site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhallinta Cusub iyo Maxaa kala haysta Hablaha !!!!!!!!!!!!!!!!Farxaan

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Dhallinta Cusub iyo Maxaa kala haysta Hablaha !!!!!!!!!!!!!!!!Farxaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan Ny

Friday, September 08, 2000 - 01:25 pm
,,,,,,Sideedaba waxaa dhacda beryahan dambe in hablihii la keenay waddamada galbeedka ahi ay Wilashii gayaankood ahaa ay ku gacan seereen oo ay ka raacaan wax aanan waxba u ahayn,,Sida Gaari Cusub a leeyahay iyo guri daahya weyn.


Dhallinyarada adinkoon aflagaadeyn hablaha baan waxaan doonayaa in doodanni laga wada qayb qaato oo ruux waliba sida ay la tahay isagoo anan istaxyada ka tageyn uu afkaartiisa ka dhibto ,,Waa Walaakiin Farxaan New York, Ny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sadaam-Hussein

Friday, September 08, 2000 - 03:03 pm
Hi Farxaan arintaan aad ka hadashay waa wax jiro oo lada oogsoonyahay.Midda kale meeluba sideey tahay ayaa loola dhaqmaa.

Hana la yaabin hadii dumarka qaarkiis eey noqdeeyn miteeriyaaliste. Gaari qurxan, guri wanaagsan iyo lacagba. In North America money works and nothing else

Dumarka oo dhan mawada aha in eey noqdeeyn miteeriyaaliste ee waa kuwo yar oo waxgaradkooda yaryahay hana la yaabin haddii eey gayaankoodii ka raaceeyn kuwo kale.


Mahadsanid

By Sadaaam-Hussein

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.