gabar soomaali ah | Wednesday, September 06, 2000 - 05:44 am waan ooyay waan ooyay waxaan ahaan jire mise waxaan hadda ahay mid ......... waxaan ahaan !!!!!!!!!!!!! ma rabo inaan sheego!!! ma laga yaabaa inuu allaah ii naxariisto laga yaabaa inuu allaah ii naxariista mar dambe sameyn maayyo ilaaheyooow ii naxariiso waan oyayaa waan ooyayaaaa ilaaaheyooow waan xad gudbay ii naxariiso!!!!!...walaaalayaadoow ha i caayin anigaa taydii i heysataa ye |
sahal | Wednesday, September 06, 2000 - 05:58 am bah-bah waar bal ila eega dhakhdan, naa haddii laguu saliideeyey oo ay run kaa tahay maad ilaaha weyn u noqotid maxaad naga ogeysiin. naa xanuunadaada nagla durug dhakhyahey |
hebel | Wednesday, September 06, 2000 - 08:57 am Hayee, horts maad weydiisaan waxay sameysey? . . Ma riwaayadii Xasan Aadan Samatar bey tagtay? . . Ma Bariis bey cuntoo xalay sakhdii-dhaxey saliilyootay? . . Miyaa la hayaa? oo Miyey dibirtoo DAACO iyo ma nafis doon baa? . . Ma nigiskaa hayoo, Hoos bey u yara dhididay? . . Mise inantu muuskey cuntaa? . . Bal kaga neefiyoo sheeg dhaha waxay galabsatay. . . Mise ma ragii baan ugu yeedhaa? (Neef iyo Warta) la yaqaanee dumarka saarkiyo mingiskii ka tumi jiray? |
asha | Friday, September 08, 2000 - 01:14 pm Sister I don't know what to say about your sitution. Ask God forgivens. |
Warta suuqa | Friday, September 08, 2000 - 10:26 pm Faafaankuulo Hebel.. |
hebel | Saturday, September 09, 2000 - 08:26 pm Maka heshi Warta? |
mOwLiD-mAcAaNe | Saturday, September 09, 2000 - 09:05 pm ya ya |
axmed | Saturday, September 09, 2000 - 11:59 pm ina lillah waa ina ilayhey ragicuun ask allah for forgivness not the somalinet. |
jamaaal4 | Sunday, September 10, 2000 - 01:10 am to..gabar somali ah you are not alone |
sista in vain | Sunday, September 10, 2000 - 05:31 am sahallolololol.....sahal..inaa aabtii iigaaqosolsisey... axhmedlolol aadiiga naa miid kalee baa tahay..lol.olo Nayaa..dhileeyey...go ask Allah forgiveness.Barortaa nagla durug dhakhyahey..lol |
fahmo | Sunday, September 10, 2000 - 08:36 am walaal haday kaatahay run Allaah danbiga wuu dhaafaaye ask forgivness. laakiin hadaad ku noqonayso markaad doonto taas Allaah kuuma danbi dhaafayo aakhiro cadaab baa lagu galin aduunkana foolxumo baad lajoogi intaad nooshahay iyo murugo aan waligaa ku dayn laakiin hadaad samayso sidaan kuu sheegay oo ah inaadan mardanbe samayn Alle waa kuu danbi dhaafayaa. anigana waxaan Alle kuu waydiinayaa in uu kuu danbi dhaafo waligaana aad ku noqon walaa sidaa baan kuu dardaarmayaa. Salaamu Calayka. |
fahmo | Sunday, September 10, 2000 - 08:39 am walaal haday kaatahay run Allaah danbiga wuu dhaafaaye ask forgivness. laakiin hadaad ku noqonayso markaad doonto taas Allaah kuuma danbi dhaafayo aakhiro cadaab baa lagu galin aduunkana foolxumo baad lajoogi intaad nooshahay iyo murugo aan waligaa ku dayn laakiin hadaad samayso sidaan kuu sheegay oo ah inaadan mardanbe samayn Alle waa kuu danbi dhaafayaa. anigana waxaan Alle kuu waydiinayaa in uu kuu danbi dhaafo waligaana aad ku noqon walaa sidaa baan kuu dardaarmayaa. Salaamu Calayka. |
Anonymous | Monday, September 11, 2000 - 09:42 am bahal..=hebel edebyeelo akhlaaqlaawe |
