site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaad ka qabtaa Dowladda cusub?(be honest to yourself)

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Maxaad ka qabtaa Dowladda cusub?(be honest to yourself)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashi

Tuesday, September 12, 2000 - 04:25 am
Aniga ahaan waxaan u arkaa in maanta Somalida ay aad iyo add dowlad ugu baahantahay.Aad iyo aad ayaana u taageersanahay.Sababtuna waxay tahay in maanta Somaali ay u baahantahay in labadbaadiyo.

waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABEELLE

Tuesday, September 12, 2000 - 04:59 am
THIS SO-CALLED GOVERNMENT IS SAME OLD PEOPLE SAME OLD FACES. ONLY TWIST IS THAT INNA GUELLEH IS RUNNING SOMALIA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYR LOVER

Tuesday, September 12, 2000 - 05:29 am
BEST GOVERNMENT AND BEST PRESIDENT.
IF YOU COULDN'T BEAT US BETTER COME AND JOIN US.
HABAR GIDIR - "CAN'T LIVE HOME WITHOUT THEM."
BETTER GET USED TO US CAUSE WE ARE HERE TO STAY.
THREE YEARS IS NOT ENOUGH. I GOT THE POWER BABY!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
GEED- KU - ROON IF YOU KNOW WHAT I MEAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omo

Tuesday, September 12, 2000 - 05:53 am
AYR please grow up you silly uneducated moron.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Tuesday, September 12, 2000 - 10:25 am
AYR

come on man the man was only elected three weeks ago and you already bruging about how habar gidir is gonna rule give me a break and the rest of the people who really needs a government that is not based on qabiil please get over about qabyaalada big big big time you said three years is not enough why did you want habargidir to rule next 21 years just like last government and then poeple get fut up with it and big war break out again dont you see where we are today because of qabiil. to me none of your loved ones didnt die in the war inocent.... by the way you know if this turned out to be about habargidir ruling the country habargidir didnt give us a government they only started over onther decade of war and hateries maybe longer cuzz that is not just gonna happen just like that....

so please dont come in here and start negative xamaasad qabyaalad.......i just dont wanna hear that i wanna see the new government do possitive things for our all people regardless of their qabiil....

that is my time..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Tuesday, September 12, 2000 - 10:27 am

mudane

Thursday, September 14, 2000 - 05:16 pm
waxaan u arkaa, baahida ay somalidu u qabto doowlad dhisanto, anigoon eegin, in doowlada cusubi ay noqon doonto mid kala saarta,
XAQA IYO XAQ DARADA,
CADAALADA IYO CADAALAD DARADA,
QABIILKA IYO QOOWMIYADA,
SINAANTA IYO KALA SAREENTA,
XOOG WAYNIDA IYO XOOG YARIDA,
KALA TABAR BADNIDA IYO KALA TABAR YARIDA,
oo ay wadanka ku hogaamiso garba siman.
waloow waqti wax laga sheegaba aysan jirsanin,
aan sugno oo yeeynan degdegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashi

Friday, September 15, 2000 - 06:43 am
Dowlada cusub waxay u baahantahay taageero. Qofwalibana waxa maanta ku waajib ah in ay taageerto dowlada cusub. Qofkii waxgarad ah oo raba in maanta Somaali kabaxdo hostage ka warlord yada ay dad ka soomaliyeed ku haystaan,wuu taageeridoonaa dowlada maanta soomali udhalatay.
Waxaan maanta qofwalba oo somaali ah uu ogyahay hadii uusan indhaha ka daboolanaynin, in ragga oo yaqaan dagaal oogayaasha aydantooda oo kaliya u dagaalamayaan NOT Somaali dantood.Waa su'aal:
Marka warlord yadu ayku baaqeen in dhiig daadan doono hadii warkooda layeeli waayo, waaqofma qofka dhiigiisu daadan doono?waxa hubaal ah in uusan dhiigiisa ahayn waxa daadan doono. balse uuyahay maskiin lagayaababa in uu maanta wax uu cunaba haysan oo dalka gudihiisa gaajo ku dilayso. Maxaqbaa sidaa in aanu ku taageerno warlordyada xataa hadii uu kugu qabiil yahay? Marka soomaaliay
aanu runta aragno oo yaynaan iska indho tirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hooyo

Thursday, October 26, 2000 - 12:35 pm
waad salaamantihiin aniga waxaan u arkaa dawlad in loo baahanyahay taasoo caadil ah, waxaana qabaa in dawladani insha allah noqon doonto mid aanu kaga bixi doono dhibka maanta aan ku jirno waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo caruur ku haysa qurbo(europe)taasoo si ba'an uu u taabtay xanuunka dawlad la'aani leedahay hooyo kastaana dabcan waa ila mid waxaan aad ula yaabanahay kuwa u qeylinaya jago oo hadduusan helina dagaal ka xiga iyo kuwa adduunka u sheegaya dawladani waa mid diineed oo sidaa rabaan in ay ku diraan reer galbeed iyo xulafadiisa,misena waa hogaamiye kooxeed SOOMAALI AH,alla kuwaasi naga niximaayaan waxaanse ku wareejinaynaa rabbul cisaha inuu gacan adag ku dhigo dawladdana allaha ka dhigo tii caadil noo noqota insha allah

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.