site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SAAXIB ILA TALI WAAN WAREERAYE PLEASE

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): SAAXIB ILA TALI WAAN WAREERAYE PLEASE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OAKLAND

Monday, September 04, 2000 - 11:45 am
WAXAN AHAY WIIL DHALINYARO AH WAXAN KU NOOLAHAY U.S.A.

FAMILKAYGA WUXUU JIRAA AFRICA AMA KENYA WAXANA AHAY KELI WAXAN IN MUDDO AH ISKU DAYAAYAY INAAN HELO NOLOL DEGAN,LAKIN WAQTIGAYGA WUXUU KU LUMAY SHAQO IYO GUURID,WAXANA KU NOOLAHAY STATE KA UGU QAALISAN MARAYKANKA WAXANA AWOODI LA'AHAY NOLOSHA HALKAN,HADAAN GUURI LAHAANA MEEL AAN UGUURO IYO CID AAN U GUURO MA AQAAN WAXAN U.S. U IMID INAAN WAX BARTO WAYSE II SUURTO GELI LA'DAHAY MAXAA YELAY WAXA KA BADAN LA'AHAY NAFTEYDA IYO JIIFKEYGA.

WAXANA QARASHGAREYAA INKA BADAN 1000 U.S. DOLLAR BISHII IYADOO AAN QOL LA WADAAGO QOF KALE BIXIYANA 500.+UTILITIES,MA LIHI BALWAD WAXAN DHEELAA SOCCER MANA IHI DADKA JECEL FATAALKA HADABA SAXIBAYALOW HADAAD IGU CAAWINI KARTAAN TALO AMA TAYO ILA IIGU SOO JAWAAB HALKAN,MANA U BAAHNI KAALMO HANTI I CAN AFFORD MY SELF LAKIN WAXAN RABAA SOME WHERE BETTER THAN HERE THANK YOU


FEEL FREE TO ASK ME MORE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Monday, September 04, 2000 - 12:38 pm
Horta sxb intaanan talo ku siin "Fataal" maxaad uga jeedaa anigu aad baan sheekadaadda ugu garaabay laakiinse kelmadaa Fataal ayaan aad uga naxay oo aan mowduucan sinaba usoo geli karin, waxaase suurto gal ah adigu inaad si kale u taqaanid ee bal intaanan talo ku siin ii soo jilci waxaad huuno FATAAL ula jeedid!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OAKLAND

Monday, September 04, 2000 - 06:22 pm
fataal waxan ula jeedaa saxib israaf iyo xadgudub oo ah waxana uga jeeday lacagta aan sheegay kuma bixiyi meelo aan qiimo lahayn ee waa un dano dabiiciga thank you mowlid macaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAFI

Monday, September 04, 2000 - 07:37 pm
SXB WANKUSALAMEY.

DON'T GET ME WROG BUT MEN DON'T CALL EACH OTHER MACANE.

ON YOUR MATTER MY ADVISE TO YOU IS MOVE FROM THE EXPENSIVE STATE WETHER IT IS VIRGINIA OR OTHER ONE. I DON'T SEE OTHER WAY OUT BRO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIQANI

Monday, September 04, 2000 - 08:19 pm
WZ UP OAKALAND HOW U DOING MY FRIEND. I READ YOUR PROBLEM AND IT IS A COMMAN FOR ALL OF US IN THE U.S. SPECIALLY FOR SOMEONE WHO HAS NO FAMLIY MEMBERS FREINDS ect... BUT I AM JUST GOING TO GIVE U SAME IDEAS THAT I THINK U SHOULD CONSIDER THE FLOWING
TO MOVE TO A STATE WERE LIFE IS CHIPER SUCH AS
PHEONIX ARIZONE
OhIO
ARIZONE IT IS GOOD FOR EDUCATION AND U CAN GET A JOB MOST SOMALIAS HERE DRIVE CABS AND THE REST ARE STUDENT.


PEACE EASY BRO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, September 05, 2000 - 10:37 am
War ninku NAAG ma doonayaa wareerku ha dhaafee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OAKLAND

Tuesday, September 05, 2000 - 04:02 pm
Safi i was talking to (mowliid macaane) i never said macaane to a man any way thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baydari

Tuesday, September 05, 2000 - 04:55 pm
Mr Oakland,i will advice you to take look at the
weekly magazine called the best place to live in north america..you can get at the web...walaal waxaan ka wada si ay kuugu sahlanaato,..to get access all the information u need,housing,living
cost,education,i would say if i were u ,i will live in Ohio...because there are alot of opportunities out there...if u know what i mean
free education,low cost of housing,better wages
then where u are....so think..and take your time and get info from the web...see waaye duqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OAKLAND

Tuesday, September 05, 2000 - 06:17 pm
Saxxib ma xumee taladaada lakin su'aashu waa seen ku tagaa meesha dad kama aqaaniye hantidii aan hotel ku degi lahaana california aa iga dhammeysatee,any way i don't need some one who keep me like a babysitter but i need atleast some tells me the game and i know how to play games thank you for your time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadaad

Sunday, September 10, 2000 - 01:00 pm
Waar ninyahaw sxb horta anigu north America
ma degani mana kala aqaano.

lakiin waxaan dareemi karaa dhibaatada ku
haysa in aan reer meesha kuu joogin.

Hadaan kula taliyo waxaan ku odhanlahaa
Guurso. dhibaataduba ha yaraato eh.

Ama meesha aad degantahay waxaad samaysidba
kaguur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalishrink

Monday, September 11, 2000 - 09:32 am
oakland

saaxiiboow waan ku caawin lahaaye laakiin umaleynmaayo in aad texas doonaysid, laakiin waxaan kugu oran lahaa in aad u cadeyso dadkaan in aad raadineyso roomate somali ah oo jooga meelaha aad damacsan tahay in aad dagto. hor ayaad u sheegtay in aadan rabin babysitter. hadii aad rabtid in aad texas dagtid waan kugu caawinayaa lakiin waxaan kugula talinayaa in aad meelaha kale soo baarto marka hore, igala soo xiriir Somalishrink@excite.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.