hebel | Monday, September 11, 2000 - 07:08 pm Adna sac hakaa leefo. |
MS. ALI | Tuesday, September 12, 2000 - 09:43 am hebel= sac carab lo' yahoow... |
hebel | Tuesday, September 12, 2000 - 07:08 pm adna shuun dheereey. |
MS ALI | Wednesday, September 13, 2000 - 05:57 am HAIR REMOVER BY SILK. WAA KAA HALAAWDAY THIS TIME |
Anonymous | Wednesday, September 13, 2000 - 06:59 am GABAR AYAA WAXEY AHEYD MID AAD U QURUX BADAN RAGGII MAGAALADA OO DHANNA KA WADA HELEEN, MARKAA AYAA RAG BADAN DOONAY LAAKIIN WAXEY XUJJO KA DHIGTAY IN UU NINKU QABIILKEEDA NOQDO, HADABA MAXAA KU DHACAY QOFTII: MUDDO KADIB MARKII NIN WALIBA GUURSADEY AYAA WAXAA U YIMID MID CAYAALA SUUQ AH LAAKIIN ISKU QABIIL SHEEGTAAN MARKAA AYEY LADHACDEY OO GUURSATEY, HADABA AKHRISTOW MAXAAD ISLEEDAHAY AYAA QOFTAA KU DHACAY. AYAAN DARRO ISUMA KAA SHEEGTO NINKII LAMA NOOLEEN XITAA WAX DHAN BIL, WUXUUNA SOO AADEY DALKA U.S.A ISAGA OO MARNA TIXGELIN QABIILKII NAAGTU KU RAACDEY, MUDDO YAR KADIB NAAGTII WAXAA KU CADAATEY TALO, WAXEYNA KU TIRI: NINYAHOW MAXAAD SAA USAMEYSAY, MAAD SOO NOQOTID AA..EE..OO...IWM NAA AMA HALKAN IMOW AMA WAAD IGA FURAN TAHAY, WAAYO ANIGU NIN DHALIN YAR AYAAN AHAY U.S.A WAXAAN KA HELAY WIXII DREAM II AHAA. WAAYO IYADA AYAA DIIDAY RAG SHARAF LEH KUNA DOORSATEY CIYAAL HIP-HOP. WAQTI KADIB AYAA NAAGTII FOOL QABATAY MARKAA AYAA WAXAA USOO GURMADEY KUWII QABIILKA DARTII KU NACDEY UNA NOQDAY HOOYO IYO AABBE IYO WALAAL, MAXAAD AKHRISTOW ISLEEDAHAY QOFTII WAXEY KU KACDEY: OOOOOHIN HAHAHAHAHA....ALLA ANIGU AYAAN DARNIYAA MAXAA KAASNA II GEEYEY QURUXNA KUMA RAACIN, MAALNA KUMA RAACIN, QIIME KALE OO GAAR AHNA KUMA RAACIN. MARKAA AYAA NIN KAMID AH IKHYAARTII SASABAY OO KU YIRI WAA ISKA XAAL ADDUUN EE MID DAMBE KA DIGTIINOW. AKHRISTOW WAXAAN KAAGA DIGAYAA INAAD DHAMMAADKA SHEEKADA AADAN AKHRIN HADDII AAD TAHAY QOF DAREEN JILICSAN: WAXAA WAR LAGA HELAY KII NAAGTA CUNUGA KA DHALAY ISAGA OO LEH ANIGU NAAGTA CUNIGA KAMA DHALIN OO ANIGU WAXAAN ISKU SAMEEYEY QALIIN IGA HORJOOGSADO DHASHA ISAGA OO SOO DIRAY WARAAQO CADEEN AH. MAXAAD KA DHIHI LEHEED AYAAN DARIDAAN..... DUGSI MALEH QABYAALADDU WAXEY DUMISO MOOYAANE. |
XAMARDAYE | Wednesday, September 13, 2000 - 04:51 pm WAX AY CABAAN, WAX AY CUNAAN, WAX AY QAATAAN, LAMA YAQAANO, QAARBAA MALAHA INTABA ISKU DARO,HURDO LA'AANTA MARKA AY KA BADATANEH WAXAY DOONAAN KU HADLAAN, IYAGOO XISHOODKI IYO ANSHAXIBA KA TEGAY,MIYAAN KU DAYANAA?MISE WANAAGA AYEEYNU FARNAA?AAN FARNO MA XUMEE, YAA INAGA MAQLAAYO OO INAGA DHAGEEYSANAAYO, QAARKA HORE IYO QAARKA DAMBE AYAANBA ISUGU OO LINE. NABAD IYO CAANO |
Luul | Wednesday, September 13, 2000 - 05:20 pm gabar somalia,acuudi bilaahi,intee lagu arkay qof xumaantiisa banaanka keenaya sxb wax iskula har arintaan aad sheegaysid waa mid adiga iyo ilaahay indinka dhaxaysa,waligaana qof waxaas ha u sheegin hadaa qof muslim ah tahay,sababtoo ah wixii ceeb ah waa la asturaa,ilaahayna asgaa wax astura nacafina badan ee bari asagoo qura,ana kana naga daa sheekooyinkaan dhagaha uma roonee. |
hebel | Wednesday, September 13, 2000 - 08:16 pm Ilaa gadaal maa xiirti kaalay? . . . See u soconee markee soo baxaayaan xanuun maahinoo? |