site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Inaa Lillaahi idinkuna Li Land

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): Inaa Lillaahi idinkuna Li Land
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Tuesday, September 12, 2000 - 10:00 am
Asalaamu Calaykum
Walaalayaal anigu Allaah baa na leh isagaana u noqonaynaa, Inil xukmu Ilaa Lilaah saasaana aaminsanahay.

Laakiin C/hi Yuusuf iyo Maxamed I. Cigaal waxaan Land ahayn diide marka soow nimankaa dad aqoon leh oo la taliya lama dhalan.
Soomaalidu waxay dhihi jirtey ( Qolo nin gunaanadka ka yaqaan Ninkaa gunaanad seega). Hada nimanku haday qabiilkooda ugu caqli badanyihiin seen yeelnaa?!
Cidii nimaankaa garanaysa halala hadlo oo inta goori goor tahay hala ceshado intayna ceeb faraha gashan.

Hadaysan tii Allaah u imin hortayo waxbaa nakala gaaraya. Waryaa dhalayoo dhacsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, September 12, 2000 - 07:07 pm
Li Land yaa ka madax eh duqa?
.
.
.
Intii xaga noo rerin Madaxweynaha noo sheeg.
.
.
.
Adine Lillaah aa u noqonee anagana Li Land yaah?
/
/
/
Somaliland, Puntland hadana Li Land?
.
.
.
Warkaa keenbo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Friday, September 15, 2000 - 01:03 pm
Asalaamo Calaykum
Hebel uguma telagelin inaan ku habaabiyo ee Li-land wax dal jira ma'aha ee waxaan uga danleeyahay dadka la baxay Puntland iyo Somali land oo iyaga ay kaga cadahay Land marka ha qariibsan hadaad hebel-land aad maqashid, hebelkana adiga maaha ee iska jir," yacnii kadaa wa ka daa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

?

Friday, September 15, 2000 - 04:17 pm
samowado maxaad magaca ilaah iyo laand aadi isugu dabo qabatey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.