Wednesday, September 06, 2000 - 01:30 am Warar iga soo gaaray magaalada xamar ayaa waxey sheegayaan in bambo lagu qarxiyay suuqa bakaaraha. sida ay wararku sheegeen sedex qofood ayaa ku dhimatay dad kalena way ku dhaawacmeen. Lama hubo cida ka dambeysa qaraxan.