ilayn adiga xitaa maalintii iigu danbeysey ee aynu live u wada hadalay waxaan kaa sugayey inaad e-mail ii soo dirto mmowlid@hotmail.com ma xusuusataa sxb dee markaa inaan web-page qaldan kuu malmaluuqo sow daw maaha xaasha lilee odey.lol.
| |
Thursday, September 07, 2000 - 06:07 pm mowliid makaroofi war dee NOW waa maxay ma aw aweeskaa laga isticmaalaa deeeeee saxiib aniga markii aan hadlaayo dhagaha qiic ma iga baxo if you know what i mean........lol
| |
Thursday, September 07, 2000 - 07:44 pm Mowliid hadaa xaal baad mudan tahay hadaba. . . . Iga sug E-mailka.
| |
Thursday, September 07, 2000 - 08:27 pm Shengaani, maxaad Geed fuushay oo qiic jeedaalisay adoo sab raadis ah lol, RAGEEDII. Hebel, Waa hagaag, hadii kalena koley Jimcaha salaada duhur waa inoo masjid jaamaca. salaama.
| |
Saturday, September 09, 2000 - 08:52 am to.mowliid mowliid waaba maqalnee maxaas ahaa Hebelna?
| |
Saturday, September 09, 2000 - 02:57 pm mowliid waa ifahantey aan u maleehaa heeeeeeeeeeee waraa maanyo adi dhuum dhuumishoowga maad deysid
| |
Saturday, September 09, 2000 - 09:11 pm Shengaani, Dabcan, ani qaldaan keliya ma ahi no xataa ceel hindi waa kula kasaa. Maanyo, Adi ma nooleed duqa!?
|